Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Such a colossal blunder

Recommended Posts

I hadn't seen such an own goal in Soomaaliya's politics time immemorial. This is unheard of. But wretched secessionists maxaa ka sugee, especially blindly led by a jaad addict Muuse Muqayil.

Maroodi jiifo ayee isku soo jeediyeen. It is all good and reinforces Soomaaliya's muqadas unity.

 

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

And even Gaambiya of all countries, after bribing some poor xildhibaanno of theirs, refuted marqaan's idea of lobbying.

GAMBIA’S FOREIGN MINISTER HAS TOLD GAMBIAN MPS, WHO ARE ADVOCATING FOR SOMALIlAND TO BE RECOGNIZED AS AN INDEPENDENT STATE TO BACK OFF!

DrTangara.png

Some Gambian parliamentarians have been pushing and lobbying for the self-declared “Somaliland state” to be recognized as a sovereign state, Parliamentary questions fired to The Gambian Foreign Minister Momodou Tangara, by different MPS, on Wednesday, have revealed, Freedom Newspaper can report.

Some of the MPS mainly from the United Democratic Party (UDP), had asked the Foreign Minister, if The Gambian government could spearhead the campaign for Somaliland to be recognized as an independent state, outside the recognized Federal Government of Somalia. But Foreign Minister Tangara warned that it would be irresponsible for The Gambian government to engage in such illegitimate diplomacy. He insists that the globally recognized country in Somalia, is the Federal Republic of Somalia. He added that both the African Union and the United Nations have recognized the Federal Government of Somalia.

According to Tangara, it is dangerous for the MPS to advocate for such a diplomatic move. He has called on the MPS to avoid selling such an agenda.

Somaliland is located in Somalia. It is a self-proclaimed independent state, which hasn’t been recognized by the international community. The territorial dispute has been been in existence for decades.

He pointed out that the only recognize government that The Gambian government has recognized in Somalia, is the Federal Government of Somalia. He has implored on the MPS to be careful about the people that they are talking to and the agendas that they would bring in Parliament.

Sedia Jatta, Member for Wuli West, had asked Tangara if Somaliland had been recognized by the African Union, and the Minister replied in the negative. Similar questions were asked by Suwaibou Touray, the member for Wuli East, but the Minister was unequivocal in his straightforward answers. He maintained that the Federal government of Somalia was the only recognized country in that state.

According to the online search engine Wikipedia, “The Federal Government of Somalia (FGS) (Somali: Dowladda Federaalka Soomaaliya, Arabic: حكومة الصومال الاتحادية‎) is the internationally recognised government of Somalia, and the first attempt to create a central government in Somalia since the collapse of the Somali Democratic Republic. It replaced the Transitional Federal Government (TFG) of Somalia on 20 August 2012 with the adoption of the Constitution of Somalia.[1] It officially comprises the executive branch of government, with the parliament serving as the legislative branch. It is headed by the President of Somalia, to whom the Council of Ministers reports through the Prime Minister.[2]”

One of the MPS notes that since the previous Jammeh government had lobbied for Taiwan to be recognized as an independent state at the United Nations, he sees no reason, why the current Barrow government should employ a similar diplomatic move for Somaliland.

But Minister Tangara said the Taiwan issue was bad for The Gambia. He warned that history wouldn’t judge them fairly, if The Gambia should repeat the Taiwan’s situation. He said The Gambian should work side by side with the international community and cannot operate in isolation.

Foreign Minister Tangara went as far as advising The Gambian MPS to visit the BBC website to study about the Somali state dispute issue before meddling into such a sensitive issue. “Some of you, who are French literate can visit the BBC French site, and you will learn first-hand about the Somali issue. There is also a BBC English page available,” he said.

Tangara said the AU has tasked certain parties that have been assigned to handle the Somali issue. He says The Gambia cannot afford to meddle into the Somaliland issue.

Xigasho

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   
3 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

I hadn't seen such an own goal in Soomaaliya's politics time immemorial. This is unheard of. But wretched secessionists maxaa ka sugee, especially blindly led by a jaad addict Muuse Muqayil.

Maroodi jiifo ayee isku soo jeediyeen. It is all good and reinforces Soomaaliya's muqadas unity.

Your actually about Taiwan and China.  Whats more bizarre and adds jaad and diazepam pills the colossal blunder is the likes of Suldaanka and his minions boasting about "War Gambia ayaa naga hadashay".

I would have deeper respect if our respected brothers from the northern parts of the countrey actually took action against the enermous corruption, the lack of free education and healthcare. SL has become a clan fiefdom, It has become everything that the late respected AUN Egal wanted IT NOT TO BECOME. Sadly those respected elders are either old or dead.  Those in power are only those who can rally their people with emtpy slogans like "AFWEYNE AYAA NA SOO WEERARAY, KOONFURTA".

While sitting with xidhid of mine I actuallu showed him the clip. He was baffled and said "war reer muqdisho iyada ayaaba teeda haysataa goorme ey way ka yeelikaraan SL".

But thats the reality,  distract the public from the stagnation and arrest people for walking in  blue clothes and keep the xiqd and animosity on.

3 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gaambiya is just another Gini (Guinea) as you can remember from last year when jaad-addicted marqaan zombies filinkaas Gini na aqoonsan doonto loo shiday after poorly photoshopped images were posted online. Another utter fashil.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shiinaha Iyo Soomaaliya Oo Isku Bahaysanaya Inay Wiiqaan Heshiiska Iskaashi Ee Ay Somaliland La Saxeexatay Taiwan

107043449_3292497514127884_5653920176647

Dawladaha Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa bilaabay dagaal ka dhan ah Somaliland, ka dib markii Somaliland heshiis iskaashi la saxeexatay Dawladda Taiwan oo ka go’day Shiinaha.

Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Maxamed (Farmaajo) iyo Safiirka Dawladda Shiinaha u fadhiya Muqdisho Qin Jian ayaa Shalay Magaalada Muqdisho kaga wada-hadlay Xidhiidhka dhex maray Somaliland iyo Taiwan, waxayna si cad u sheegeen in aanay Raalli ka ahayn in la wiiqo Midnimad dhuleed ee Shiinaha iyo Soomaaliya, taasi oo la macno ah in Shiinuhu aanu ogolayn in Taiwan oo ka go’day Cid xidhiidh la samayso, halka Soomaaliyana ay diiddan tahay in Somaliland Cid kale xidhiidh la samayso.

War-saxaafadeed Xalay fiidkii ka soo baxay kulanka Muqdisho ku dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Safiirka Shiinaha ee Muqdisho ayaa lagu sheegay “labada dal waxa ay adkeeyeen mowqifkooda mideysan ee ku aaddan ixtiraamka qarannimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya iyo Shiinaha.” Ayaa lagu sheegay War-saxaafadeedka laga soo saaray kulanka dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo Danjiraha Shiinaha.

Waxa kale oo War-saxaafadeedka lagu sheegay “Madaxweyne Farmaajo ayaa la wadaagay Danjire Qin Jian in Soomaaliya ay ixtiraamayso midnimada dalka aan saaxiibka nahay ee Shiinaha.” Ayaa mar kale lagu sheegay Qoraalka ka soo baxay kulankaasi, kaasi intaasi ku daray in Danjiraha Shiihuhuna ka soo horjeedo waxa loogu yeedhay Xad-gudubka Taiwan ee Midnimada dhuleed ee Soomaaliya “Dowladda Shiinaha ayaa Madaxweynaha (Soomaaliya) la wadaagay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Taiwan ee ay kula kacday Qaranimada iyo madaxbannaanida dhuleed ee Soomaaliya.”

Dagaalkan siyaasadeed ee Dawladda Soomaaliya bilowday, ayaa imanaya laba Toddobaad uun ka dib, Wada-hadalladii Somaliland iyo Soomaaliya ku dhex maray Dalka Jabuuti, kuwaasi laga soo saaray Qodobbo la doonayo in isugu soo dhaweeyo labada dhinac, sida in la joojiyo hadallada keenaya in la sii kala fogaado iyo weliba in lagu heshiiyey in Wada-hadalladu sii socdaan, laakiin tallaabooyinka Soomaaliya ee lid ku ah Somaliland ayaa keeni kara in Wada-hadalladu burburaan.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Another self inflicted damage, unless secessionists gave up completely dismembering Somalia and want to emulate Taiwan. Just like Hong Kong is being swallowed by China, Taiwan will eventually become part of China. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Beijing was indifferent to Somaliland's pursiut of international recognition but cares a lot if any entity violates the one-china policy. And this is where Sland made a blunder, infringing on the stated sovereignty of a powerful nation. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   
9 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

MMA your post regarding "FGS oo wiiqaya heshiishka SL" is something the FGS does not need to  go forward with.  SL and PL and clan fiefdoms are in stagnation.   The respected folks of Somaliland started to  basic services but backed down when Muuse Biixi played the classical  jabhad theme "KOONFURTA BAA WAREER NOOGU HAYSO" siege mentality is what the ruling class lives upon. The FGS should not give then that. Dowladda Xassan Sheekh amaan bey siisay SL.  Nabadooda ha ula daysto. Markii mininkaagi adi aad toosisid markaas ayaa qof lala hadli karaa. 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasiirka Arrimaha Dibedda DF oo si kulul uga hadlay arrinta Taiwan iyo Shiinaha

Cawad-2.jpg

Dowladda Soomaaliya ayaa ku celisay inay ka go’an tahay dhowrista madax-banaanida midnimada iyo sharafta dhuleed ee Shiinaha, xilli Taiwan oo ka tirsan Shiinaha ay xiriir diblomaasiyadeed la sameysatay maamulka Somaliland.

Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, oo qadka online-ka uga qeyb-galay shirka Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Carabta, ayaa sheegay in Soomaaliya ay Shiinaha ay leeyihiin xiriir taariikhi ah oo qoto-dheer, kaasi oo ku salaysan xushmad iyo wada faa’iideysi laba dhinac.

“Taariikhda casirga ah, Soomaaliya waxay ka mid ahayd dalalkii ugu horreeyey ee Bariga Afrika ee xiriir diblomaasiyadeed la yeeshay Shiinaha. Waxaan xaqiijineynaa inaan xushmeyno midnimada qaran, madax-banaanida iyo sharafta dhuleed ee Shiinaha,” ayuu yiri.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in Soomaaliya ay aqoonsan tahay in Taiwan ay ka mid tahay Shiinaha.

“Waxaan xaqiijineynaa in Taiwan ay si aan la diidi karin ay uga mid tahay dhulka Shiinaha, waxaana naga go’an ilaalinta mabda’a ah hal China, anaga oo diideynaa madax-banaani doonka Taiwan nooc kasta oo ay ku timaado iyo inay xiriir rasmi ah la yeelato dhinac kasta,” ayuu yiri.

Hadalkiisa ayaa imanaya ayada oo sidoo kale shalay, afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Shiinaha, Zhao Lijian, uu shalay shir jaraa’id oo uu ku qabtay caasimadda Beijing, ku sheegay in Shiinaha ay si xooggan uga soo horjeedaan sameynta hey’ado rasmi ah ama nooc kasta oo is-weydaarsi rasmi ah oo u dhexeeya mas’uuliyiinta Taiwan iyo Somaliland.

Zhao ayaa sidoo kale farriin ammaan ah usoo jeediyey tallaabada ay qaaday dowladda Soomaaliya ee ay ku diiday ficillada Somaliland iyo Taiwan.

“Waxaan ogaanay oo aan ku qanacsanahay in dowladda Soomaaliya ay dib u xaqiijisay u hoggaansamida mabda’ Midnimada Shiinaha ayna ku dhalleeceysay Taiwan inay carqaladeyneyso madax-bannaanida, sharafta, iyo qaranimada Soomaaliya. Adduunka waxaa jira hal China, Taiwan-na waa qeyb aan laga doodi karin oo ka mid ah Shiinaha. Mabda’ hal China waa mid si caalami ay aqooonsan yihiin xiriirada iyo is afgarashada caalamiga ah,” ayuu yiri Zhao Lijian.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
15 hours ago, Che -Guevara said:

 

Sidaa hore u qoray, this is the best own goal by dying secessionists, no doubt as a result of long session of marqaamid by them. They thought it was a eureka moment by timing it Kowda Luulyo. Ah, what an utter misjudgment and it backfired spectacularly.

They have committed too many own goals; however, this one is of its own league. And it is all good and firm for midnimada Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wasaaradda A/Dibedda Shiinaha oo war cusub kasoo saartay xiriirka Taiwan iyo Somaliland fariinna u dirtay DF

Wasaaradda arrimaha dibedda Shiinaha ayaa sheegtay inay si weyn uga soo horjeeddo xiriirka dibloomaasiyadeed ee ay aas-aasteen maamullada Taiwan iyo Somaliland, oo ka kala tirsan Shiinaha iyo Soomaaliya, balse gooni u goosad ah.

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Shiinaha, Zhao Lijian, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay caasimadda Beijing, ayaa sheegay in Shiinaha ay si xooggan uga soo horjeedaan sameynta hey’ado rasmi ah ama nooc kasta oo is-weydaarsi rasmi ah oo u dhexeeya mas’uuliyiinta Taiwan iyo Somaliland.

Zhao ayaa sidoo kale farriin ammaan ah usoo jeediyey tallaabada ay qaaday dowladda Soomaaliya ee ay ku diiday ficillada Somaliland iyo Taiwan.

“Waxaan ogaanay oo aan ku qanacsanahay in dowladda Soomaaliya ay dib u xaqiijisay u hoggaansamida mabda’ Midnimada Shiinaha ayna ku dhalleeceysay Taiwan inay carqaladeyneyso madax-bannaanida, sharafta, iyo qaranimada Soomaaliya. Adduunka waxaa jira hal China, Taiwan-na waa qeyb aan laga doodi karin oo ka mid ah Shiinaha. Mabda’ hal China waa mid si caalami ay aqooonsan yihiin xiriirada iyo is afgarashada caalamiga ah,” ayuu yiri Zhao Lijian.

“Shiinuhu wuxuu si adag uga soo horjeedaa samaynta hay’ado rasmi ah ama nooc kasta oo is-weydaarsi rasmi ah oo u dhexeeya mas’uuliyiinta Taiwan iyo Somaliland. Xisbiga Dimuqraadiga wuxuu si xamaasad leh u raadinayay taageero kasta oo uu heli karo, laakiin waligiis kuma guuleysan doono isku dayga in howlaha gooni-goosadka ah lagu soo bandhigo masraxa caalamiga ah ” ayuu hadalkiisa ku sii daray.

Somaliland iyo Taiwan ayaa 1-dii bishan July isku raacay inay is-dhaafsadaan wakiillo, waxayna kadib magacaabeen wax ay ugu yeereen safiirro.

Dowladda Soomaaliya ayaa horey u sheegtay inay aqoonsan tahay isla markaana qadarineyso madax-banaanida iyo sharafta dhuleed ee Shiinaha, ayada oo Taiwan ay tahay qeyb ka mid ah Shiinaha.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaaliya iyo China oo isla meel dhigay ixtiraamka madax-bannaanida iyo dowladnimada labada (dal)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo wadahadal la yeeshay safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Qin Jian, ayaa diiradda saaray ixtiraamka madax-bannaanida iyo dowladnimada labada dal.

Intii kulanku socday, labada dhinac waxay adkeeyeen muhiimadda xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhexeeya labada dal iyo dadkooda.

Farmaajo ayaa soo dhoweeyay taageerada Shiinaha ee midnimada iyo dowladnimada Soomaaliya, wuxuuna ballanqaaday Soomaaliya inay ixtiraamidoonto madax-bannaanideeda iyo dowladnimadeeda dhul.

"Labada dhinac waxay adkeeyeen aragtida wadajirka ah ee ixtiraamka midnimada iyo wadajirka dhuleed," ayuu Farmaajo ku yiri hadal uu soo saaray fiidnimadii Sabtida.

Safiirka China Qin wuxuu mar kale xaqiijiyey ballan-qaadyada dowladda Shiinaha ee ah inay ixtiraamayso madax-bannaanida iyo midnimada Soomaaliya.

Maamulka Somaliland ayaa dhawaan sheegay inay Taiwan u aqoonsan yiiin dal ahaan, iyagoo ugu tagay dalkooda islamarkaana u wada hadlay labo dowladdood oo yeelanaya xidhiidh cusub oo taariikhi ah.

Tallaabada Somaliland waxay ka caraysiisay dowladda China oo safaaraddeeda Soomaaliya ay soo saartay bayaan kooban oo ay ku cambaaraynayso arintaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shiinaha oo dhoolatus millateri ka sameysay meel u dhow xeebaha Somaliland, kadib xiriirka ay la yeelatay Taiwan

China-Navy.jpg

Dowladda Shiinaha ayaa dhoolatus ciidan oo balaaran ka sameeysay meel aan wax badan u jirin badda Soomaaliya, gaar ahaan gobollada waqooyi ee Somaliland, xili ay taagan tahay xiisada ka dhalatay xiriirka cusub ee Taiwan.

Shiinaha ayaa toddobaadkii hore dhoollatus milateri ka sameeyay gacanka cadmeed oo aan ka fogeyn biyaha Somaliland ee Badda-cas, Sida uu dhawaan baahiyay Telefishanka dowladda Shiinaha ee CCTV.

Saddex markab oo kuwa dagaalka ah ee dowladda Shiinaha ayaa dhoolatuskaasi lagu sameeyay, iyada oo ay bar-bar socdeen tababar ay ku tijaabinayeen cududdooda ay kaga hortagi karaan khataraha amniga iyo gudashada waajibaadkooda hawl-gallada milateri ee kala gedisan.

Dhoolatuska Millateriga Shiinaha ayaa loo arkaa mid hanjabaad nooc cusub ah oo ku socota Somaliland oo uu rumeysan yahay inay qeyb ka noqoneysa kala goynta dhul weynihiisa, wallow aysan labada arrin si rasmi ah iskula xiriirin dowladda Shiinuhu.

Sidoo kale waxa dadka ka faallooda arrimaha diblumaasiyadda ay dhoollatuska Shiinaha ku macneeyen fal uu ku muujinayo cadhadiisa iyo diidmada xiriirka cusub ee Taiwan iyo Somaliland.

Shiinaha ayaa si adag uga horyimid xiriirka ay Somaliland la sameysatay Taiwan, oo uu aaminsan yahay inay tahay Jasiirad ka tirsan dhul weynihiisa, halka ay iyadu ku doodeyso inay tahay dal madax-banaan.

Xiisada ka dhalatay xiriirkaasi ayaa u muuqata mid kasii dareysa, maadama oo Shiinaha iyo Soomaaliya ay si wada-jir ah u wadaan qorshayaal ka dhan ah xiriirkaasi iyo kuwa diblumaasiyadeed ee Somaliland iyo Taiwan, oo labadoodu kala sheegtan.

Xigasho

_______________

Dowladda dhexe waa inay Shiinaha kala hadashaa inay ku soo xadgudbin baddeena Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.