Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

A real halgamaa

Recommended Posts

gooni   

Dadkan media'ha siyaabo khaldan bay wax noogu sheegaan inta badan, haduu qofka ay wax nooga sheegayaan dhimirka la'yahayna waaba kasii xag jiraa.

Hadii ay run tahay wuxuu ka mid yahay 15'ka milyan oo gebi ahaanva xanuunsan oo ku nool soomaaliya.

Waxaa ku jira xoogaa caadifad ah aragtidayda. 

Wuxuu dhulka soomaalida ugusoo hor maray hargaysa oo  aan laga ogolayn maro buluug ah, xataa hadii gabar ninkeeda u gogosho.

Waa nasiib daro  xanuunka kusii kordhin karta hadaan lagasoo kaxayn sida ugu dhakhsaha badan. 

Wuxuu u baahan yahay in la hoos fariisiyo calankii buluugga ahaa haba iska dayacnaadee inta noloshiisa uga hartay.
 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, maakhiri1 said:

What a sad life, basically fought for nothing 

Not really. Soomaalis have won that war. Had it not been Kuuba iyo Soofiyeedkii xumaa and Jimmy Carter's anti-Muslim Christian attitude, Xabashi maanta Adisababa shishadeeda fadhin lahaayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.