Sign in to follow this  
-Serenity-

Troll Corner

Recommended Posts

Cara.   

Congratulations Ibti! How is graduating with merit "average"? Woman waad waalantahay, to quote you (now that you've got an advanced degree your words will have more weight :D )

 

LOL @ young wife in Manchester.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by The Zack:

Wanaagsan oo wacan, Anigaa u sareeyo
kobtan eegga.

Rageedi :D alla maxaad godcusbo, fiiq, danood baarreey iyo ceelkarri isku soo martey

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ bal jilci sxb .. waxa aad meesha ku soo qortay.

 

god cusbo oo keliyaan ka gartay.

 

wlc@ zack .. u sareenta ha u barin .. kolba haduu Geeljire meesha soo galo .. kobaha waa laga yacaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Originally posted by nuune:

quote:Originally posted by The Zack:

Wanaagsan oo wacan, Anigaa u sareeyo
kobtan eegga.

Rageedi
:D
alla maxaad godcusbo, fiiq, danood baarreey iyo ceelkarri isku soo martey
Lol Nuune, waad garatay, intoon ka carraabay godcusbo baan amin ay qoraxdu baal gashatay godkeeda istaagay hargeele. Markalana anoo dhankaas iyo Nogob marahayo, intoon fiiq dusheeda tagay maxaan sagag ku dheelmaday. Adigu meelahaas ma aragtay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Geeljire, wallee geeljire ma tihid hadaadan aqoonin magacayadaasi, waa meelaha ug geela badan ee dhulka Soomaalida, place names, zack baa yaqaano isagaa dhulkaasi ku dhashayee saan filayo smile.gif

 

 

The other two words Zack used are: Kobtan & eegga, Kobtan means halkan, eegga means hada.

 

 

Edit, Zack, maya sxb, maan arag wlai dhulkaas, aqoon iyo aragtiba waa iigu laabantahey, abaaqarroowna ma tagtey iyo Jarrati :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by nuune:

Geeljire, wallee geeljire ma tihid hadaadan aqoonin magacayadaasi, waa meelaha ug geela badan ee dhulka Soomaalida, place names, zack baa yaqaano isagaa dhulkaasi ku dhashayee saan filayo
smile.gif

 

 

The other two words Zack used are:
Kobtan &
eegga
, Kobtan means halkan, eegga means hada.

 

 

Edit
, Zack, maya sxb, maan arag wlai dhulkaas, aqoon iyo aragtiba waa iigu laabantahey, abaaqarroowna ma tagtey iyo Jarrati
:D

kobtan iyo eegadan si fiican baan u aqaana .. weliba waxa ka saxsan eegadan when used in conjunction with kobtan/goobtan ... because eega just means now ... eegadan means right now which fits into the rest of the sentence.

 

waa magacyada meelaha waxa iiga hoos dusay oon garan waayay ... ee geeljirinamadayda meel ha uga dhicin ninyahow

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Geeljire, magaalada godcusbo la dhaho saan maqley waxey cusbada u qeebisaaa itoobiyoo dhan, waana la dhoofiyaa sidoo kale, saan warka ku malqey, hal meter waxx ka yar hadaad qodo biyaa ka soo butaaci, biyahaas oo isku badalo cusbo.

 

 

EDIT: Geeloos, waa hagaag kolkaa, geeljirnimada waan kuu ogolahay hada maadaama aad garatey kobtan iyo eegga :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Nuune, Jarrati habeen baan seexday haa. Abaaqorow iyo Laab dhexdooda mar buu gaadhi "Afar Wa Da" ah nagaga jabay. Maalintaas aad baan u xusuustaa walee.

 

Geeljire, Godcosob waxaa ku yaalo ceelal badan oo cusbada laga soo saaro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Lol@Afar Wa Da

 

Ka baydhtaan aniga ugu jeclaa weliba markay jaad siddo :D . Naw! Waar dee ka baydh baanu ku niri! .

 

Nuune, aslambaba ma ku soo noqoneeysaa Guba Sagaaro Aabooy? Shoor yar baan inoo jira ee bal 'ar wuuuw' na soo dheh markuu jidkaa Uur-Dhoox Daad-Shoor kaa soo rido.

 

Siddeed markaan ka saaray ayeey kii Sagaalaad sodohdeey igu dirqisey ayuu waarikoowga inoo yahay... smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this