Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Musharax madaxweyne Xasan C. Kheyre

Recommended Posts

Xasan Cali Kheyre oo ku dhowaaqay inuu yahay musharax madaxweyne

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa caawa si rasmi ah u shaaciyey inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.

Kheyre oo qoraalkan soo dhigay bartisa Twitter-ka waxa uu ku sheegay in mudadii uu hayey xilka ra’iisul wasaaraha dalka wax-badan uu qabtay waxna ka bartay.

“Bismillah, Walaalayaal, waxaan shaki ku jirin in labaatankii sano ee la soo dhaafay ay dawlanimadeennu hore u socotay, tallaabadeeduba ha gaabnaatee. Muddo xileedkii 5aad ee geeddi socodkaas, ummadda Soomaaliyeed waxaan ugu soo adeegay mas’uuliyad Ra’iisul Wasaare. Xilkaas oo waxna lagu soo qabtay, Alle mahadii waxna laga soo bartay,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Xasan Cali Kheyre.

Qoraalka Kheyre ayaa intaas ku sii daray, “Hadda oo la sugayo hannaan loogu gudbo muddo xileed cusub ee dowladda Soomaaliyeed, waxaan fikir iyo talo wadaag dheer kaddib halkan idinkula wadaagayaa musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha JFS.”

Waxa uu qoraalkiisa ku sheegay in uu fahamsanyahay fursadaha caqabadaha la xiriira hoggaaminta dalka, islamarkaana uu ku hoggaamin doono karti, hufnaan iyo daacadnimo, hadii uu ka noqdo madaxweyne.

“Anigoo si dhab ah u fahamsan fursadaha iyo caqabadaha la xiriira hoggaaminta iyo waxqabadka dalkeennu u baahan yahay maanta iyo mustaqbalkaba, waxaan mar kale isu soo qaddimayaa in aan dadkayga ugu adeego si ay ku dheehan tahay karti, hufnaan iyo daacadnimo,” ayuu yiri Xasan Cali Kheyre.

50-maalmood ayaa ka soo wareegatay markii xilka kulan buuq hareeyay looga qaaday Xasan Cali Kheyre, welina lama buuxin booskii uu ka baxay ee ra’iisul wasaaraha dalka.

Kheyre ayaa waxaa xilka ka qaaday baarlamanka 25-kii July, kadib markii ay isaga iyo madaxweyne Farmaajo isku qabteen arrimaha doorashada oo uu kaga soo horjeestay madaxweynaha, taasi oo keentay in Villa Somalia ay ka abaabusho mooshin.

Intii uu xilka hayey Kheyre, gaar ahaan muddooyinkii dambe, waxaa taageerayaasha madaxweynaha ay ku eedeyn jireen inuusan daacad u ahayn oo uu yahay musharax doonaya inuu xilka ka tuurto.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Warku waa cad yahay.

 

Nabad iyo Nolol oo laba garab ag iyo Unakaa iska leh ayaa hadda banaanka yimid.

We are looking the third option. THe N&N boys will go down just like Shatriif Ahmed and Hassan Sheikh spilled their vote last time.

Guys, I am in in this raise''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' definitely the third horse will win this raise.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
30 minutes ago, galbeedi said:

Warku waa cad yahay.

 

Nabad iyo Nolol oo laba garab ag iyo Unakaa iska leh ayaa hadda banaanka yimid.

We are looking the third option. THe N&N boys will go down just like Shatriif Ahmed and Hassan Sheikh spilled their vote last time.

Guys, I am in in this raise''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' definitely the third horse will win this raise.

 

It is possible a dark horse wins instead of either of those 2. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Saala,

Saaxiib it happened before.

Two fools (prime ministers C/weli Gaas and Cumar Sharmaarke) run against the presidents they were serving, and thanks to their action they, Shariif and Hassan Sheikh went down. 

This Khayre had probably over estimated himself . He is either knows something we don't or will flow the same route of his predecessors. If it is all about revenge , he will go down. 

Mise waxa uu is yidhi Farmaajo waxba meesha kuma hayne adaa wax kala waday.

Since the day he was fired, Farmaajo seems to be confused. He can not made his mind in any issue. 

 

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Khayre, a man from no where honored to be the premier of the wounded republic, yet before leaves became dry , he want to help depose that man. Farmaajo did stick with Khayre until the later became opposition. 

I have no doubt that they will both lose if they run against each other.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ha iga raali noqdo qofkii siyaasad bartay waa un aragtidayda.

Farmaajo wuxuu dadka soomaaliyeed ku yiri soomaaliyey nin iga hawl-karsan yaan shaqadii idinku dhiibay asagaana u madax banaan.

Taa macnaheedu waxaa weeye shinbirtu hal baal kuma duuli karto gadaal baan kaa joogiye horay u dhaqaaji dalka.

Khayre kalmadaas waxay gelisay damac aad u wayn saacadihii ugu dambaysay buu "salad" ukun uu is lahaa waa fuunto soo ag dhigay saaxiibkiis farmaajo.

Aragtidayda hankiisu ma xuma waa nin karmeed laakiin wuxuu  quruurixii shaxda gurtay ayadoon la aqoon meesha godkeeda laga qodi doono.

Ma xibiyaa?
Ma is garab istaagii hore oo kalaa?

Farmaajo dadkuu soo hor istaajiyay madaxdoo dhan waxa dalku rabana asaga akhri ku yiri wuuna saxiixay sacab ka dib.

Hadii uusan xusbi ahayn, kuna dhawaaqay inuu musharax yahay macbaheedu waa faham la'aan.

Waxaa kale deg-deg ku jiray ku dhawaaqistii doorasho dadban  oo uu surprise uga dhigay shacabka.

Shacabkana uma fasirin ilaa iyo hadda sababtii uu ugu guul daraystay doorasho qof iyo cod ah inuu ka shaqeeyo oo macno taariikhi ah u samayn lahayd.

Kalmadiisii ugu dambaysay waxay ahayd anigoo"og" waxaan filayaa inuu ogyahay waxaanan la ogayn.

Si kastaba guul baan u rajaynayaa haduu ka madax banaanaado shisheeye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Adeer-raali-ahoow-meeting:

Maxay ka wada hadleen Kheyre iyo Jawaari?

IMG-20200915-WA0015-696x464.jpg

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Xasan Cali Kheyre oo u sharaxan xilka madaxweynaha Soomaaliya, ayaa maanta hoygiisa qado sharaf ugu sameeyay Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka mudane Maxamd Sh. Cusmaan Jawaari oo booqasho ugu yimid.

Kheyre iyo Jawaari ayaa yeeshay Kulan saacado qaatay oo ay uga wada hadleen doorashooyinka, xaaladda kala guurka iyo Mustaqbalka dalka.

Xasan Cali Khayre ayaa intii uu kulanku socdsay waxuu ku celiyay muhiimadda ay ummadda Soomaaliyeed u leedahay doorasho la isla ogolyahay oo waqtigeeda ku dhacda si looga baaqsado khalkhal dhinacya badan oo dalka ku yimaada.

Khayre oo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha baneeyay July 25, 2020 kadib markii Madaxtooyadu ay qoonsatay aragtidiisii aheyd in la qabto doorasho la isku raacsan yahay oo waqtigeeda ku dhacda, ayaa dhawaan shaaciyay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha dalka.

Musharax Maxaweyne Xasan Cali Kheyre oo noqday ra’iisul Wasaarihii ugu waqtiga dheeraa ee xukuumad hoggaamiya buruburkii kadib ayaa intii uu ahaa wasiirka koowaad waxuu ku guuleystay dib-u-dhiska ciidanka, dib-u-habeynta dhaqaalaha dalka, dowlad wanaagga iyo la dagaallanka Musuqmaasuqa.

Xigasho

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kheyre is just as useless as useless Farmaajo. He is N&N through and through. His sacking by Farmaajo was just a political ploy that they thought would help them divide their opponents and further their warped undemocratic and dictatorial vision for Somalia.

Useless Kheyre’s presidential ambitions are merely Nabad&Nolol’s wishful thinking. They expect to push shit up a hill and expect the people of Somalia to hold their noses. Not gonna happen, hombres!

Useless Kheyre shall share the same fate as Useless Farmaajo. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.