Sign in to follow this  
Deeq A.

MUQDISHO: Raysal Wasaaraha Dalkaasi Soomaliya Iyo Wakiilka Midawga Yurub Oo Garoonka Kubadda Cagta Orod Guclayn Ah Ku Sameeyay .

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Muqdisho) Raysal Wasaaraha Dalkaasi Soomaliya Mud. Xasan Cali Khayre iyo Wakiilka Midawga Yurub ee Somaliland iyo Soomaaliya Nicolás Berlanga Martinez ayaa orod guclayn ah ku soo bandhigay Garoonka Kubadda Cagta ee Muqdisho oo dhawaan dibudhis casriyayn ah lagu sameeyay .

  • A0140F33-18A5-4E3B-85DD-D7F90D0E4056.jpe
66798B1C-0EA0-4E0D-B65E-CC732488D186-899

Labadan masuul oo jimicsanaayay xili saxaafadda ay ka soo muuqdeen ayaa dhinaca kale mujinaayay in Nabadi ka soo muuqato Magaalada Muqdisho oo dagaalo hala keyeen 30-kii sanno ee la soo dhaafay.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this