Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

What is up with ardeyda dugsiyada sare ee Muqdisho?

Recommended Posts

5 hours ago, gooni said:

Master.

Gedo waxay ku taalaa meesha ay qoraxdu u dhacdo

Gobolka bari oo uu ku dhashay deni waxuu ku yaalaa meesha qoraxdu kasoo baxdo.

Cidii soo dooratay may waydiyaan maxaa halkaas fog ku geeyay?

Adeer puntland cidda ay dooranayso waa inay taqaano in soomaaliya la wada leeyahay dhiiri gelin iyo xanaf la'aana umadda lasoo hor istaagtaa.

Hadii ay ku adkaato arintaasna waa inuu ugu yaraan yaqaan wuxuu gaarka u leeyahay.

Tolmooge
Farmaajo insha-allah ha tago. 

Nin kale unbaa imaan. 
Ninkaas imaan doona puntland ama waa jeclaan ama waa necbaan waa un labadaas waxa laga sugaa mar walba.

Niic-badane, jaceyl iyo naceyb anagu ma naqaan. Waxaan naqaana qofkii danteena is hortaaga inaanu laad dabada ka gelino. Case in point: the phony wannabe centrist dictator, useless Farmaajo.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, gooni said:

Master.

Gedo waxay ku taalaa meesha ay qoraxdu u dhacdo

Gobolka bari oo uu ku dhashay deni waxuu ku yaalaa meesha qoraxdu kasoo baxdo.

Cidii soo dooratay may waydiyaan maxaa halkaas fog ku geeyay?

Adeer puntland cidda ay dooranayso waa inay taqaano in soomaaliya la wada leeyahay dhiiri gelin iyo xanaf la'aana umadda lasoo hor istaagtaa.

Hadii ay ku adkaato arintaasna waa inuu ugu yaraan yaqaan wuxuu gaarka u leeyahay.

Tolmooge
Farmaajo insha-allah ha tago. 

Nin kale unbaa imaan. 
Ninkaas imaan doona puntland ama waa jeclaan ama waa necbaan waa un labadaas waxa laga sugaa mar walba.

Xoogaa wareera maa kugu jira yaa Gedo ka hadlay😂😂. Puntland sharciga qofkii ku dhaqma waa saaxiib kii damaciisu wax ku wadana waa iska diidaysaa. Soomaali ismaquunis iyo anaa iri soconmayso wixii lakala qortay waa in laguu dhaqmaa hadii kale cirka kabo katalo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Gedo waxaa ka hadlay adeer deni oo yiri soomaali cid kow geli karta ma jirto imtixaanka puntland first.

Walaalayaal hanka puntland waa wasiirka koowaad asaguna marsadii yarayd oo adeer siyaad dhisay buu idinka aasay.

Sida halaga wanaajiyo reer puntland uma qalmaan shacab cadiim ah hogaamiye dhidid iyo xanaaq dhaw.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Quule cune, Deni maxaad ku mucaaradey tollow? Ma sharciguu Useless Farmaajo ku khasbayo inuusan baal marin baa mise wax kaloo adiga kuu gaar ah baad odeyga ku haysataa?😁

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.