Sign in to follow this  
Deeq A.

Khayre oo dib u dhiska Muqdisho Stadium uga mahadceliyey M/Yurub

Recommended Posts

Deeq A.   

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Midowga Yurub iyo dowladda Norway uga mahadceliyay gacanta ay dowladda ka siiyeen dayactirka Garoonka Ciyaaraha Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Ambassador Nicolás Berlanga Martinez ku sharfay ka qeyb galka orod uu galabta ku sameeyay tuulada cayaaraha oo dib u dayactir lagu sameeyay, lana qorsheynayo in lagu qabto tartamo isboorti oo heer caalami ah.

Ra’iisul Wasaaraha Dalka iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa si wada jir ah galabta ugu jimicsaday garoonka Cayaaraha Muqdisho.

aalamiindo.jpg garoonka-Muqdisho.jpg garoonka.jpg Kheyre-1.jpg Mogadishu-Staduim.jpg Mogadishu.jpg Muqdisho.jpg

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this