Suldaanka

Deni's son gets engaged in Hargeisa to a local girl

Recommended Posts

Gabdhaha Reerkaas waa gob anaa kuu og😂😂. Laakiin meesha rag kaama jiro waa wax jaad dilooday iyo wax cuqdad dilootay sida kan "Oday Kharaab" iyo "Beenhawaas" layiraahdo😂😂.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Oodweyne said:

Midhkaas ma iska hubtaas, saaxiib. Sababta oo ah reerka la yidhaahdo waa "gob" ee aanu gabdho ka guursanno, waa reer ragooda heybad iyo garasha lagu hubo ama la bidayo marka ay nabbadi joogto. Marka ay colaad timaadana lagu hubo in ay yihiin rag aan la loodin karin.

Saaxiib, Sooyaalka Dhaqanka Soomaaliyeed iska soo sax. Oo soo ogow wax loola jeedo reerkaasi waa "gob" ee gabdho nooga doona waxa nuxurka ah ee ka dambeeya waxa uu yahay.

Ta kalana, waxa weeye malaha Mr. Saciid dani wuxuu isleeyahay reerka Somaliland laf-dhabarka u ah ee "Beeshe-Dhexe" ka guurso oo inankaagu haka guursado oo ka "xishoodsii" si aan Mr. Muse Bihi markuu xanaaqo ugu odhan ciidamadiisa Xadka u dhaxeeya Somaliland iyo Pirate-land jooga TV-ga iga tusa idinka oo eryanaya "Dh-abayacadii" dariska nala aheyd.

Oo ujeedaddu waa wax Somaliland xidha ama dabra haloo sameysto, oo gabdhaha xuurlan-caynta ah ka guursada si aad uga nabad gashaan "warankooda" aad u la dihiin awood iyo xinniinyo aad iskaga celisaan hadaad "Reer Dh-abayaco" tihiin. 

Intaasu-na waa "kaftan" aan "turxaan iyo qodax-ku-mudis laheyn" ee maryaha cadho darteeed ha u tuurin, saaxiib. 😂

Hada ma waxaa leedahay anaga iyo gabdhahayaga ha naka reebin kkkkk. Waatahay.
 

Gabdho waa lakala guursan jiraye, marka umamayn maayo xishoodsii inau meesha kajirtee amay sida kala tahayoo oo Deni xiniinyaha laqabanayaa sidii adeerkiis Faroole xaniinyaha looqabtay oo Alla maaqadadii loogu adeegsaday 😂😂.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

What is Faysal doing in this meher? If it was my meher I would go out of my way to hide it from this man or employ AMISOM mercenaries to keep him out. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Tallaabo said:

What is Faysal doing in this meher? If it was my meher I would go out of my way to hide it from this man or employ AMISOM mercenaries to keep him out. 

Ditto.

 

Quote

′′ Somalis love our girls, and they don't like somaliland ′′ 

This alone should disqualify him.

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Tallaabo said:

What is Faysal doing in this meher? If it was my meher I would go out of my way to hide it from this man or employ AMISOM mercenaries to keep him out. 

Faysal waa caruusadda abtigeed.  

Somalidu sideedaba waa munaafaqiin. Waxay hoosta ka xamxamyidhaahdaan ayuu Faysal microphone ka hor yidhaa. Most of the he is actually right. If you feel that you had to say something, have balls and say it. Waxa laga yaaba in aakhir xaasil la isla wada keeno.

Besides, that Chairman Faisal is a likeable man in private. 

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.