Mastermind

Arab Guy abusing Communities near Berbera

Recommended Posts

cadnaan1   

Hadii uu shaqsi Somali ahaan lahaa oo xataa reer degaanka ah hubkooda ayey also bixi lahaayeen oo dagaal culus ayaa ka dhici lahaa halkaas.

Somalida ayaga ayaa iska adag

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

لا حوله ولا قوة الا بالله 

Koonfurtu waa dad nool inay ayagu is dhacaan mooyee shisheeye ma dhici karo.

Waqooyiga qaad baa gunti furay shacabkana waxay ku dhahaan nabadda ilaashada.

Macdanta waxaa laga qodaa buurahooda kontenerka dhoofayana looma ogola inay furaan.

Waa maamul koonfurta un u faana, hadana shisheeye u dulaysan 

Share this post


Link to post
Share on other sites

If he has been mining and extracting minerals for 3 years and he is not giving back anything to the communities to compensate for the environmental devastation caused that is an abuse. 
 

The locals should take matters into their own hands and send him wherever he came from, like the tarxiil these Arabs do to our people.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Odweyne

Saaxiib is bar-bar dhig gobalada soomaaliya ma'ahan mowduucu

Cabashada dadkuna wax wayn ma'ahan ayaduna markaad sii fiiriso, waa shacab aan ogayn waxa lakala macaashayo.

Casaabada meesha gaysay carabka qudhoodu waxaa ugu dambaysay maalinkii ay geeyeen buurta waa sadex sano iyo siyaado.

Maxaa buurta ku jira marka hore waa shaqo aqoonyahan

Maxaa dadka locals ah qofna looga shaqo gayn waayay waa su'aasha ugu wayn mowduuca.

Waa arrinta snm dawladda federaalka soomaaliya kula colowday waana dhawrista hantida ma guurtada ah ee alle ku manaystay dalka soomaaliyeed.

Hadaanan caqli aan leenahay kulasoo bixi kari waynay macnaheedu ma'ahan inaan mijin jaada siisano.

Aqoonyahan markaad tahay kala saar rag iska celinta sokeeye iyo dayaca afmariskaa oo snm ku xaraashayso hantidii jiilka soo socda oo wiilkaaga wiilkiisu owoow u noqon lahaa.

Arrintu waa intaa walaale adigoon gabay iyo baraanbur isku dhex darin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
16 hours ago, gooni said:

لا حوله ولا قوة الا بالله 

Koonfurtu waa dad nool inay ayagu is dhacaan mooyee shisheeye ma dhici karo.

Waqooyiga qaad baa gunti furay shacabkana waxay ku dhahaan nabadda ilaashada.

Macdanta waxaa laga qodaa buurahooda kontenerka dhoofayana looma ogola inay furaan.

Waa maamul koonfurta un u faana, hadana shisheeye u dulaysan 

Waa runtaa. Neefliyaasha qaarkood waa lagu yaqaanaa inay shisheeye u niikiyaan had iyo jeer. Carab walaa gaal cad.

Tan camal dowladda dhexe kaliya yaa wax ka qaban karto. Markee awood yeelatana wey ka qaban doontaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.