Sign in to follow this  
Jacaylbaro

What Do You Know About Somaliland Christians ?

Recommended Posts

Akhristow rumayso, ama ha rumaysanin, Maanta waxaa jira dad aad u tiro badan, oo u dhashay wadanka Somaliland haystana diinta Masiixiyada, maaha dad uga tegay diintoodii hore, sida aad aaminsantahay lacag ama u jeedooyin kale.

 

waa dad ay ka dhab tahay rumaysadkoodu, kadib markii ay arkeen xaqiiqada. sida ay aaminsanyihiin dadka soomalida ahi guud ahaan, waxa ay u qabaan in diinta Masiixiyadu ay tahay diin loo galo, lacag iyo ujeedooyin kale oo aan lagaranayn meesha ay kala yimaadeen.

 

Hadaba, koritaanka nambarka dadka somaliland u dhashay ee Masiixiyiinta ahi, maalinba maalinta ka danbaysa waa uu sii korayaa. Rabbiguna Isaga ayaa shaqadiisa wata, oo mar walba garab taagan, dadkaas laga tirada badanyahy, ee ku taagan jidka Ilaah ee saxda ah. waxa looga dhigaa dadka, in diinta Masiixiyadu ay tahay mid waxba kama jiraan ah,

 

laakin waxaa la arki doonaa sannadaha soo socda in ay saamayn wayn, ku yeelan doonto wadanka, sida aan rajaynayno, oo cid waliba ay heli doonto xuquuqdooda oo dhamays tiran. waa hubaal ku qanac ama ha ku qancin. hadi aad jeceshahay, waad noo soo gudbin kartaa fikirkaaga aad ka qabto Masiixiyiinta Somaliland.

 

 

jaamac kayse xuseen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^Oday shaydaanka iska naar, ama even better kan yaree laptop-kaaga kula isticmaalaya u sheeg in uusan SOL wax ku daabacin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Rer-hebel wagaash iyo kufriga wacad alla u yaale,

Waa niman walaala ah taniyo waaga aakhira'e

Ina walanwal wiilkuu dhalana, gaaladuu weheshan doonaaye

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Cawaale:

^Oday shaydaanka iska naar, ama even better kan yaree laptop-kaaga kula isticmaalaya u sheeg in uusan SOL wax ku daabacin
:D

:D:D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Originally posted by Mr. Somalia:

^

JB, maanta ma Vatican-ka ayaa aqoonsi lagu sheegay?
:D

Loooooooooooooooooooollll.....!

:D:D:D:D

Sxb this is the best that has ever come from you...nice one.

 

On a serious note I agree with JB the number of Somalis be which ever region they are from whether North-West or anywhere else is rapidly increasing - but I doubt whether the financial gains or luring can be ruled out.

However I firmly believe any Somali who chose to believe in the devil himself let alone one of the books to be given the liberty to make that choice.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

^What you believe micno masamaynayso....qofkii diinta kabaxaa waa in qoorta loo dheeraay sida diinta Islaamku ay qabto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
B   

I think the fact that Somaliland has allowed Christians to live in their territory is indeed a positive move. People should be allowed to make their choices, there is no compulsion in relgion. In time, if these people are allowed to live in peace and Somaliland people show them their good islamic conducts and mannerism, they will become muslims. Its just that when people feel intimidated that they hang on to their beliefs. Whether christian or muslims, I believe the somaliland constitution protects people, or if not the case, should be amended to protect minorities.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Originally posted by Abtigiis & Tusbax:

Rer-hebel wagaash iyo kufriga wacad alla u yaale,

Waa niman walaala ah taniyo waaga aakhira'e

Ina walanwal wiilkuu dhalana, gaaladuu weheshan doonaaye

:rolleyes: :rolleyes: :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this