Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Wax ka dheh

Recommended Posts

If he took notes and the white dude didn't, you would have said Doesn't he have secretary? 😂 

Somalis always have something to say no matter what.
 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Sheekadii 3 maan-laawe.
Farmaajo Deni,Madoobe.

Qasadu waxay ahayd nin 100 geela xoola ka haysta yaa gabar qalbigiisa isku balaarisay.

Aabaheed wuxuu ku xiray inuu 100'ka geela ah oo uu haysto yarad uga siiyo gabadha.

Wuu ka yeelay ayadoo sawir hoose qalbigiisa ruxayso.

Mudo kooban yaa gabadhii iyo ninkii guurasaday faqri lasoo darsay oo waxay cunaan waayeen.

Gabadhii oo diif ka muuqato yaa waxaa bariiday ugaarsade biro wata.

Wuxuu u sheegay inuu ugaarsi tagayo oo gaajo tiri doono taas badelkeedana ay af garato markay hilibka sagaarada cunto oo gogol gaara siiso.

Waxay ugu jawaabtay inaysan waxba ka qabin oo uu gaajada ka bi'iyo marka hore.

Ayadoo sugaysa ugaarsadihii yaa waxaa u yimid ninkeedii oo asna diifaysan.

Qorax dhicii yaa waxaa u yimid aabaheed oo geelii uu yaradka u qaatay laga dhacay oo gacan madaw kuna fekeraya bal inuu wax un kale ka helo wiilkuu sodagga u yahay.

Ayadoo xaajadu halkaas marayso yaa waxaa yimid ugaarsadihii oo atoor sagaaro soo dilay kuna qariyay aqalka muskiisa sida sharuudihii ka dhaxeeyay asaga iyo gabadha u fulaan

Markay sadexdii nin is bariidiyeen ka dib 

Bay gabadhii ku tiri waxaad tihiin sadex maan-laawe.

Kow 
Aabahay waa maan laawe oo ninkii uu ka qaatay wuxuu xoolo haystay oo faqri ah yuu xoolo kale usoo doontay.

Labo
Waa ninkayga oo garan waayay xoolaha wax ka reebo aqal madaw gabar ha gayne.

Sadex
Waa ugaarsadaha sagaaro wax uga doonaya gabar 100 halaad laga bixiyay.

Sadexdaas waxaa la mida

Kow
Farmaajo inuu sharaf madaxweyne siiyo niman qudaaca dariiqa oo aan jid iyo jaho u ogolayn 15milyan.

Labo 
Deni oo carab ka iibiyay ishii yarayd abaar iyo gaajana ka qaaday xaqul qalinkii carabta laga cunay.

Sadex
Ugaarsadaha waxaa lamida axmed madoobe, oo ku doonaya lug sagaaro gobolka gedo in lagu hoos geeyo.

Talo ku socota farmaajo
Ninka ragga ah magac buu ka tagaa.
Geesinimadu waa darajada labaad oo fulayga ku xigta.

Jaaniskiisa yuusan dhaafin labada qudaacu dariiq muqdisho haku xiro maxkamad ka dibna samadiidoow ha la qaado.

Meeshu waa 4.5 waa jaanis aan cid heli kartaa jirin shareecadu waa ogoshahay inaad wiilkaaga disho haduu qudaacu dariiq noqdo.

Wayshuna qosolka way dayn lahayd qabrigaagana siyaad barre agtiisa yaa laga wodi lahaa ilaa iyo hadda ducadu ku socoto.
 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Haddii la dhihi lahaa Kiikuuyada ku sugan Jubbada Dhexe si deg deg ah ha ugu baxaan, qeylada ka soo baxi lahayd waala iska ogaan karaa.

__________________

Sababta Axmed Madoobe uu shuruudda Gedo ugu soo beegay imaatinkiisa Xamar

Shirkii lagu waday inuu xalay Muqdisho uga furmo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxweynayaasha Jubaland iyo Puntland ayaa baaqday kadib shuruud lama filaan ah oo ka timid madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe.

“Axmed Madoobe wuxuu ku dheggan yahay ciidamada dowladda laga soo saaro Gedo,” ayuu yiri sarkaal ka tirsan Villa Somalia oo la hadlay Caasimada Online.

Axmed Madoobe ayaa dalbaday in ciidamada dowladda federaalka laga soo saaro gobolka Gedo ee Jubaland, taasi oo noqotay arrin lama filaan ah, sababtoo ah waxaa la rumeysnaa in arrimaha laga heshiinayo ay ku saleysan yihiin oo kaliya doorashada.

Sidoo kale, Axmed Madoobe ayaa markii lagu casuumay shirka Muqdisho wax shuruud ah ku xirin imaatinkiisa.

Haddaba muxuu shuruuddan ula sugay imaatinkiisa Muqdisho?

Ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa Caasimada Online u sheegay in sababta Axmed Madoobe dalabkan ugu soo beegay imaatinkiisa Muqdisho ay tahay inuu ka faa’iideysto beesha caalamka oo kaalin weyn ku leh imaatinkiisa Muqdisho.

Axmed Madoobe ayaa la sheegay inuu rumeysan yahay in beesha caalamka ay ka go’an tahay in heshiis lagu gaaro Muqdisho, sidaas darteedna uu rumeysan yahay inay arrinta Gedo ku cadaadin karaan madaxweyne Farmaajo.

Waxaa sidoo kale jirta in shirkii Dhuusamareeb 2 ay Axmed Madoobe iyo Farmaajo isku afgarteen in ciidamada dowladda laga saaro gobolka Gedo, taasi oo madaxweynaha Jubaland uu ku adkeynsayao in laga dhabeeyo.

Axmed Madoobe ayaa shalay galab waxaa la kulmay agaasimaha NISA Fahad Yaasiin, waxaana la sheegay inuu isku dayey inuu ku qanciyo inuusan baajin kulankii xalay qorsheysnaa taasi oo Axmed Madoobe uu ku gacan  seeray.

Ma cadda sida ay xaaladda ku dambeyn doonto, waana adkaan doontaa in dowladda ay si deg deg ah kusoo saarto ciidamadii ay gaysay Gedo oo aad u tiro badan.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Some people here all they know is clap for someone no matter what. They clapped for Siad Barre until the country went into pieces. They are the problem. They never ask for a system but follow a man blindly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 hours ago, Mastermind said:

Some people here all they know is clap for somene no matter what. They clapped for Siad Barre until the country went into pieces. They are the problem. They never ask for a system but follow a man blindly.

Siyad did not break Somalia into bits. Those replaced him did. In any case, the man has been almost 30 years. It is time to stop blaming him for today's shit.

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, Che -Guevara said:

Siyad did not break Somalia into bits. Those replaced him did. In any case, the man has been almost 30 years. It is time to stop blaming him for today's shit.

He is not blaming the late President (A.U.N) but rather the abominable miscreants that used to hang around him who destroyed the nation by their sheer venality and disrespect for the rule of law.

The rule of law is a very heavy burden for many in Somalia but in due time, they will all submit, come what may!

Share this post


Link to post
Share on other sites
13 hours ago, Che -Guevara said:

Siyad did not break Somalia into bits. Those replaced him did. In any case, the man has been almost 30 years. It is time to stop blaming him for today's shit.

The folks who u buraanburi jiray and were ardent followers of Jaalle Siyaad ayaa iska dhigaayo mucaarad weyn inay ku ahaayeen Kacaankii. Folks like Feysal Cali Waraabe and probably the parents of the many of the folks on here.

Share this post


Link to post
Share on other sites
15 hours ago, Che -Guevara said:

Siyad did not break Somalia into bits. Those replaced him did. In any case, the man has been almost 30 years. It is time to stop blaming him for today's shit.

Wasn't the country destroyed because of his nepotism clan favoritism and corruption. He might have not litteraly destroyed the state. But he created the foundation of its destruction. We are talking about a man who tried to come back to power after he was removed from villa somalia.  There would never be a civil war if it wasn't for him. If he stepped down after mengistu defeated him. All of this state collapsed could have been avoided. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.