Sign in to follow this  
murefu

nomadka kuwaan la dhaho meshaan maxa u diiday

Recommended Posts

nuune   

murefu lol,waryaa meeshan xoogaa waa lagu caajisaa,dadka badankood dooni maayaan in ay ka hadlaan JAVA or x2 error or 76(#),ma waxyaalahan baan tabar u heenaa sxb,adigu bal wax keen oo muhiim ah lagana faaiideesan karo,anaga waxba isla ma heenee,ciid mubaarak waryaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
DAD   

War sxb anaku hadii aanu nahay NOMAD marba meelbaan u guurnaa, oo marba meelbeey inooga dhagdaa. Hada General-Forumka ayeey inoogu jirtaa. ;)icon_razz.gif

 

Mida labaad, war sxb hada waxaan qaadanooyaa class Visual Basic ah, inkastoo oo uu xoogaa iska adag yahay, isla markaana tar tiib tartiib ayaan ugu soo bogoyaa. Adigu maxaad class oo programing ah ayaad qaataya/qaadanoosaa sxb?

Share this post


Link to post
Share on other sites
murefu   

SXB DAD WAR SHEEKO FICAN AYA ABUURTAY..SXB OCP PLUS MCSE HOLDER AYAAN HAAY ILAA HADA PROGRAMINGKA ISKUMA FIICNIN SXB ILEEN SOMALI BAAN AHAY WAAN RAAXA JECLAHAY ..OO 7H MA SAMEEN KARO IN AAN KOR FADHIYO COMPUTERKA..LOL VB.NET WEY FUDUDAHAY WAAANA MUHIIN SXB GARABKAAGA ..ISKA XIJI SXB

Share this post


Link to post
Share on other sites
DAD   

Sxb marka hore Salaan dheer iga gudoon. Sxbow, naagta classka dhigdo ayaa tiri, markii aan kan dhameeyo waa in aan qaato mid la'yiraahdo VB.NET. Horta labada class maxeey ku kala duwan yihiin, soo un isku mid maaha?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

sxb DAD,sheekada hadday computer imaato cagaha ayaan wax ka dayaa,java ayaan mar bartay,mana garanayo meel ay iga tuurtay,programmingya fara badan baan daba niqleenayay illaa sanadihii ina soo dhaafay,meel allaala meel ay ku danbeeyeen garan maayo waa taan caana beelaa,ciid mubaarak

Share this post


Link to post
Share on other sites
murefu   

DAD bro hadi aad taqanid VB6 vb.net wey ku fududahay only code ayaa la badalay in kasto aan aqoonguud kaliya aan hesto maxa yeelay my degree aya wuxu yahay IT oo HADANA programming marka maqlo waxan dhahaa ..there are NO programmers in this world ..cuz aad ayu u adagyahay oo so nuune shegay anigaba laba sano ka hor ayaa JAVa C language ka baxsaday ..marka bro visual basic waa programmingka ugu fududu aadanA wax ku qabsaN kartid marka haka harin ..sida nuune yeelay

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this