Sign in to follow this  
Maaddeey

Beer Nin Fashaa weligiis ma baryoo mana baahoodeee (pics only)

Recommended Posts

Maaddeey   

Juxa, beeraha waa Jamaame & Zoonahaas, intii uu appreciate gareyn lahaa, buu caay & wax aan loo joogin la yimid, markaasaad haddana sidii inaan anna qaladka wax ka sameeyey isku kaaya dartay!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Juxa :D off ka dhig paranoi buttonka

 

 

Xiin, hada ka hor ayaa cigaal shidaad baa ubbo yaroo weesada uu ku shuban jirey dhulka uga dhacdey, markaasaa biyihii falalaq dhulka ku shumbey asoo arkayo, intuu saas u eegay buu yiri "yaraa oo dhiig badanaa" ubbadii yareyd buu la hadlayay :D

 

 

Maadeey, adigu topigaagan maanta waa qurxoonyahay, kii kale een kugu dhaleeceeyay aad buu ooga duwanyahay, kanse uma arko propagaandada uu Xiin ku tilmaamay, waad ka ilaalisey cawaamishii aan ka hadlayay ee nawaasibta iyo jawaazimta aheyd smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^ wax fahan adiga, your bravery has been challenged, i mean if you were toos-toos xabad iskugu tuur/bambo qarxiye saacadan HARAR xur bey ahaan laheyd.

 

xiin is wondering how maaddeey got pictures of jamaame? does he mean wuxuu kusii socday xagaa iyo kismaayo oo dadbuu galbinayay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

JUXA, akhri "yaraa oo dhiig badanaa" micnaha ku aasan :D

 

 

lol@galbinayey xagaa iyo kismaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

Inkastoon Shabaab taageersaneen, laakiin arintan beeraha in lafasho waan ku raacsanahay, we should give credit where its due guys.

 

Ps. If only dhalinta had their priorities straight, they would have gained alot of support!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Caku & Caadifad! & Wax aan balance aqoon!, qof & qolo kasta wanaaggeeda waa loo qiraa, yaa ka hadlaya shiddo & wax kale?, hadba wixii meesha yaalla baa laga hadlaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Hadalka kore adiga kuulama jeedin, lakin beero falidda waa Xaqiiq, tan 70 year olds-kana waa ku tiri kuteen aan waxba ka jirin, haddaad go'aansatay inaad indhaha iska xabkeyso waa yeelkadaa, haddeyse jirto ma waxaadan garan in qofka wanaagga lagu amaano xataa hadduu xumaan kale sameeyo?, macalimadna waad tahaye agow! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Balaayo kugu dhacday!, 'I havent found anything positive about them yet' aa?, weligaaba waxaad la safataa dadka xun-xun (from Weris to naagaha Soomaalida jirkooda ka ganacsada ee Yemen) meeqa videos oo dad aan soomaali ahayn ay ku amaanayaan Shabaab baa Sol lagu post-gareeyey?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

Originally posted by chocolate & honey:

Actually the 70 year old is my eldest uncle so no ku tiri ku teen there.

You are not the only one here. it was last year when a fellow Soler's uncle was assassinated, his death was celebrated here.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this