Sign in to follow this  
Jacaylbaro

ROMEO AND JULIET IN SOMALILAND

Recommended Posts

Blessed   

Originally posted by xiinfaniin:

Me
, gar buu joogaa! Wuxuu leeyahay, asagoo weliba ku dheeraysannaya, yaan suugaanta la qabyaaladeyn. Sayidku wuxuu ahaa gabyaa soomaaliyeed ee maahayn abwaan ******** ah! Cabdi Gahayr wuxuu ahaa aftahan soomaaliyeed, ee maahayn mid ***** ah! JB weeye ninka gafsan, ee marada arradka ah ku duubay Boodheri---Booodheri waa gudubsanyahay Ber-bera iyo raaska uu ku abtirsado, ninka meesha ciriiriga marxuum gelinayyaana waa saaxiibkeen JB. Waa gabyaa soomaaliyeed ee maaha mid slander ah!

 

Caku marka dadku caqliga weylaha raacsadaan! Waxaan siyaasad gelin baa la doonayyaa in la siyaasadeeyo markaasaa weliba ninka saxsaxsan la takoorayyaa! Bal malee haddii Hadraawi maanta layga sheegto, ama Yam-yam iyo Bacadle qolo si gaara dadka uga xigsato! Waa maxay xikmadda abwaan caan baxay leehayay een ahayn inuu ka xoroobo qo-qobka iyo degmadiisa?

 

Dabcan JB farta xagayaga buu usoo fiiqi doona, sidiisiina somaliland baad ku waalateen lasoo shirtaki doonnaa! But the commoners would easily see his is no more than dood quus ah, oo weliba caato ah!

 

Allow yaa dadka wax u sheega!

Walee kii Binti Cumar marba meel uga heesay waad ka darteen. Bal yaaba isla gaadhey qabyaalad iyo propaganda!

 

Bilaashbaad kiiska isaga waasheen ee, bal orodoo meesha uu JB kasoo qaaday qoraalkan tag, akhriso oo markuu qiiqa iyo danbaska aad isku kicinaysaan uu dago .. qun yar oo dhalatay noo sheeg cida qabyaaladeysay gabayaaga?

 

I didn't see a mention of his qabiil, I did read that the lady described him as a Somali poet throughout.

 

The only thing your objecting to here is her using SL instead of Somalia. Whatever your views, the hard truth is; Berbera ayey sheekadu ka dhacdey, Berbera ayeey meelaha ay ka hadashay ku yaalin, kow dheh! Dee qofkii raba inuu siyaarto waa inuu tago Berbera, reer Barbarina maanta SL ayey sheegtaan oo u cinwaan ah. Simple!

 

Miyaa la is khasbayaa mise been beynu isku maslaxnaa? :confused:

 

Adeer bal talo keen?

 

Teeda kale Somaalinimadan aad ku riyaaqeysaan miyaaney ku taagneyn qabyaaladan aad ka cabadeeysaan?

 

Bal orodoo soo yara akhriso gabayadii 'Aabaha Somaalia', hadaanay qabyaalad ku soo dhirbaaxin waa akhir saman. :eek: icon_razz.gif

 

Qabyaalad iyo Somaaliya makala hadho, it's part of our heritage markaa ilmoabtiyaal, hilaacyada bari miduun ku hagaaga. :D

 

Alla maxaa laisku wareeray!

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Originally posted by Zenobia:

Walee kii Binti Cumar marba meel uga heesay waad ka darteen. Bal yaaba isla gaadhey qabyaalad iyo propaganda!

 

Bilaashbaad kiiska isaga waasheen ee, bal orodoo meesha uu JB kasoo qaaday qoraalkan tag, akhriso oo markuu qiiqa iyo danbaska aad isku kicinaysaan uu dago .. qun yar oo dhalatay noo sheeg cida qabyaaladeysay gabayaaga?

 

I didn't see a mention of his qabiil, I did read that the lady described him as a Somali poet throughout.

 

The only thing your objecting to here is her using SL instead of Somalia. Whatever your views, the hard truth is; Berbera ayey sheekadu ka dhacdey, Berbera ayeey meelaha ay ka hadashay ku yaalin, kow dheh! Dee qofkii raba inuu siyaarto waa inuu tago Berbera, reer Barbarina maanta SL ayey sheegtaan oo u cinwaan ah. Simple!

 

Miyaa la is khasbayaa mise been beynu isku maslaxnaa? :confused:

 

Adeer bal talo keen?

 

Teeda kale Somaalinimadan aad ku riyaaqeysaan miyaaney ku taagneyn qabyaaladan aad ka cabadeeysaan?

 

Bal orodoo soo yara akhriso gabayadii 'Aabaha Somaalia', hadaanay qabyaalad ku soo dhirbaaxin waa akhir saman. :eek:
icon_razz.gif

 

Qabyaalad iyo Somaaliya makala hadho, it's part of our heritage markaa ilmoabtiyaal, hilaacyada bari miduun ku hagaaga.
:D

 

Alla maxaa laisku wareeray!

The person who wrote that is indeed a foreigner, (she might even be Italian of all people). smile.gif How anyone can accuse her qabyaalad is mind-bogglin!

 

Last time this happened was when Abwaan Gaariye was touring this part of the world. A man from Mogadishu took the opportunity of the question n answer session to ask him why he didn't pen new poems dedicated for the people suffering civil wars in his part of the country. Shocked Gaariye replied his poetry does not have borders and is dedicated to all the people Somalis and non Somalis alike. Some twisted journalist went on to report that had said he does not believe in Somaliland's borders. The poet was then forced to explain the difference between the "poetry" and the man behind it.

 

The person who wrote the piece said Boodheri's story took place in Somaliland (good call considering the location and the era he lived). No one is saying HE'S NOT YOURS. If you say Boodheri is Somali it doesn't mean a Ugandan can't say he's African. And so it goes.

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@Zenobia's kii Bintu Cumar marba meel uga heesayey!

 

Adiguna garbaad leedahay! Runtii. Boodheri sheekaddiisu inay Bera-bera ka dhacday doodu ma aha. Qofka ajanabiga ah ee qoraalkan qoray maaha naqdigeygu kuma salaysna ee sheekadaydu waa ka shisheysaa adeer! Dadka meelahan wax ku qora muddaan u fiirsanayey (haddan ka faaloodo ilkaha inay badidoodu kaa daataan baan ka baqayyaa). Waa kala hal abuur badan yihiin kalana xigmad dheeryihiin. Somaliland waa xaqiiqo siyaasadeed waana degaan baaxad leh oo ciddii inkirtaa ay cirka roob ku ogtahay. Hase yeeshee labada inan ee meesha isku qabatay baan anigu ka raacay doodda. Mid baan gar siiyey, midna inuu shiddeysanyahay baan sheegay. Kan shiddeysani waa JB-ye wuxuu ku jiraa dadka fara ku tiriska ah ee markay cabbirayyaan SL aad mooddo inay ka hadlayyaan mid ka midda shucuubta shiinaha degta. Haddaad aad ugu fiirsato waxaan qoray, inta koob qara ah cabtid, waxaad arkaysaa inaan aad ugu nuux-nuuxsaday ragga suugaanta caanka ku noqday inay ka weyn yihiin qolo gaara ninka damca inuu si gaara u suntadana ay ka jabayso. Waxaan leeyahay ma qabatto. Boodheri sheekadiisu waa sheekadii reer Ber-beraad, taasi waa run. Siyaasadase ha laga daayo bahasha...waayo haddaan tan fasaxno berri waxaad maqli Sh. Cali Warsamihii Jamhuuriyadda SL :D , ama wadaad caanka ahaa ee dalka SL, Sh.Mustafa Harun!

 

Dadka noocaas u fekera ee qo-qobka iyo inay si gaara wax u suntadaan ciirsadaa iyagoo is leh SL wax tara, waa kuwa degaankaas oo idil cuqdad ururtay kasoo saara runtii, as good Hadraawi would say. Kooxdaas mintidka ahi ee adduunkaan laysu ururayyo ee lays kaashanayyo ay tafaraaruqa kaga dhegtay geed halagu xiro weeye taladaydu yaa Xirsiyah...

 

Midda kale ayyaamahaan Soomaalidoo dhan baan soo nac-nacayyaa oo hadba qolaan daabka saarayyaa ee oda Xiin halloo dulqaato haddu meela xassaasiya taabto.

 

Gaartii markaan ku noqday, Me & Zenobia gar bay joogaan. JB waxba ma leh, Ayyoub ha sheegin asagu markii SL la yiraahdo PL buu ku leeyahay. NGONGE murankiisa iyo qajajacdiisa afsoomaligaan isaga xijaabey :D .

 

PS--Ayyoub sheekh wuxuu isoo xasuusiyey sheeko qosol miiran ah...laakiin Politics section kaan la aadayyaa...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

First, me is correct that we shouldn’t politicize the Somali literature, art or suugaan

 

Its enough to say that Boodhari or Bacadle is from that particular town or from Somalia nothing between

 

But to say that Boodhari or Bacadle is from reer hebel land is in fact crazy idea

 

 

Bob

Maxaa dhib ah hadii Boodhari loogu yeero Somalilander sababtoo ah qof walba waxaa laga fiirinayaa meesha uu ku dhashay kuna barbaaray Boodhari waa nin reer Somaliland ah marka loo fiiriyo meesha uu ku dhashay kuna barbaaray, but so was Sayid Muhammed Abdulle Hassan who was born a town called Sac-Madeeq and Sheikh Basheer from Burco in Togdheer region which is part of Somaliland but does that make them less Somali icons?

Are you saying sayid was from so-called "Somaliland" as well?

 

Bal yuunan sayidku ku maqlin, sayidku for more than 20 years was fighting against Ethoipian, British, Italian colonials to unify Somali nation under one god and one flag

 

So bob, by saying Sayid was from “Somaliland meaning the British colony”, you offending a great Somali national hero, because he never recognized the imaginary colonial borderlines, the Sayid is from Somaliweyn the country he fought for more 20 years, Sayid is not from British colony, Somaliyar or reer hebel land

 

If we look at the tribal somali politics, the sayid is from Puntland, but that is wrong to say, because Sayid is from Somalia/"Qaran" and not reer-hebel-land

 

Its wrong to offend a great somali figures like Saiyid Timacadde, Aden Abdullah, Abdirashid Shermarke

 

Bob, Where Are You From? Somalia or ex-Italian Somaliland or another reer-hebel-land

 

Sayidku waxuu ku dhashay Buuhoodle Taleex na waxa ee aheed xaruuntiisa, walina waxaa ka babanaya buuhoodle iyo Taleex calankii ummada soomaaliyeed ee baluuga ahaa, markaa ninkiii raba inuu buuhoodle ama Taleex booqdo waa inuu hore usoo qataa calanka Somalia

 

Sarreeyow ma-nusqaamow

Aan siduu yahay eegno

ee Kaana siib kanna saar

 

 

Markaa bob waad gaftay, ee kasoo noqo khaladka weyn aad dhex badaalanasid

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Well said chief. We should refrain from tribilism all together, we are somalis and proud at that.

 

wa salaamu alaikum

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Somaliland is a clan-faction nothing more

 

 

Boohoodle is an integral part of Somalia, calaacal, ama cabaad in xitaaa hadii aad dhiig ka keentid indhaha afka cid wax kaa akhrisana majirtu,

 

Buuhoodle waa magaalo soomaaaliyeed oo ku taala dalka somalia sida Mogadishu, Laascaanood, Boosaaso, Hargeysa, Borame, iyo Kismaayo

 

Hadaa rabtid is gooqoo saad sheegisid amaba is gub, taa anaga shaqo noo taala maaha

 

 

Isn't Sayidka from Somali Galbeed ???

Xitaa 2 jirka ayaaa yaqaana jawaabta, allow caqli u yeel dadka qaar

 

Sayid is from Somalia period, nagala tag cudurkaaga

Share this post


Link to post
Share on other sites

maxaa kaa xanaajiyay adeer ,,,, ma somaliland baa jirta baad ka naxday.

 

Sorry to disappoint you but wax lagaa waydiinayo ayaaban jirin ..... sidaasuun bay u socotay imikana sidaas uun bay u soconaysaa ama oy ama cabaad ,,, waxaad doonto ku sheeg ,,, odaygii kaa weynaa siduu AFARTA INJIRTA LEH u lahaa baa la eryaday ,,, :D

 

 

Back to the topic,,,,, i liked the way the writer expressed the story and its implications towards the society.

Share this post


Link to post
Share on other sites
5   

Originally posted by Jacaylbaro:

a tragic and true tale of "forbidden love".

Ahaha.

 

Originally posted by Jacaylbaro:

As she said "good morning" to him, he instantly fell in love with her.

Apparently it takes nothing but a hint of good looks to lure real love. I'm sure if true love was personified it would be a great supporter of plastic surgery. We'd make great friends.

Share this post


Link to post
Share on other sites
5   

To me the story only proves right the fact that love is an illusion. That poet was a madman. Like all poets. And that's why we love 'em.

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is not about just a poet, Yes, Boodhari was a poet but his LOVE was TRUE.

 

Most of those poets/singers are talking about illution, but what makes it different is the situation itself. It doesn't taste the same way, it doesn't have the same feelings.

 

How many Somali poets do we have and never had such popularity ?? why only BOODHARI ?? coz his poems are touchy coz it is TRUE ,,,, the love was true.

Share this post


Link to post
Share on other sites
5   

If you judge the authenticity of a piece of literature on popularity, then J. K. Rowling is an 11-yeal-old witch boy and Thomas Harris a cannibal.

 

I'm not a great fan of romantic love, however one would think if real love did exist, it wouldn't be nearly as shallow/hollow as it was described in the text you quoted.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this