Saalax

Popular social media commentator Liban Samatalis raises $100,000 in 4 hours for flood victims in Somaliland region

Recommended Posts

Saalax   
Just now, Oodweyne said:

Silly boy, I have more contempt for those who twerk their body, in gyrating manner, for my enemies, In fact, I have more so of such feeling for them than I have for my enemy himself. At least, the enemy I had defeated him in a broad daylight, But, the cheaply bought creature, like Liban, is the worse in my book.

As for helping the folks, in Salaxley, there are thousands of ways to do it without validating a politically motivated agenda in which this fellow is pushing with his fund-raising scheme.

And, not that I would wish to dignify your framing of the issue, but, I have directly, contributed to Hargeisa and "Guddiga GX" responsible for the relief operation without "dancing for the agenda" in which this man has been given to do by his "political patron" in Vila Somalia, like Mahdi Guleed. 

 

You got enemies everywhere even under the bed.  :D  

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
6 minutes ago, Timacaddeh said:

Shameless sheegato now using disasters affecting poor people as insults, what a disgrace.

Like I said focus on Dacarbudhuq while Liban focuses  on his deegaan. Yaan laysku mashquuliin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
9 minutes ago, YaxaaS said:

 

 

 

The Dacarbudhuq floods don't seem that bad just few houses lost their roofs.  Salaxley needs all the help it can get from Liban and the GX fundraisers.  The money should also be used to plant many trees to reduce flash floods in the future.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
5 minutes ago, Timacaddeh said:

Be honest did you beg that mods on here to have the thread exposing you deleted? 😁 

I promise I'm not going to laugh any harder than I already am.

 

You can read here the golden rules of Somaliaonline. I didn't force the emotional separatists to break the rules. :D

 

Id d

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Saalax said:

Updates. Folks stick to the topic, no derailing  in this serious thread. 

 

 

Good  work,  Ninkan ma gaari karaan,  soo geli number kiisa halka,  Aldaaroodiya donation aan diree!

Waa nin aan bukin. DAD xanuunsan waxba hala doodid.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Daawo Malihid Oodweyne,  yarka se weli waa yaryahay, .maaha quus!! waxa lagu shubay waa laga shubi, guusha sheeganeeysa bay kaa muuqatato, soo digan sidii guntii  cay iyo habaar! Kasoo haray?

Mushkilada iyo gunnimadu xagee kaa raacdey, ma xaqal shaah, lacagta yar caruurta school la siiyo baa laga baadi jirey?  Bal noo sheeg.

Nimankan Garxejis,  waa dadkaas naqaaney,  runtii, adigase Suaal baa ku saaran!

Share this post


Link to post
Share on other sites
42 minutes ago, Timacaddeh said:

Tell me, do you still refer to respectable 80+ year old women who have achieved more than your entire qabiil put together (Dr Edna Aadan), as a sirqaamad?

Xanuunka adiga ku haya dawadeeda Mujaahid Muuse Biixi iyo SNMtii uun baan taqaanay 😁. Nasiibdaradaada kiniinki ay dadkiina siin jireen, 1991 bey joojiyeen 😁 

in kiniinkaga la soo celiyo baad ubahantahay.

I said Sirqo,  do you know what that means?  As for tumasho,  with gov officials  while her ex husband in Abu-Qurayb equivalent, and talk to elders who can tell you truth. 

Stay away from Oodweyne,  Talaabo here is healthy 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Just now, Timacaddeh said:

You called her a sirqaamad, have you no balls by which to stand by what you said?

 

Ok boy, go and do your homework 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Oodweyne said:

Maakhiri1,

Saaxiib, anigu Ceerigaabo ayaan u dhashay, waxaan usoo joogey, oo aan xaadir u soo ahaa, idinkoo kibirsan oo nin la odhan jirey Gen. Jaamac Green oo beeshiina ah uu magaaladda dadkeeda ku seexiyo "bandow" 3 galabtii ee casarka ah. Maantana, in aad ogtahay mooyee, edeb iyo indho-fooraris ayaad ku joogtaan magaalada Ceerigaabo. Sheegashii aad sheegan jirteena waa ka hadheen. Markaa, saaxiib, ninka cuqdada qabo waa adoo kale oo og in aanad calanka aad aaminsan tahay ee buluuglaha ah aan ku dhex qaadan karin hal taago ama hal mitir oo Ceerigaabo ah.

Laba, aan kuu sheegee, Fuleyguna, waa ninka mabda'iisa qarsada ee ku meereysta "Somalinimo iyo Islaamnimo" ayaa lawada yahay, isaga oo tol kale iyo dad kale mindiyaha u soofeysanaya.

Markaas, aniga, waligey waxa aad  tahay in aan kuu sheego waad iigu iman, waxaan aheyna in aan kuu sheego oo aanan kaa qarin waad iigu iman, ama dilaac ama habaartan. Sidaa-daraateed, isla reer Ceerigaabo ayeynu nahay, sida aan kuu sheegey, waanan is naqaanaa, waxba haku dhuuman hadal hays ah beeshan aad magaceeda soo hadal qaadey in ay yihiin dad la yaqaano. Sababta oo ah waa ragii "faqashnimaddda" iyo kibirkii aad ka qaadeen markii aad xiniinyo Soomaaliyeed ee Afweyne idiin hayey aad ku faani jirteen, idinka kibir jabiyey maalin cad. 

Xusuuso, saaxiib, ama adeeradaa kasoo wareyso nimankan kuwa ay ahaayeen hadii aanad aqoonin, gaar ahaan, Mujaahid Col. Tallaabo, Mujaahid Col. Ahmed Mire, Mujaahid Col. Ibrahim Ahmed Ismail iyo Mujaahid Siciid M. Nuur.

hadaanse ku baroba, lacala aad tahay nin aan taariikhdiisa aan aqoon, raggani waa wada beesha aad tilmaantey magaceeda, oo waa wada Reer Sanaag. Waana saraakiishtii SNM-ta ee muslinka idinka dhigtey ee cagihiina dhulka sida loo dhigo idin bartey.

Sidaa daraateed sifiican dooda iskaga baandhe, anigana iguma siri kartid hadalka jilecsan. Anaa u soo joogey idinkoo garab iyo isku haleen aad ka qabtaan Xoog-faqash ku kibrey. Waxaana kale oo aan u soo joogey idinkoo laydin Muslimiyey oo edeb dariska kula nool, Ceerigaabo-na in aad "marti" ku tihiin qori caaraddii laydinkaga saxiixey 1993 iyo shirkii beelaha Sanaag.

Ta sadexaadna waxa weeye, haku khatalmin dabeysha siyaasadeed ee laga dhaxley doorashii madaxtinimadda ee dhamaatey ee ka dhacdey Somaliland 2017 iyo waxa qurbo jooga lacagta laga soo siiyo Villa Somalia ay kaga dhex heeleeyaan baraha bulshadda. Sida gaar ahaan reeraha laysugu dhufto.

Ta kalane waxa weeye beeshan aad ka hadleyso waa Somaliland laf-dhabarteeda, ama rumeyso ama ha rumeysan. Waanad arki iyaga oo SL gacanta ku haya doorashadan 2022 ee soo socota, wixii ka dambeeya, dalkana hogaaminaya. Oo uu madaxweynahaasi ama Kulmiye kasoo jeedo ama Wadani kasoo jeedo, xisbi ahaan. Taas iga qor, caawa, saaxiib. 

Markaa, saaxiib, ilka-abeeso oo hoosta ka tidcan iskuna og waxa kasta oo ay isku qabtaan, majraca kama dembeysta ah ee ay usoo wada joogsanayaan uu yahay sidii Somaliland jiritaankeeda loo difaaci lahaa, Beshe-Dhexe ahaan, ha illoobin in ay xaqiiqdoodi taas tahay. Raggan iyo beeshan aad ka sheekeyneyso. Midkaas ayaa dhiigooda dhab ugu jirta.

Waxna kama taqaanid ragga aad ka hadleysaa ee candhuuftaada dib u liq. Oo bal is weydii maxay ku dhacdey in Col. Caare Tolkii yidhaahdeen, soo noqo ama tag, laakiin SL dagaal ku qaadI meysid?

Su'aashaa jawaabteeda hadaad garan karto, waad fahmi waxa aan ka hadlayo, adoon ku dawakhin waxaad kasoo maqasho Liban Samatalis oo ah raga lacagta faqashta Villa Somalia fadhida lagu siiyo sidii uu isugu xoqi lahaa ama isugu dhufan lahaa Beelaha Beshe-Dhexe.

Intaasna, ma garatey, saaxiib?

Miyaanan garandee, 😁😁😄 it's horrible and traumatic to be told to go to bed at 3 pm, you have to realise the security of the country was top priority for General Green, and was extremely effective,, if these events lead to you this, and  damaged you for  life , don't ruin for future generations,  you are Somali,  be proud and toosi luquntaada! Cuqdada iska saar

It is very sad to see grown-up person seeing ghosts everywhere , 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.