Sign in to follow this  
Deeq A.

Liiska Golaha wasiirada,Ku-xigeenada Wasiiru-dawlayaasha Cusub ee Xukumada Farmaajo & Qabiiladooda+Wasiiradii Riday Kheyre ee Liiska iska dhex waayey

Recommended Posts

Deeq A.   

Liiska Wasiirada & Beelahay ka soo jeedaan

Beesha Mogadishu Clan (GALMUDUG-HIRSHABEELLE)

1. Wasiirka Arimaha Gudaha General Mukhtar Xusen Afrax – Xawaadle

2. Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcale – Abgaal

3. Wasiirka Diinta Cumar Cali Roble – Abgaal

4. Wasiirka Boostada Cabdi Sheikh Axmed Roble – Murursade

5. Wasiirka Caafimadka Fowsiya Abiikar Nuur – Gaaljecel

6. Wasiirka Ganacsiga Khalif Cabdi Cumar – Gugundhabe

 

Beesha Digil iyo Mirifle (KOONFUR GALBEED)

1. Wasiirka Gaashandhiga Xasan Xuseen Xaaji – Garre

2. Wasiirka Cadaaladda Cabdulqaadir Maxamed Nuur – Jilible

3. Wasiirka Xanaanada Xoolaha Xuseen Maxamuud Sh Xuseen (Badni) – Dabarre

4. Wasiirka Tamarta Xasan Cabdinuur – Geelidle

5. Wasiirka Haweenka Xanifa Maxamed Ibrahim – Leesaan.

 

Beesha Daarood (Jubbaland-Puntland)

1. Wasiirka Arimaha Dibadda Axmed Ciise Cawad – Puntlandersteen

2. Wasiirka Qorsheeynta Jamal Maxamed Xasan – East Sanaag Clan

3. Wasiirka Kaluumeysiga Cabdullahi Bidhaan – Sool clan

4. Wasiirka Gaadidka Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar – Ogaaden

5. Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Duraan Axmed Farax – Leelkase

 

Wasiirada Beesha Shanaad (H/shabeelle & PL)

1. Wasiirka Gargaarka Khadiija Maxamed Diiiriye – Yixir

2. Wasiirka Beeraha Siciid Xuseen Ciid – Carab Saalax

3. Wasiirka Dekedaha Maryan Aweys Jaamac – Jareerweyne

4. Wasiirka Dhalinyarada Xamsa Saciid Xamsa – Barawaani

5. Wasiirka Batroolka Cabdirashid Maxamed Axmed – Banaadiri

 

Wasiirada Beesha Dir 

1. Raisul Wasaare Ku Xigeenka Mahdi Maxamed Guuled – Ciidagale

2. Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jamac – Habar Yoonis

3. Wasiirka Maaliyada Cabdiraxman Ducaale Beyle – Awdal Clan

4. Wasiirka Warfaafinta Cisman Abukar Dubbe – East Burco Clan

5. Wasiirka Howlaha Guud Maxamed Adan Macalim – Gaadsan/Biyamaal

Wasiirka Waxbarashada Cabdullahi Abuukar Xaaji – Surre- Dirta Koonfureed

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this