Sign in to follow this  
wacdaraha_aduunka

Biyo Kulule

Recommended Posts

I loved it when i went there and actually if u wanna stay there over the night they've got 4 rooms. 2 rooms near the guy's 'jacuzzis' and 2 for the ladies. And the best thing is it doesnt cost anything!

 

Meelaha Loo Dalxiis tago ee Magaalada Bosaso oo si weyn Maalmaha Fasaxa loo Aado.

 

Ceelka Biyokulule oo ka mid ah meelaha sida weyn loogu Dalxiistago Goboladaan ayaa maalmaha Fasaxa waxaa loo taga si weyn .

Shalay oo Jimce ahayd oo aanu Booqanay Biyokulule ayaanu halkaasi waxaanu kula kulanay Dad Badan oo isugu jira Dumar iyo Rag kuwasoo arrimo kla duwan u yimi ceelka Biyokulule.

 

Picture%20503.jpgPicture%20480.jpg

 

Picture%20254.jpgPicture%20488.jpg

 

Suldaanku waxa uu intaasi ku daray in loo sheegay in Ceelkan oo leh Biyokulul ay yihiin Biyihiisa Caafimaad marka laysku dhaqo.

Dad kale oo aanu Biyokulule kula kulanay ayaa noo sheegay in Biyaha ceelkani ay yihiin caafimaad islamarkaasna ay mudooyin badan joogeen ceelka ayna iska dareemen caafimaad.

 

Cuduro ay ka mid yihiin kuwa ku dhaca lugaha iyo lafao xanuunada ayaa dadkii aanu kula kulanay Biyo kulule noo sheegeen in ay ceelkani la soo adeen si ay Biyahaasi kulul ugu dhacaan ayan iska dareemen isbedel dhanka Caafimaadka ah.

 

Picture%20477.jpg

 

( Look at these fish and chips kids have fun in their country)

 

Ayaanle Maxamed Xuseen oo ah ninka Gacanta ku haya Ceelkan oo ETN uaga warbixinyay Ceelkani aya asheegay in looga yimaado meelo kala duwan sida G/Koonfurta.

 

Ayaanle oo ka warbixinayay taariikhda ceelkani ayaa sheegay in wakhti baadn ka hor Isha Biyaha keenta la arkay islamrkaasna xiligii Telyaaniga uu Dalka joogay uu sii habeeyay.

 

sikastaba aha ahatee Cee! lka Biyokulule ayaa ah meel aad u qurux badan oo Dabiici ah islamrkaasna ay daad badan aaminsanyihiin in Biyahaasi kulul Caafimaad laga helo.

 

Cawale Jaamac salaad

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nailah   

I couldn't help but stare at that chubby little kid on the right side. What a spittin' image of my cousin :eek:

 

Anyways wacdaraha_aduunka, thanks for sharing those pictures.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nemo   

Woow that looks great, why didn't anyone tell me Somalia is better now.I could have used my last holiday there. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maf Kees   

Originally posted by Libaax-Sankataabte:

War ciyaalkan Boosaaso maxay cuneen? Abaar ayaa wadankii laga soo sheegayee.

LOOOL. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by wacdaraha_aduunka:

Red Sea hadaanan kugu arkin arabsiiyo maybe Ill see you in bosaso

Matidhi, ok Inshallah, Biyo Kulul, Bosaso it is.

 

Assalamu Calaykum.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this