cadnaan1

Muusa biixi iyo wiilashiisa oo Raba inay dhacaan ganacsato reer muqdisho.

Recommended Posts

Muuse Muqayil waa tuug muqayil ah oo bilaa xishood ah. Maalin uu islaan dhul ka dhaco, mar uu agoomo dhul ka boobo, mar... A classic case of drug addict awood yar helay. Wuu ogyahay meesha la iskaga daba imaanaayo marka ka gaarsii waaye.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
11 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Muuse Muqayil waa tuug muqayil ah oo bilaa xishood ah. Maalin uu islaan dhul ka dhaco, mar uu agoomo dhul ka boobo, mar... A classic case of drug addict awood yar helay. Wuu ogyahay meesha la iskaga daba imaanaayo marka ka gaarsii waaye.

Waa sheekadii ninkii la dhihi jiray xoosh ee ganacsiga xamar xaaraantanku heystay in the 80s oo wixiiba nuxur leh xoog ku qabsan jiray asaga oo awood dowladeed adeegsan jiray.

Astaa TV wuxuu noqday TV bulsho badan sameystay oo awood saaray xaga fanka iyo dhaqanka suugaanta iyo sportska Somalida kama hadlaa siyaasada.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saamileyda reer Somaliland ee Astaan Cable oo ka hadlay xariga maamulaha guud Cabdimanan Yuusuf

Manaan.jpg

Gudoomiyaha Board-ka Astaan Cable, ahna wakiilka inta badan saamileyda Somaliland ee Shirkadda Astaan Cable ayaa cambaareeyay xariga loo geystay Cabdimannan Yuusuf Maxamed oo ah maamulka guud ee shirkada Astaan bartamahii bishaan.

HALKAAN KA AKHRISO BAYAANKA SHIRKADDA ASTAAN:

Anigoo ah Axmed Maxamed Jaamac, Guddoomiyaha Board-ka Astaan Cable, ahna wakiilka inta badan Saamileyda Somaliland ee Shirkadda Astaan Cable waxaan cambaareynayaa xarigga lagula kacay Cabdimannan Yuusuf Maxamed oo ah Maamulka Guud ee Shirkadda Astaan, oo 17-kii bishan July lagu xidhay magaalada Hargeysa, iyadoo aan loo soo marin sifo sharci ah, isla markaana loo oggolaan qareen iyo ehelkiisu inay booqdaan.

Xarigga Cabdimannaan maalmo ka hor waxaa si sharci-darro ah culeys loogu saaray in la iga wareejiyo saamigii aan ku qornaa shirkadda Astaan Cable ee aan wakiilka uga ahaa ganacsato badan oo reer Somaliland ah anigoo haatan dalka ka maqan, kuna sugan dalka India si looga dhigo in shirkadda Astaan Cable 100% laga leeyahay Koonfurta Soomaaliya, ka dibna qiil loogu sameeyo sidii loo dhici lahaa hantideeda, taas oo ah wax ka baxsan sharciga, kana hor imaaneysa maalgashiga dadka u dhashay Somaliland, isla markaana saameyn xun ku yeelan doonto ganacsatada reer Somaliland ee maalgashiga ku sameeya koonfurta Soomaaliya.

Fekerka Astaan Cable in Hargeysa laga hirgeliyo aniga ayuu igu dhashay, waxaana ula tagay Shirkadda Astaan, waxaana ku guuleystay inaan saami xooggan ka soo ururiyo ganacsato badan oo reer Somaliland ah, sidoo kalena soo helo rukhsaddii ay shirkaddu ku hawlgaleysay. Waxaana ku shirkownay aqoonta farsamo iyo waaya-aragnimada Astaan ee ay u leeyihiin adeeggan iyo hantidii reer Somaliland iyo aqoontii aan u lahayn warbaahinta Somaliland.

Isku-biirinta hantida reer Somailand iyo aqoonta farsamo ee Astaan waxaa ka dhashay Shirkadda Astaan Cable, waxayna gaadhay guulo waaweyn oo ay sabab u ahaayeen hal-abuur cusub.

Shirkadda Astaan Cable waxay magaalada Hargeysa ka shaqaaleysiiyay in ka badan 120 shaqaale joogto ah oo reer Somaliland ah oo ka shaqeeya qeybaha kala duwan ee shirkadda. Waxaan fursado dhaqaale u abuurnay ganacsiyada yaryarka ah ee qalabkeena ku sii iibiya gudaha caasimadda Hargeysa, kuwaasi oo boqol ku dhow. Waxaan soo nooleynay fankii hore oo sii duugoobayay, inagoo fursado dhaqaale u abuurnay fannaaniinta iyo kooxaha miyuusigga. Waxaan xiiso u yeelnay isboortiga Somaliland, gaar ahaan horyaallada.

Waxaa nasiib darro ah in markii shirkaddu ku guuleysatay oo hanatay dareenka macaamiisha Somaliland in la soo maleegay qorshe la doonayo in lagula wareego, loogana dhigo inay tahay shirkad aan laga lahayn Somaliland oo xoolaheedu xalaal yihiin, waxaana arrintani gadaal ka riixaya dad doonaya inay sameeyaan adeeg noocan oo kale ah oo horay isugu dayay inay saami xoog ah naga qaataan.

Astaan Cable maanta waxay mudneyn in billad Sharaf lagu siiyo waxyaabaha ay soo kordhisay Somaliland ee ma mudneyn in lagu dhibaateeyo hal-abuurka ay soo kordhiyeen iyadoo loo adeegsanayo awood dawladeed.

Ganacsatada kale ee hore suuqa hore ugu jidhay ama kuwa cusub ee haatan qalabka rakibanayo ee doonaya inay suuqan soo galaan waxaan ku soo dhoweyneynaa gacmo furan, waxaana ku boorrineynaa inay suuqa ku soo galaan tartan nadiif ah, balse aysan ku soo gabban awoodda dawladeed.

Waxaan ka codsanayaa inta samaha jecel inay noo hiiliyaan, isla markaana muujiyaan in Somaliland la wada leeyahay. Waxaan rajeynayaa in sharcigu guuleysan doono.

Axmed Maxamed Jaamac
Guddoomiyaha Board-ka, ahna Wakiilka inta badan Saamileyda Somaliland ee Astaan Cable.

________________

Dowladda dhexe can do something by withholding the funds to Muuse Muqayil's regime.

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, Timacaddeh said:

They look very terroristy (not a word, but you know what I mean), don't you think? 😁

Somaliland CID did a very good job apprehending them before they caused any mischief!

Can you back up your allegation? Can I also ask you, in Somliland how long can a citizen kept in in jail before he is charged?

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Timacaddeh said:

Don't you worry your little head about it. Leave the Faqash and Al Shabaab to Somaliland, we know how to crush them 😏

You just focus on counting to 4 buddy. Macalin Timacaddeh is not happy that you are over here, instead of doing the homework I've set for you.

Now count to 4 for me.

😂😂😂 pathetic, you losing the battle. You making an allegation you can not even back up.  Man where is the rule of law you keep speaking of😂😂

The northern enclave is turning into paranoid dictatorship like North Korea 😂😂

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 minutes ago, Timacaddeh said:

You are definitely not brightest bulb in the box are you? Were you dropped on your head as a child?

It was a joke meant to take the mickey out of @Miskiin-Macruuf-Aqiyaar. The fact you think me saying people should be locked up because they look a bit terroristy (a word i admitted that I made up in the very post you quoted 😁), is a genuine allegation just goes to show I'm wasting my time as Macalin Timacaddeh to you. You are unteachable. 

Now go count to 4 for me.

😂😂😂 You accused the guy and his company as terrorist, don't backtrack it now🤪🤪 Even your sidekick Xaaji Xunjuf went along with? 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
33 minutes ago, Timacaddeh said:

Lol you quoted the wrong post then, you simpleton. Must Macalin Timacaddeh teach you everything?

Somaliland CID is holding this guy as a suspected financier of Al Shabaab. If the charge is proven to be true, he should be executed. Leave Al Shabaab and Faqash to us. We know how to crush them.

Kkk Man are you Ok tonight😂😂😂😂 You are all over the place 😂😂😂
  So are you now saying he has been charged? Can you provide any evidence that he has been charged for terrorism related charges? Or are you saying Muse Biixi told you so?

Share this post


Link to post
Share on other sites
17 minutes ago, Oodweyne said:

^^^^^

Hadey ciddi gaajo heyso, waxa gaajo adhax-jabisa ay heysaa "duulka" marna Gorowe lagu bahdilo iyaga oo isleh wax luf-luf ah ka hela. Marna Hargeysa usoo shiraaqda si ay nacfi uga helaan. Oo xataa ay danta seetadda ahi ay ku kaliftey in ay Suldaamadoodii iyo Cuqaashdoodii ay horey uga soo kaxeystaan Sanaag Bari. Marna Muqdishu u carara si ay "toolaay yaa D-block" ah ay uga daba yeedhiyaan Ina Farmaajo oo isaguba "marti" la sharfey oo la soo dhaweeyey, ku ah magaaladda uu madax-weynaha ka dhex sheeganayo.

Kuwaas ku wareeray halka ay roodhidda iyo dufanka Siyaasadda ka heli lahaayeen ayaa ugu dhow Soomaali kuwooda "duulka" ah ee ay gaajaddu madax-wareer iyo miyir-beel ku asqeysiisey. 

Intaas ma garatey, saaxiib?

JAALE,

Intii aad is lahayd cid iska dhici oo indhahaagu cadowga kaaga muuqda  Garoowe,  Mogadishu,  etc baa gurigii  hoos laga fiiqday! Bal dib wax u fiiri,  meesha aboor baa ku baxay.

Caqligaagu ha ka sareeyo reer reerkan mar walba ku muuqda.  Hadaad adigu u fasirtey anigu reer kama hadleeyn, 🙂

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 hours ago, Timacaddeh said:

Macalin Timacaddeh is always here to set you right, son, don't you worry about that.

Somaliland CID has come out and said he has been arrested for, and is being held in custody for, an allegation of financing Al Shabaab. 

WWW.COLLINSDICTIONARY.COM

Charge definition: If you charge someone an amount of money, you ask them to pay that amount for something... | Meaning, pronunciation, translations and examples

Look up point six in above dictionary and you will find my use of the word 'charge' was spot on here. Silly me, I forgot that you struggle to count to 4. Macalin Timacaddeh will get you there don't worry.

Dictionary my foot😂😂 Don't hit the bush and cut the crap. Will ya? You are accusing this guy and his company that he is being held for terrorism act, can you provide any evidence (even a tweet) that the  Northern enclave police has charged them so? My question is very clear but you have been caught lying red handedly so you have to resort to word games and bullshit. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Oodweyne said:

You must be hard of hearing, mate. After all, you were told that he is being investigated by the Somaliland National Intelligence Agency (NIS) for being a conduit of terrorist-money laundering. And he will be held there so long as his investigation last. As it's the law of the land, particularly if it concerns about Terrorism finance.

Now, you can flatter yourself and believe, that, some ignorant non-entity like you deserved to be informed about it, in terms of where the investigation is at, or the detail charges in which he is likely to be investigated on the basis of it. Or you could even believe that none of this is true.

But at the end of the day, he is cooling his heels in a NIS integration cell, as he should be, and you are here talking crap about it. Even when you know that your waffle on his behalf is no more to be taking seriously than that of a water off a duck's back (as it were).

Hence, stop being a block-head, mate, And realize, that, we in Somaliland mean business when it comes to ensuring our "internal security" is never "compromised" like the manner they are easily in Somalia. 

Got the message, now, dear lad? 

War sug bal adi 😂😂

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.