Sign in to follow this  
Faheema.

Somali Woman’s Vocabulary

Recommended Posts

nuune   

ilaayo afar kala bax hadaad rabtid loooooooool

 

waraa tii casrigaa isticmaaleysaa, ani waa tii dadkii hore baaba,

 

"dad waa kuwii hore hadalna waa key yiraahdeen"

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Duqa maya, tii hore lee waaye. since 1400yrs ago waa li noo ogalaa up to 4 right...

 

marka meesha lee ka sii waday ani nooh.

 

kun lahadal and up to 4 u could take.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ar waa ikanaa!!!!

 

How could I come late to this thread...Daaaaamn

 

I'm sorry for does of you who can't read my somali..

 

Horta aan idiin kala saaro gabadha iyo wiilka sida ee wax u kala shukaan sadaan iyo sida ee iskugu qarxiyaan...

 

Aan ka bilaabo gabarta:

. hadey kutiraahdo "aboowe your very maskiin guy", iskaga tag taas maxaa yeelay ma MA KURABO ee kasacotaa...

 

.hadey kutiraahdo "aboowe you are a good friend", taas waxee ka wadaa ilaahow waan kugu xamdi noqay walaalka aad iga dhigtay in uu ila dashay oo kale..ileen nin walaashiis ma geeyee..

 

.Hadey kutiraahdo war farah iga qaad wiil fiican ma tihidee, Waxee ka wadaa jaalay i mar marooji waan ku tuugaa..

 

. Hadee ku tiraahdo " aboo anigaa" adoo aanan u yeeran oo jidkaa iska socda, hala yaabin oo iska sii soco ileen waa boolee..

 

. Hadii ee markaste aad la hadashid ee ka sheekeyneeso school iyo fiicnaanteeda iyo reerka fiican ee ka timi, hadalkeeda ha u bixin ileen been bee wadayee..

 

I will come back with more markaan kasoo fikiro..lol..

 

Wiilasha:

 

. "abaayo ii waran"=In aan kula seexdo aan rabaa

 

. "Walaahi gabar fiican baad tahay"= Walaahi in aan kula seexdaan rabaa.

 

. "gabar aad u qurux baad tahay"= in aan isku kaa qurxiyo aan raba.

 

. "Aan isbarano"= aan isla seexano

 

. "Gabar taan sxb taa miyaa"= Taloo ma ila seexan doontaa.

 

Get the message?

 

 

Odayaasha>>>

 

. "walaal wiligaa gurigaga BALAQ malaga qaatay"= ma garoob baa tahay..

 

. "Ma caruur baad leedahay"= ma garoob baa tahay

 

. "10,000 baa bangi iigu jirto"=naag kale aan doonayaa..

 

I have more but I will save..

 

Islaamaha (single mothers).

 

"Eedo magacaa"= Kaalay jiqda iga saar.

"Kani waa cunugeyga"= kaalay Jiqda iga saar.

"Gurigeega waa xagaa ee markaad doontid iska imoow=Kaalay rafaadka iga nafi.

"Wiil quruxbadan baa tahay"= way oo way aabihii baa i dhaafay..

 

I have more but I need to save them..

 

Loooooooool..hey yaa la xanaaqin yaah...Hadaa xanaaqdaana is marjiya..

 

Sorry for those that can't read it..

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taqwa   

Assalamu Alaikum Wr Wb,

 

Inaar meeshu wa maxaay, waxan ku qosleey magac'yadan feebaro, jacylbaro...I must say am a fan of them. I laugh reading it.

Share this post


Link to post
Share on other sites

loooooooooooooooooool

posted by FEEBARO

. "abaayo ii waran"=In aan kula seexdo aan rabaa

 

. "Walaahi gabar fiican baad tahay"= Walaahi in aan kula seexdaan rabaa.

 

. "gabar aad u qurux baad tahay"= in aan isku kaa qurxiyo aan raba.

 

. "Aan isbarano"= aan isla seexano

 

. "Gabar taan sxb taa miyaa"= Taloo ma ila seexan doontaa.

 

Get the message?

yeah we diffenetely get the message alright, ilaa iyo hada ADIGA lee iska hadashay, qandho kula xayeesi noqotay, bax gambarka soo marooji............NOT nimanyaasha oo dhan baa raba in ay wax la seexdaan, icon_razz.gificon_razz.gif aniga waxaan oran lahaa intay goorgoor tahay ha lagu dabro ninyahoow....

 

siduu Jamaal horay ugu sheegay SHUKAANSIGU waa labo nooc:

GUUR

iyo

GAABSI

shukaansiga GUURKA:

Oday yar oo anoo kale ah, oo aan qof dumar ah waligiis u tagin, DOOBNIMO ku gaaray 30jir(oo haduu bahalka dhagax la dhaco oo dhagaxa kala jabaayo)...Gabadhii soo ag martaba wuxuu ku yiraahdaa, isagoo raga kale iska dhisaaya, war heedheyaha xaawoolaydaan maxay mar waliba iigu ilka caseeynaysaa, ma inay i xoodxoodato bay doonaysaa, naaa bal kaalay an wada shaxnee waxaad moodaa in ay dhaylo dhaaftoo shilis ay wada tahay, markay u timaado buu wuxuu yiraahdaa " raaxo aduunyo waxaa ku faana ninkii raaliya helee, gamboolay waxaan goobaba aduun baan kaa gocdayee, quruxdii qaanso roob waa adiga la hee, indhohaaga quruxdooda waa iyagii sidii nadi oo kale wadnaheyga haleelayee, nabar igu noqday oo halisa oo aan ka kabsan waa yee, hadaba in taan shaxno aanu isku shushubano ina adeer" :cool: markaasay xaawoolaydu ku jawaabi jirtay " hadal badan haan ma buuxshee hadaba waxaad ogaataa in aanan kugu raacin waxaad tahay , oo aan kugu raacay waxa aad noqondoontid sanku neefle yahoow" :D:D

 

gaabsi sida wax loogu shukaansado ilaahey amarkiis waligey ma aanan baran, hadana waxaan ilaahey ka baryaayaa in uusan i barin....faaiido ma laha..

 

waxaan ogahay erayada qaarkood dad baan fahmaynin marka waxaan idin siiyey micnohooda

Xaawooleey= dumarka

Goobin=raadis

Gamboolay=dumarka again

Nadi=falaar/arrow

shilis=dumar hilibleh/muruqyo gaduudan

wixii kale oo iidnaan fahmin iisoo sheega...ok

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa Shoobaro..waxaa dhahday ilaa iyo hada ma fahmin..Af shiinees maa ku hadashay,af jerman maa ku hadashay,af mada gaskar maa ku hadashay? ilaa iyo hada waa fahmi la ahay.

 

Gaabsigaan maxaa waaye? waraa waxa aa iska dhigeesid ma fahmin ani..Familka adaa ugu weyn 50 waa ku dhawdahay ilaa iyo hadana farsamo aa wax ku shukaansatid aa radinoosaa..wareer badanaa...Gaa gaaboo aa gashay, banooni nin bacaad ku ciyaraayo maka taqaan..

 

Erayadaan aa culeeska ka dhigtay aan sii jilciyo ani..

 

Xaawooleey= Bajaq (dumarka liita) aan saxo bentada

 

Goobin=raadis ama (reerkegiyoow wax ii gooba aniga waan daalee)

 

Gamboolay=dumarka again ama (Single mothers)

Nadi=falaar/arrow AMA (waranka jaceelka) halaha kale weydiiya Zulfa..

 

shilis=dumar hilibleh/muruqyo gaduudan ama (Gabar jiroos ah) Africa lee laga helaa kuwaas hada...

 

waraa saas u jilci ama naga aamus...

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buubto   

Shyma, silent-sistah & lazy girl

I know where you guys coming from but keep in mind this method is still used now days not only in our prance times, this ideology still exists among our sisters believe it or not brothers do succeed after pushing so many times. The mistake we make so many times is, the fact we allow them to stay as friend rather than hitting them the truth.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Oday yar oo anoo kale ah, oo aan qof dumar ah waligiis u tagin, DOOBNIMO ku gaaray 30jir(oo haduu bahalka dhagax la dhaco oo dhagaxa kala jabaayo)...Gabadhii soo ag martaba wuxuu ku

bisinka ilaahoow dhagax hanaga dhigin... looool waraa. damn.

 

Buubto maxaa waaye xaasid nimadaas dhan. abaydiis. xooga friend ahaan, cousin ahaan u soo dhawee nooh, kadib na dalaq uu iska soo dhahaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this