galbeedi

Soomaaliland waxay ku guulaysatay in ay ciyaarihii gobolada qabato, aduunkuna arrintaa wuu taageeray

Recommended Posts

galbeedi   

Some people used to talk about delusions in Hargeisa, but this statement from the interior minister probably had broken the the record. For the last few years Somaliland was unable to hold a yearly provincial games due to incompetence and fights among the players and actions of some overzealous fans in the stadiums.

Hostile fans and some violence is expected in any football games every where, but in Somaliland , the main problem is not the public or the fans who watch the game. It is the corrupt ministry of sports whose only job is to hold this games once a year, and the players themselves. Few years ago , the players from Togdheer (Burco) used knifes not against the opposing team but their own teammates which culminated the canceling of the games for few years. 

Finally the games were held, and according to this minister the world was expecting for this tournament. The ever present NGO from Nairobi probably financed these games and welcomed it. 

Here is the minister listen:

Last week the  team from Togdheer (Burco) was suspended for four years for minor mistakes. 

Here a team was defeated in penalty shootout  during semi final game, yet the losing team said they reject the decision. This time the referee was not even Somali but a Kenyan. If the referee is the wrong tribe, the opposing team might not accept. 

Here the team refuses.

Somaliland needs societal change . The people are good but ruled by a corrupt oligarchs whose incompetence will fuel  sectarian  idea.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Togdheer, awdal, sool, sanaag waa la gartay.

Daad- madheedh, maroodi- jeex iyo hawd ma xaafadahaa hargaysaa mise waa gobolo jira?

Ma jamhuuriyadii yaa barakowday intii la kala maqnaa?

Waxaa fiicnaan lahayd inay qabiilaysiga toos koobka ugu dhigaan, intii ay gobolo aan jirin dadka ku waali lahaayeen.

Waxaan fiirsaday "clip" ay leeyihiin 
Guusha yaa leh H.Y
Guusha yaa leh H.J 

Waagii ay W/ galbeed ciyaaraha uga qayb geli jireen "gob" bay ahaayeen mooska iyo cambaha jecel kuligiidna waxaa loogu yeeri jiray dheereeye.

  • Like 1
  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   
10 hours ago, gooni said:

Togdheer, awdal, sool, sanaag waa la gartay.

Daad- madheedh, maroodi- jeex iyo hawd ma xaafadahaa hargaysaa mise waa gobolo jira?

Ma jamhuuriyadii yaa barakowday intii la kala maqnaa?

Oday Gooni,

Shantii gobol 12 ayey marayaan. Gobolkii woqoyi Galbeeed ayaa waxa laga dhigay afar gobol. Maroodi Jeex oo Hargeisa iyo dhawr tuulo ah, Gabiley oo 40 km Hargeisa u jirta oo Wajaale iyo dhawr magaalo ah, Hawd oo ah degmo Salaxley iyo Baligubale. ah oo Saaxiibkeen Suldaanka lagu maamuusay, iyo Saaxil oo ah Berbera iyo degmada Sheekh oo Togdheer laga soo gooyey. Intaasi saw afar ma aha.

Gobolkii togdheer waxa oo afar degmo ahaa degmo walba gobol ayaa laga dhigay. OOdweyne oo hal degmo ah waa gobolka Daad Madheedh, Buuhoodle oo degmo ah waa gobol, Cayno oo hal degmo ah waa gobolka Sarar, iyo Burco oo Togdheer ah. Afar taa ku dat wass sideed. Sanaagna laba gobol oo kala ah Badhan iyo SAnaag ah ku dar , waa toban. Awdalna laba ayaa loo qaybiyey oo waa Salal oo Saylac ah iyo Awdal.

Juffo walba gobol ayaa loo sameeyey. Dadka dadka u ciyaaraya Hawd koonfurta Hargeisa eyey degan yihiin, maadaama aan ciyaartoy ku filan laga helyn Salaxley.

Gudoomiyeyaasha Salal, Hawd, iyo Gabiley Hargeisa ayey degan yihiin. Waa duni waalatay.

Share this post

Link to post
Share on other sites
23 hours ago, galbeedi said:

Haddee meel sida Shabeellada Hoose ama Dhexe dadka saa'idka ah degan degnaan lahaayeen see u kala qeybin lahaayeen? Sodon gobol?

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
20 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Haddee meel sida Shabeellada Hoose ama Dhexe dadka saa'idka ah degan degnaan lahaayeen see u kala qeybin lahaayeen? Sodon gobol?

mmacruuf 
Waligaa ma tagtay waqooyiga soomaaliya?

waxay isugu yeeraan beesha dhexe dhul ahaan ma wayna degaankoodu, marka laga reebo ama laga jaro gobolada ay u bixiyeen daafaha.

Siyaasad ahaan waxay isu arkaan sida tigreega dad kalena waxay ku khasbayaan inay iska daba socdaan.

Dhanka ciyaaraha
waa wax fiican in bulshadu is dhex gasho oo ay is bartaan, laakiin dhalintii ayagoo jir ahaan caafimaad qaba bay maskaxdii qabyaalad iyo cuqdad ka geliyeen.

See maskax jiran, jir caafimaad qaba u wadi kartaa?

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.