gooni

When a woman cries, disgrace is attached to a man

Recommended Posts

gooni   
11 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Islaamihii xataa lama dhaafaayo miyaa?

Gabadhu waa xusbiga kulmiye sida ay sheegayso, waliba Europe ugusoo dhaxamootay aqoonsi doon dartiis, gaar ahaan ku xigeenka garabka u fadhiya Sweden.

Mujaahid yaa ka dhintay mid kalena haday u dhexdaa ama xaaskiisa tahay.

Intaas oo titles ah iyo dhaqankii suubanaa labadaba way ku baxsan wayday.

Waa hablihii soomaaliyeed oo dhabankooda labeenta laga tiri jiray waxa snm sidaa u bahdilayso.

Si kastaba, xayraanku mar hore yuu soo bilawday wax cusub ma'ahan.

Hadaad aragto dumar jir-dilkooda ookiyaale ku qarinaya saxaafadana ka xushoonaya.

Ama ciyaal shaati buluug ah kala dhuumanaya, goobihii kubada lagu ciyaari jiray.

Aqoonsi laga doono dal aan la aqoonsan. 

Xaalka snm ma fiicna hadaan aragti qiyaasay, waa gaba-gabo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
8 hours ago, cadnaan1 said:

Islaanta waxaan maqlay waa looma ooyaan oo tolkeeda Hargeisa ma dagana.

Dadka laga tirada badan yahay waa la dulmay runtii, xataa waxaan arkay qaar baal shimbireed madaxa ku xirtay ciil dartiis.

Si kastaba, in gabar loo gacan qaado dhaqan ma'ahan, baryahaan waxaa soo batay dumarka lagu xad gudbayo.

Mujtamac hadaad doonayso inaad aragto quruxdiisa waxaa la eegaa dumarka iyo caruurta waana labada snm laga celin la'yahay.

Share this post

Link to post
Share on other sites
12 hours ago, gooni said:

Gabadhu waa xusbiga kulmiye sida ay sheegayso, waliba Europe ugusoo dhaxamootay aqoonsi doon dartiis, gaar ahaan ku xigeenka garabka u fadhiya Sweden.

s0210.gif s0210.gif  @ dhaxamootay aqoonsidoon. Ha iskaga noqoto Iskaandineefiyaankii qabooga ku dilay.

Share this post

Link to post
Share on other sites
13 hours ago, Timacaddeh said:

I see you're resulting to personal attacks in random threads, now I have karbaashed you into submission😁

If you can't handle the heat, get out of the kitchen. Stay in your league.

I had the last lough cuqdad boy😂😂 Now go and insult women 😂😂

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Ina mucjiso

Dad kale ayaad Ku sheegtay inay shaqooyin hoose ka qabtaan waqooyi region but reality it's the other way round

In xamar waxaa ka buuxo dhalinyaro reer waqooyi ah oo waxbarasho heer jamacadeed ah oo maqaayadaha kabalyeeri ka ah and not to mention some other illegal work done by your sisters markaa inaad iska aamustid ayaa lagu qaatay.

Share this post

Link to post
Share on other sites
11 minutes ago, cadnaan1 said:

Ceeb calayk. Leave our Somali sisters alone. I urge you to edit your post.

Share this post

Link to post
Share on other sites
17 hours ago, cadnaan1 said:

Ina mucjiso

Dad kale ayaad Ku sheegtay inay shaqooyin hoose ka qabtaan waqooyi region but reality it's the other way round

In xamar waxaa ka buuxo dhalinyaro reer waqooyi ah oo waxbarasho heer jamacadeed ah oo maqaayadaha kabalyeeri ka ah and not to mention some other illegal work done by your sisters markaa inaad iska aamustid ayaa lagu qaatay.

Don't give a little attention to the sewage-dwelling vermin who craves all attention since marfish laga xiray. This creature loves all attention all the time like a lost puppy.

And unlike dadka is-huba oo guri edeb lagu soo barbaariyey, this boosaneero creature eey waxba ma dhaamo. In fact, I am insults eeyo to call this creature one. This creature will always be under cagteyda hoose.

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
2 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Don't give a little attention to the sewage-dwelling vermin who craves all attention since marfish laga xiray. This creature loves all attention all the time like a lost puppy.

And unlike dadka is-huba oo guri edeb lagu soo barbaariyey, this boosaneero creature eey waxba ma dhaamo. In fact, I am insults eeyo to call this creature one. This creature will always be under cagteyda hoose.

Magaca ina- mucjiso sida uu ku baxay markaad ogaatid that explains his behaviour aqlaaq xumida.

Share this post

Link to post
Share on other sites
4 minutes ago, cadnaan1 said:

Magaca ina- mucjiso sida uu ku baxay markaad ogaatid that explains his behaviour aqlaaq xumida.

I know this creature boosaneerada ku nool for more than 17 years on here SOL. This creature's other name was banned before after breaking site's rules. It always wanted, begged me to address and I had never given that satisfaction because as I said cagteyda hoose ayee ka hooseysaa this creature.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.