cadnaan1

Internet shutdown in muqdisho

Recommended Posts

Duufaan   
3 hours ago, Che -Guevara said:

No one is more powerful in Somalia than Hormud. I wish the government had that power over them. There's an obstacle to state-building. 

This has to do something else, cable problem like last time. These people are more powerful than any moqdisho government.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

It's not just the internet that's down also the telephone call are not connecting from outside the country aniga isku dayey ina aan la hadlo familka mana ii abaxaayo tells.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxaa ka jira in Internet-ka Soomaaliya loo jaray arrimo siyaasadeed dartood?

Wasiirka wasaaradda boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyada ee xukuumadda Soomaaliya, Eng Cabdi Canshuur Xasan ayaa faah-faahin ka bixiyey adeega Internet-ka oo shalay gabi ahaan ka go’an magaalada Muqdisho.

Ugu horreyn wasiirka ayaa beeniyey in dowladda Soomaaliya ay Internet-ka u jartay arrimo siyaasadeed, kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya arrintaasi.

Wasiir Canshuur ayaa carabka ku dhuftay in cilad aan la fileyn ay ku timid fiilada Fiber Optic ee soo dhexmarta badda hoosteeda.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in haatan lagu howlan yahay in la ogaado ciladaasi iyo meesha ay ka dhacday, si loo farsameeyo.

“Waxaa si cad u sheegayaa waxa dhacay waa cilad farsamo, laakiin ma’ahan cilad siyaasadeed iyo howlo kale.”ayuu yiri wasiirka boostada Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in dowladda Soomaaliyeed aysan dhibaato ku aheyn shacabkeeda, islamarkaana loo baahan yahay in aan la’iska eedeyn.

“Tecnolojiyada, aqoonta iyo waxyaabaha dhaqaalaha saameynaayo, marna dowladda ma siyaasadeyso.” ayuu hadalkiisa sii raaciyey wasiirka.

Adeegga Internet-ka oo ay inta badan ku xiran yihiin dadka Soomaaliyeed ayaa maqnaashiyihiisa wuxuu saameeyey koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya, waxaana sidoo kale jira khasaare badan oo ka dhashay, walow aan la shaacin karin inta uu la’egyahay.

Xigasho

_______________

Waa cilad farsamo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mr X   

^^ I think we will trust a neutral body like Netblock than N&N (one N now) mouth piece.

The independent evidence is that the internet was blocked on purpose.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.