guuleedosman

D & M in Galmudug

Recommended Posts

gooni   

Waa arrin aad u wanaagsan, laakiin waxaad ogaataan inay sida sacuudiga iyo south Africa oo kale uga shaqaystaan gobolada kale.

Ma dhex galaan dadka meesha degan,  guri kama iibsadaan, reerahooda iyo caruurtooda ma keenaan.

24'ka saac telefon bay ku hadlayaan sidii dad qurbo jooga waana dad aad u yaqaan ganacsiga hoose iyo dhexe, ka bilaw iibinta tusbaxa ilaa dukaanka dharka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
1 hour ago, Xaaji Xunjuf said:

War meeshoodi may ku noqdaan maxay dadka kale culays u sarayaan

Meeshaada joog waxaa ka faa'iido badan is dhex-galka oo daawo badan ku jirto. 

Berigii hore hadaad dhado D.M yaa dhuuso mareeb ugaas ku doortay lama fahmi karin ujeedada ka dambaysa.

Maantana waa arrin cajiib ah, waxaana loo fahmayaa inay beel kale iyo dal kale la joogaan.

Xaaji 
Reer galbeedka aad la joogto waxay kuu maal galinayaan "dad kama daro" adigoon waxba la wadaagin diin,dhaqan iyo midab. 

Maxaad ku diidaysaa muwaadin kula mida difaaca dhulkana kula wadaaga?

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, gooni said:

Waa arrin aad u wanaagsan, laakiin waxaad ogaataan inay sida sacuudiga iyo south Africa oo kale uga shaqaystaan gobolada kale.

Ma dhex galaan dadka meesha degan,  guri kama iibsadaan, reerahooda iyo caruurtooda ma keenaan.

24'ka saac telefon bay ku hadlayaan sidii dad qurbo jooga waana dad aad u yaqaan ganacsiga hoose iyo dhexe, ka bilaw iibinta tusbaxa ilaa dukaanka dharka.

happy0055.gif

Dhib miyaa saas? Of course Reer Arlaadi iyo gabdho faradheer buuqooda maa isfahmaayo. Mid Reer Arlaadi kale oo af gaaban inuu raadsado waaye oo Afmaaygana la taqaano. Nothing wrong with that.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.