Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Wasiirka Amniga - out of the country for three months

Recommended Posts

Wasiir amniga iyo nabdsugid ayuu sheeganaayaa, tan iyo bishii toddobaad dalka wuu ka maqnaa because his friend jagada laga qaaday. Saan ayaa wasiir lagu yahay and the only reason he is back is because wasiiro cusub ayaa in la magacaabo laga yaabaa. And of all the countries to spend for three months, he chose Soomaaliya-hating Imaaraadka.

Also who hadn't been seen since Luulyo is wasiirka arrimaha gudaha, probably chilling in Turkiga.

Wasiirka Amniga Islow Ducaale oo dalka dib ugu soo laabtay

Sii hayaha xilka Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya ahna Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Maxamed Abuukar Islow Ducaale oo mudooyinkii lasoo dhaafay dalka dibadiisa ku maqnaa ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho.

Wasiir Islow Ducaale ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowlada federalka iyo dadweyne kale.

Dalka dibadiisa ayuu ku maqnaa Wasiirka Amniga gaar ahaan wadanka Isutagga Imaaraadka Carabta tan iyo markii xilka laga qaaday Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Munaasabada qado ahayd oo loo sameeyay soo dhoweynta sii hayaha wasiirka amniga Maxamed Abuukar Ducaale ayuu ugaga mahadceliyay dadkii ka qeybgalay soo dhoweyntiisa.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.