Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Real fight against musuqmaasuq

Recommended Posts

This is a start of a fight against rampant, systemic corruption and it is timely needed. This case has been ongoing for sometime.

Maxkamada gobolka Banaadir oo xukuntay masuuliyiinta katirsan wasaaradda caafimaadka Soomaaliya

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta xukun ciqaabeed ku riday 9 qof masuul oo katirsan wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo lagu helay musuq maasuq ku saabsan xatooyo hanta dadweyne.

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa Cabdillaahi Xaashi Cali oo ah agaasimihii guud ee wasaaradda caafimaadka ku xukuntay 9 sano oo xabsi ah iyo ganaax lacageed oo dhan 59malyuun oo shilin Soomaali ah. Waxaa sidoo kale ay ka reebtay inuu maamulo xafiis dambe oo dadweyne.

Sidoo kale, agaasimihii maamulka iyo maaliyadda wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayay maxkamadu ku riday 18 sano oo xabsi ah iyo 59 malyuun oo shlin Soomaali ah. Isagana waxaa laga mamnuucay inuu mar dambe ka shaqeeyo xafiis dadweyne.

Mahdi Abshir Maxamed, madaxii xisaabaadka mashruuca wacyi galinta caafimaadka ee wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, ayaa lagu xukumay 12 sano oo xarrig ah iyo 59 malyuun oo shilin Soomaali ah. Masuulkaan waxaa isna laga reebay inuu ka shaqeeyo xafiis dadweyne ama dowladdeed.

Bashiir Cabdi Nuur, ahna xisaabiyihii mashruuuca malaariyadda iyo iyo HIV/AIDs ee wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, waxaa lagu xukumay saddex sano oo xabsi ah iyo 29malyuun oo Sh,So iyo ka reebista shaqo dadweyne muddo 5 sano ah.

Dhinaca kale, maxkamadu waxay xoriyadooda usoo celisay 5 eedeesane oo katirsanaa shaqaalaha waaxyaha wasaaradda caafimaadka oo lagu waayay dambiyadii lagusoo eedeeyay wayna fasaxday.

Xigasho

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
13 hours ago, maakhiri1 said:

I hope this becomes a major  deterrent to crimes 

Waa rajeyneynaa.

Somalia jails 4 health officials over corruption

A regional court in Somali capital Mogadishu on Monday sentenced four senior Health Ministry officials for up to 18 years in prison over corruption and theft of public money.

The convicted officials were in custody for over three months.

Abdullahi Hashi Ali, director general of the health ministry, has been sentenced to nine years in prison with a $2,366 fine.

Mohamud Bule Mohamud, director administration and finance department, was given an 18-year jail term, whereas head of accounting Mahdi Abshir, and head of Malaria and HIV/AIDs Bashir Abdi were imprisoned for 12 and three years, respectively.

"We have listened to this case at least 14 times, and these officials were found guilty of corruption and public money theft," the court said.

Meanwhile, five ministry officials were released after being found not guilty.

Somali security forces arrested the officials in April on charges of embezzling official funds donated to curb the coronavirus outbreak, among others.

The Horn African country of 15 million people has so far confirmed 3,269 virus cases, including 93 deaths and 2,396 recoveries, according to US' Johns Hopkins University.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Waa arin fiican laakiin musuqa ugu daran ka jiraa wasaaradaha daqliga soo uruuriya sida waasaarad maaliyada, gaadidka, ganasiga, duulista hawada. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Kala Duwan Clan said:

How do we know the law is applied against all transgressors equally? Was'nt the Cheeseman warned about stealing funds from Somalia by the E.U and the Americans? 

Does it matter,  if you catch some thieves,  we should be all happy,  it is a start.

It is bad argument to say, all thieves are not caught 

Share this post


Link to post
Share on other sites
14 hours ago, maakhiri1 said:

Does it matter,  if you catch some thieves,  we should be all happy,  it is a start.

It is bad argument to say, all thieves are not caught 

Maakhiri, you are rather unusually optimistic this time. That is good to know, widaay. t2719.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.