Che -Guevara

United Nations meeting

Recommended Posts

gooni   
3 hours ago, Tillamook said:

I hope Somalis everywhere will pressure whoever replaces the useless Farmaajo administration to immediately get on with creation of a constitutional court which will become the final arbiter of constitutional disputes. That should the standard by which the next president gets chosen.

Tolmooge

Farmaajo boqorka Japan ma'ahan waa la badeli karaa.

Farmaajo wuxuu kaliya oo ka hor yimid in garoowe layska ag fadhiyo malaayacni, oo hooyo aan irmaanayn ilmo aysan korin karin la ag seexiyo.

Ayadoo la rabay inay jiifka kacdo oo sida isu dhaanto bay waxay tiri labo cunug oo kale yaan dhalay ee ha layla koriyo. 

Waxayna u bixiyay garoowe one iyo garoowe two, kii sadexaadna haday riman tahay.

Hadii maxkamad dastuur la sameeyo ma u malaynaysaa in hooyadii federaalku u hogaansami doonto go'aanadeeda? Mise waa in shardi looga dhigaa inay xarunteedu qardho noqoto?

Soo ma ogid in hadii codka laga helo xildhibaanada ku matala puntland federaalka dhexe ay ka hor imaanayso rabitaanka beesha iyo dastuurka garoowe yaala.

Walaale
Puntland sinaan waa ogol yihiin waa dad fiican. 

Sarayna waa ogolyihiin waa boqortooyo. 

Hoosayn ma ogolaan karaan. 

Waa xigmad aan ka helay aqoonyahan ku abtirsada puntland oo okiyaale tir-tiranayay.

Waxaan ku iri walaale.

Sinaan wax laguma xukumo,waa in kala dambay la helaa.

Sarayna heli maysid, ilaa aad hoosayn ogolaato.

Beesha caalamka arrinteeda dawladaan hada joogta waa soo af jartay ilaa xad.

Aragtidayda puntland toosh sii damaya bay salka ka garaacayaan.

Share this post

Link to post
Share on other sites
2 hours ago, gooni said:

Gooni, walaale gacaliye, xaalku inuu jiq idinku yahay waan ka war hayaa, laakin anigu Farmaajo useless kama dhigin. Aqoon la’aantisa, karti la’aantisa iyo wax qabad la’aantisa ayaa maanta dhigtay meesha uu asagoo gacmomaran fadhiyo.

Politics is a full contact sport, so don’t ever try to blame the weaknesses and failures of Farmaajo on his political opponents. 

Puntland, for its part, will always look out for its own interests. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
21 hours ago, gooni said:

😁😁

Xaalku jiq ma'ahan beel daaje.
Meel fiican buu wadanku marayaa sug cayaartu ha kululaatee.

Ciyaari waa gellin denbe miyaad ileedahay. 😁

Fariid, saas dheh intaad maalin walba aad meeshaan ka dhex calaacali lahayd.👍

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Tolmooge

Galin dambe wali lama gaarin ha degdegin ina aabo 😎

Alxamdulilah hadii puntland farxad hadlayso, waa arrin noo wanaagsan khaas ahaan iyo guud ahaan.

Baqdinta iigu wayn waxay iga haysay in puntland gooni u go'do oo aan kaligay agoon koriyo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
10 hours ago, gooni said:

Tolmooge

Galin dambe wali lama gaarin ha degdegin ina aabo 😎

Alxamdulilah hadii puntland farxad hadlayso, waa arrin noo wanaagsan khaas ahaan iyo guud ahaan.

Baqdinta iigu wayn waxay iga haysay in puntland gooni u go'do oo aan kaligay agoon koriyo.

Baqdintu waxay kamid tahay astaamaha fuleyga’e Bir iska dhig waryaa!😁

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.