Recommended Posts

Ninkaan howshaan maxaa giliyey? Shaqadiisa muu ku ekaado.

DF oo soo saartay amar la xiriira lamaanayaasha isla aada hoteellada Muqdisho

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta amar dul dhigay dadka iska leh hoteellada magaalada Muqdisho, xilli uu xarigga ka jarayey waax cusub oo lagu kordhiyey xarunta dembi baarista booliska Soomaliya ee CID-da.

Guddoomiye Baashe ayaa sheegay in waxyaabo badan oo aan lagu aqoon dhaqanka Soomaaliyeed ay hadda dalka ku soo kordheen, isagoo laamaha amniga dowladda faray in ahmiyad weyn la siiyo la dagaalanka dunuubta.

“Waxaa lagama maarmaan ah in qorshe loo dejiyo habka hoteellada loo dego, hadaa dooneyso inaad Hotel degto, kaliya waxaa lagaaga baahanyahay inaad lacag bixiso, ceeb ka weyna ma jirto in dembiyada aan ka hadleyno ay hoteellada ka dhacaan, banaanka in dembi ka dhaco layaab malahan oo weligeed ayaa la arki jiray, laakiin Hotel Xamar ku yaalla oo aan garaneyno in la dhaho dembi noocaas ah ayaa ka dhacay, ceeb ka weyni ma jirto” ayuu yiri guddoomiye Baashe.

Isagoo hadalkiisa sii watay ayuu yiri  “Labo qof oo rag iyo dumar ah oo aan la xaqiijin inay is qabaan Hotel ma wada degi karaan. Hotelkii aan weydiin shahaadada Nikaaxa waxuu ka qeyb-qaadanayaa baahinta xumaanta iyo dhiira gelinta dunuubta.”

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka ayaa wasaaradda amniga gudaha, taliska booliska, wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta waxa uu faray inay iska kaashadaan dejinta qoshe qeexaya hoteellada qaabka loo dego.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

It is because rapes  have raised inside hotels recently specially in Mogadishu. It is for the      safety of Somali women. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
11 hours ago, Saalax said:

It is because rapes  have raised inside hotels recently specially in Mogadishu. It is for the      safety of Somali women. 

I don't think he was talking about this. I know men like him, hoteellada Islii ayaa ku arki jiray, xataa dad decades isqabo kala celinaaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

I don't think he was talking about this. I know men like him, hoteellada Islii ayaa ku arki jiray, xataa dad decades isqabo kala celinaaye.

They tried to stop my sister. Luckily, one of the guys who worked the hotel knew.

Share this post


Link to post
Share on other sites
12 hours ago, Saalax said:

It is because rapes  have raised inside hotels recently specially in Mogadishu. It is for the      safety of Somali women. 

There's nothing to support that, not that it does not happen since most rapes are un-reported even in the West.

 

In any case, how would they know how the couple's exact relationshi[?

Share this post


Link to post
Share on other sites
13 hours ago, Che -Guevara said:

 

In any case, how would they know how the couple's exact relationshi[?

They can't,  is beyond logical,  in Ksa ,you must carry marriage certificates with you, these guys are idiots 

Share this post


Link to post
Share on other sites
23 hours ago, Che -Guevara said:

They tried to stop my sister. Luckily, one of the guys who worked the hotel knew.

So is my abaayo and her husband in 2008 when they were visiting Nairobi. They married in 1988 and had eight kids by then. Dad waalan ayaa meesha iska maamulo.

It also happened to me. I was staying in Islii in early 2009, habeen igu noqotay oo hoteel iska raadsaday. Waxaa ila socotay my cousin from U.S. oo intaa hoteel ka helaayo ila wareegeysay since most hotels buuxeen qolalkooda at that late night time. Two of those available rooms from two hotels waxeeba moodeen inay gabadha abtigey dhalay ila galeyso qolka oo waardiyaha ayaaba leh kuma raaci karto. I was offended, maan and did not even bother to talk back and left both times. I eventually found one, not my choice but no questions asked.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.