Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddiga doorashooyinka qaranka oo gaaray magaalada Dhuusamareeb

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) iyo xubno ka tirsan guddigaasi ayaa maanta gaartay magaalada Dhuusamareeb,halkaasi oo ay ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan Gamudug.

Ujeedka safarkeeda ayaa sidoo kale salka ku haya sidii ay kulamo looga hadlayo arrimaha doorashooyinka ula qaadan laheyd madaxda dowladda Feeraalka iyo kuwa dowlad goboleedyada ee ku sugan magaaladaasi.

Dhowaan madaxda dowlad goboleedyada dalka ayaa shaaciyey in wada tashi laga yeesho xaaladda dalka,gaar ahaan arimaha doorashooyinka ku soo fool leh dalka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this