Sign in to follow this  
Deeq A.

Danjire Caalim “Villa Somalia Way Ka Gardaran Tahay Weriye Cabdicasiis Gurbiye”

Recommended Posts

Deeq A.   

Danjire Maxamed Caalin oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed kuna sugan wadanka Finland ayaa ka hadlay xaalada xuriyatul qowlka dalka,isagoo sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo kooxdiisa ay gardaro ku haystaan tafatiraha Goobjoog Cabdicasiis Axmed Gurbiye, wuxuuna dhinaca kale sheegauy Dowladda uu hogaamiyo madaxweyne Farmaajo ay magdhaw siiso weriye Gurbiye

Halkan Ka Daawo Danjire Caalin Oo Ka HadlayArinta Gurbiye Iyo Villa Somalia

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this