Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

What is cooking in Dhuusamareeb?

Recommended Posts

"1 Doorasho dadban oo ay dooran doonaan xildhibaanada ergo u dhexeysa 101-1000 ergo kuwaasoo ay soo xulayaan Odayaasha dhaqanka,bulshada rayidka,waxayna doorashadan dhici kartaa kahor Febraayo 2021.

2- Nooca labaad ee doorashada la soo bandhigay ayaa ah mid isku jir ah Qof iyo Cod ah iyo Mid Dadban, doorashadan ayaa waxaa codeyn kara dad ka badan hal malyan oo ruux iyadoo ka dhacaysa gobolada dalka,doorashadan ayaa waxa ay dhici kartaa illaa July 2021.

3- Nooca saddexaad ee la soo bandhigay ayaa ah mid ay codeyn karaan illaa saddex milyan oo ruux waana doorasho Biometric ah taasoo ah muddo 13 bilood waana doorashadii ay soo bandhigeen guddiga doorashooyin qaran.

4- Sidoo kale nooca afaraad ee la soo bandhigay ayaa ah doorasho hal maalin dhacaysa oo isla maalintaas la diiwaangelinayo codeeyayaasha balse waxaa ay doorashadan qaadanaysaa muddo u dhexeysa 9- 12 bilood."

Doorasha waxa ka haray dhowr bilood, ilaa hadda magaranayaan habka doorashadu u dhacayso. This is pure incompetence or crude delaying tactics.

Share this post

Link to post
Share on other sites
14 hours ago, Peace Action said:

Peace, which is your primary option? Option three is not bad, but not feasible for some, I guess.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Saciid Deni iyo Axmed Madoobe oo ‘lagu qanciyey’ shirka Dhuusamaareeb 3

Wararka laga helayo Garoowe ayaa sheegaya inuu is-bedal ku yimid go’aankii diidamada ee Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) ee ku aadanaa ka qeyb-galka wejiga saddexaad ee shirka Dhuusamareeb.

Siciid Deni ayaa la xaqiijiyey inuu maalmaha soo socdo ku biiri doono shirka Dhuusamareeb 3, kaas oo diirada lagu saarayo xaaladda dalka iyo doorashooyinka.

Madaxweynaha Puntland ayaa la sheegay inuu cadaadis xoogan kala kulmay xubnaha beesha caalamka, gaar ahaan wakiilka ee QM ee Soomaaliya iyo safiirka Mareykanka.

Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in saacadaha soo socda wafdi horudhac u ah Deni ay gaari doonaan magaalada Dhuusamaareeb, kuwaas oo ka qeyb-galaya shirka.

Wejiga saddexaad Dhuusamareeb oo si rasmi ah u furmay habeen ka hor ayaa waxaa ka qeyb-galaya Madaxweynaha Soomaaliya, Madaxweynayaasha maamullada Galmudug, HirShabelle, Koonfur Galbeed iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho.

Inta badan shirar gaar-gaar ah oo ay yeesheen madaxdaas ayaa waxaa lagu gorfeeyey caqabadaha hortaagan shirka iyo sida looga gudbi karo, inkastoo illaa iyo hadda aysan isla gaarin wax go’aan ah oo ku aadan xaaladda guud ee dalka ama doorashooyinka soo socda.

Waxaa sidoo kale madasha ka maqan Jubbaland, balse waxaa lagu soo warramayaa in Axmed Madoobe uu isna tegayo Dhuusamareeb, kadib markii ay ku qancisay B/Caalamka.

Lama oga sida ay wax noqon doonaan iyo natiijada ka soo bixi karta shirkan oo muhiim u ah doorashada 2020/2021-ka, si loo cadeeyo nooca ay noqoneyso, looguna heshiiyo.

Soomaaliya ayaa haatan ku jirta marxalad kala guur ah oo aad u adag, waxaana xaaladdu ay ka sii dartay markii la riday xukuumaddii ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre.

Xabashi

Share this post

Link to post
Share on other sites

Very interesting,  I would prefer pushing for one man one vote, that would have been a game changer for Somalis. 

It must become Mandate for next government,  no more wasting time, no more spending time unnecessary things

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.