Sign in to follow this  
BOB

hadda iyo talo

Recommended Posts

BOB   

waan ini salaamay dhamaantiin laakiin arin cusub ayaa igu saa,iday marka waxaan doonaaya in arintaan laygala taliyo arintaas oo ah shalay ayan aaday [MAAGALADA,LIYIRA,MIDALINE] marka,waxaan kusoo arkay reer soomaaliyeed waxaanaa layaaby ama ayagii ay la yaabeen farxadda iga soogoday iyo sida la iisoo dhaweeyay marka reerka sadex gabdhood aya ujoogta iyo afar wiil wanaa dad waxbadan daganaa dalkaan culombia marka shalay 2saac sidaan isku helnay waxaan kasootay 2saac oo habeenimo magarateen marka odogii reerka uwaynaa ayaa wuxuu igu yiri maandhow gabdhahan mid aan kusiiyo markaasan waxaan ku iri [war adeerow iisoodhawow] waaban,sugilaa in afkaaga warkaaso kale kasoo baxo laakiin waxu igu maandhow waxba ha,farxin horta iga qabo gabdha magacyadooda [1][ceebla] [2][2][xamaarato] [3][aaminagowayn] ciladoodana ceebla waa gabar hortaa waxgarat,ah laakiin waa,imaan,darantahay oo waxdeeqa,maleh. xamaarato,waa gabar aad/aad u qurxoon laakiin waa,aarebo oo marmar maxeeda injir aya kabuuxda. aaminagowayn waa gabar deeqsiyad oo ragu uma kala,soocnaa oo waxaa lagayabaa haddii ad guursato gabadhaas waxaad ogaata sarirta in,adan,raga kale kaxigin. markadhow anigu waxba kuuma qarin ee sidaas ula soco waana kaa warsugaaya hade waan kasoo tagay marka saaxiibaya ila,taliya 3gabdhood teeban doona yarad,badanna waa layga rabaa sxbiya ila taliya lana socda waxaan ahay nin,ay kacaddahay nabadgalyo dhamaantiin

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

BUUMAAYE LOL,sxb waan ku faraxsanahay in aad horta gabdha indhaha saartay,waayo marka hore waxaa kuu darnaa in aad aragto gabadh soomaaliyeed,taasna meel baad iska dhigtay oo hadda waxa lais la hayyo waxaa waaye kaliya saddexdooda midkii aad ku aadi laheed,saddexduba way kala daranyihiin run ahaanti,somali waxay tidhi timirtii hore ayaaba dab loo waayay ma tanbaa dab loo heli,marka hore adoon tillaaba qaadin horta ka indha dharag,indha nuursi billaaw,oday iska dhig,nin tashada iska dhig,yuusan rag kuu talinin,ma tashade iyo mata shiishe hanoqon,matashade hanoqonin oo adiga talada keen,ma tashiisha hanoqonin oo saddexda gabdhoodba beerka ka xanshiri,lax dhimatay laanka tuuroow ka dhig saddexdooda,midna ha cafinin,tu kasta il qoor dheer leh bay kugu fiirini,waxayba ila tahayba inaad mar hore aadba saddexdooda ka dhammeesay ood isla tumateen,waayo laba iyo toban saac sheeko kaliya kumaadan jirin,balaayo ayaad qiiqinaysay,si fiican baad yeeshay,waaloo baahnaa,naxariis yaa lagaa dareemin,sanka taag,indhaha ha caddeenin,dhagax iska dhig hadii lagula hadlo,hadii aad sheekeenayso 10 daqiiqo hal mar hadal markaasna haka badin hadalka 10 il miriqsi,dadku waa banii aadam,gabdhuhu waa nafleey,adiguna kaba daranba,is taakuleeya,kala faaiidaysta,isku danaysta,kala taga,ha is ag fadhinina,sadexda gabdhoodba waa halaag sida ii muuqata,bogota ciyaar ciyaar ma ahan,waala is xiiraa,adigana wax xiir,jaraanjarada ka tuur,macsalaama

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

NUUNE SAAXIIB WAAN KUSALAAMAY SAALAN KADIB SHAQADEYDI WAAN QABSADAY. WAXAANA LAKACAY [AAMINAGOWAYN SABABTO,AH CUDURKEEDU WAA SAHAL LAAKIIN KUWA KALE WAAN KAA GAABSADAY SXB MARKA WAXAAN AAMINAGOWAYN U DOORTAY WAXAAN RABAA IN AAN 4BILOOD WAR KAKEENO MAKAAS IYADAA [bURUSKA] ARAGIISA NICI DOONDEE SIDAAS AYAN KUTALO JIRA WAXAAN RABAA INAAN DHAGAXAAN KA,DHARGO OO 4BILOOD QOLKUXIRO MARKAASNA WARMAA KAYAAL SXB WAXAAN RABAA IEYTIRAADO IGATAG BURUSKAAS ARAGIISA AYAAN NACAY MAGARATAY SXB. LAAKIIN CEEBLA/XAMAARATO WAAN KAGAABSADAY SABABTO,AH MADAX,ADAAYG/AREEBANIMO DAAWO MALEH LAAKIIN,GOGOLDHAAF WAA LA DAAWAYN KARA

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this