guuleedosman

Latest from Villa Unsom/Amisom

Recommended Posts

 

Somalia Foreign Minister In Soup For “Illegally”Appointing Envoys

On Aug 13, 2020

 Share

Acting Foreign Affairs Minister Ahmed Isse Awad is on the spot for illegally appointing and backdating the employment status of 11 diplomats, in breach of civil service law.

Sources told Radio Dalsan that the Foreign Ministry is now under probe to determine how the appointment was made after former prime minister Hassan Ali Kheire was ousted by the parliament, in a no-confidence vote.

The Foreign Minister is said to have been in Nairobi and deployed the officials in an online memo. The diplomats affected include those manning missions in Turkey, Canada, UAE, South Africa among other countries.

Some analysts told Dalsan that the appointments were illegal as they violated the constitution.

As details emerged on Thursday, Somalis on Twitter lampooned with most saying the illegal move could damage Somalia’s diplomatic practice.

WWW.RADIODALSAN.COM

Acting Foreign Affairs Minister Ahmed Isse Awad is on the spot for illegally appointing and backdating the employment status of...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xog: Laba wasiir oo maanta gacanta iskula tagay, xilli uu socday shirka G/Wasiirada

By Asad Cabdullahi Mataan

August 13, 2020

in Warar

Muqdisho (Caasimada Online) – Khilaaf sababay gacan ka hadal ayaa maanta dhaxmaray wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya iyo wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga xilli uu socday shirka sii hayaasha Golaha Wasiirada Soomaaliya.

Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Cali Amardambe iyo wasiiru dowlihiisa Maxamed Cali Xagaa ayaa la sheegay in dood dhaxmartay ay sababtay in ay gacanta iskula tagaan, sida ay noo sheegeen ilo wareedyo goobjoog ahaa kulankii maanta.

Doodda labada wasiir ayaa salka ku heysay arrimo shaqo, waxaana la sheegay in aysan jirin cid kala dhax-gashay ilaa ay gacanta iskula tagaan waxaana goobjoog ahaa sii haya xilka ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed.

Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa Caasimada Online u sheegay in maamul xumo, is barbar yaac iyo nidaam la’aanba ay ka jirto shirka wasiirada tan iyo markii uu xilka ka digay Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in dood dheer kadib uu shirka ka baxay wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Xildhibaan Amardambe iyadoona wixii markaas ka dambeeyay si la soo gaba gabeeyay shirkii wasiirada.

Labadaan wasiir ayaa sidoo kale ah Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya waxaana lagu soo kala doortay Muqdisho iyo Baydhabo waxaana khilaafkooda uu noqday hadal weyn oo ka jirta Muqdisho.

 

WWW.CAASIMADA.NET

Muqdisho (Caasimada Online) – Khilaaf sababay gacan ka hadal ayaa maanta dhaxmaray wasiirka Gaashaandhigga...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.