Sign in to follow this  
-Serenity-

Troll Corner

Recommended Posts

Lily,Young chaps? Young is a relative word eedo. Americanka,would be like, so and so is young,he is only 60. Somalis,on the other hand,would be, Ninku waa oday, he is 40! Hello? smile.gif

 

Jaadna ilkaha kama rido dadka. Its poor grooming hadaba.

 

Ps.Gabdho(fahmo,DD,Malika,CL),xageed kasoo foofteen? L0L. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Malika, waa runtaa waa la dhanyahay, after u posted that song, aniga dhan maanta qalbiga ma joogo, mirqanakii aduunka ayaan ku jiraa, waa la i sitaa :D

 

 

hello MDD, soo dhacyeey(when baabuurta jaadka ay imaadaan) :D

 

 

Lily, lool, Inshaa Allaah year kheyr badan Ilaah hanooga dhigo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

War dejiya, waar dajiya waxa wata nuune.

Hees jaceyl waxa uu i saameeyaa marka meel ii cadahay smile.gif

 

FB

Foofteen or foocdeen? kee waaye?

Share this post


Link to post
Share on other sites
-Lily-   

LOL Nuune, I had an image of you being dragged by the collar, Somali is an infinitely funny language walle.

 

Hey Che smile.gif , just work your contracted hours, time is precious.

 

FB, it’s the coke , high sugar tea and the general habit of cow-like behavior, excuse me, Jaad, that ruin one’s teeth.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ms DD   

I had the strangest dreamlast night. Someone was offering me fresh majin. I have issues malaha.

 

Hello Che

maryooley goes for men? mise waa macawiislayaal?

 

Lily

You havent finished work yet?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

MDD looooooool@majin, you gota try one time, balaaya waa laga wardoonaa, aniguba bari baan ka wardooney mirqaanka aduunka, and chewed the most strongest jaad of all, called dabamusbaar, there was another type called dhajjis which I tried as well mixed both, indhihii baa caag i noqdey but didnt noticed waxaa ii daarnaa dadka ha iska weyneyn inaa kalii wax garad tahay ha iska dhigin walaalee, badaan dul sabeenayey,

 

one time off bey aheyd :D

 

 

Lily, ehehehe dragged, waxaan soo xasuustey sheeko aheyd nin bari intuu qaad ka soo dhargey, jaadkii baa ka go'ey oo bar go' ayuu noqdey, waa mugdi dhulka, suuquu soo aadey, mirqaankii aduunka waaye, yaanyuuro or mukulaalo ayaa ka hor yimid, wuxuu u maleeyey naagihii jaadka iibinaayay, yaanyuurihii buu ku yiri abaayo macaan jaadkii baa iga go'ayee i deymi barri baan lacagta kuu keeni :D

 

marqaan daraadiis waaye waxaas ka warran hee, habeenkii dhanaa yaanyuurahaas uu ersanaayay

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Hello DD..My apologies, Lily distracted me. Men are the only Maryooley.

 

Lily..That's everyone is doing even there is load of work, but there is serious if things don't improve we will be looking at hard. My old company already laid off 2.300 people.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maalin wanaagsan trollers smile.gif

 

reer hargisa know how to sell the stuff.

 

waxaan aad u xasuustaa: "kan dhakada weyn-low !... ma kun baad wayday ! ....... hadaad waydayna ma kaartaad wayday"

 

that is what i call marketing .. lacagta jaadka hadaad waydo wax soo xad :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

"kan dhakada weyn-low !... ma kun baad wayday ! ....... hadaad waydayna ma kaartaad wayday"

I love that :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
-Lily-   

Che,that sounds bad but laying off ppl and then expecting others to do their work is unacceptable.

 

DD, I’m here till 5 30, and that’s only because I worked through lunch.

 

Morning GJ

 

Nuune you and your stories :D .

 

Where is Ngonge? I’m sure he is here till 5.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ Maalin wanaagsan Lily

 

:D @ nuune marka la yidhaado kan dhakada wayn-low dib baad u soo fiirin lahayd .. thinking they were talking to you .. and the BAM ! you are hooked.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Faheema Wow, so nice to see you, do you have connection now?? Wlc back to earth :D LOL

 

Hey lily, I need chocolate, Ms DD are you and Bilkiss up for some chocolate drink race late??

 

Hi to everyone else smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Ibti, oo Faheema ma khadkaa ka go'ey :D

 

 

geeljire lool@waad soo fiirin laheed, sure, ther eis this crazy market in hargeisa in around STC area, jaadka markuu soo dhaco waa adiga iyo Rabbigaa, waa lagu jiiri wadada ma mari kartid,

 

 

Laters everyone, finished work, all enjoy your weekend

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this