Sign in to follow this  
N.O.R.F

The Burcaawi Ina Batuuta - July 2007

Recommended Posts

zamatar   

I think Ayoub is right on this..xiliyadu maaha time ka..xiliyadu waa xiliyada sanadka sida summerka iyo winterka taasna waxa keena wareega dhulku ku wareego cadceeda.

 

ta sedexaad dhanaan waa dhadhan, like macaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by zamatar:

I think Ayoub is right on this..xiliyadu maaha time ka..xiliyadu waa xiliyada sanadka sida summerka iyo winterka taasna waxa keena wareega dhulku ku wareego cadceeda.

 

ta sedexaad dhanaan waa dhadhan, like macaan

Ee adiga lee isa saxeysid about 'xiliyadda.' Xili can be defined both as time and season; particularly and mostly in time sense, though.

 

Waxaana tiri, "Xiliyadda waa xiliyadda sanadka sida summerka iyo winterka, taasna waxaa keena wareega dhulku ku wareego ..." Oo saan iri lee igu raacday, oo su'aashii ahayd Wareega dhulka wuxuu sababaa.

 

So wareega dhulka wuxuu sababaa ama saa adiga u tiri wuxuu 'keenaa' xiliyadda iyo maalinta iyo habeenka. Ayuub kaliya 'maalinta iyo habeenka' ayuu doortay, jawaabtiisna uu kaga tagay tan xiliyadda.

 

Tan kale waa adke, hoor iyo dhanaan; dhanaan oo kamid ah qeyb kamid ah biyaha [salty waters]. Dhadhan iyo dhanaana iskumid ma'aha. Dhadhan waa 'taste,' and mostly used in the sense of sweet.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Goobo geli tii sax ah [waa multiple choice]:

 

1. Wareega dhulku wuxuu sababaaa:

 

- (B) Xiliyada

- (T) Maalinta iyo habeenka

- (J) B iyo T

 

2. Gudbiyaha ugu fiican walxahani waa:

- (B) Gobol yar oo xaashiga

- (T) Musbaar

- (J) Caag

 

3. Sadexda weji ee biyuhu waa:

 

- (B) Adke

- (T) Hoor

- (J) Neef

- (X) Dhanaan

----------

 

 

MMA, Dhanaan waa dhadhanka qayb ka mid ah. Tusaale ahaan qaybaha dhadhanka waxaa ka mid ah:

macaan, qaraar[kharaar], dhanaan, iwm. Sidaa darteed dhanaan kama mid noqon karo heerarka, ama wajiyada, kala duwan ee biyuhu maraan. Neeftu waa waji ka mid ah wajiyada biyyuhu maraan [vapor]. Marka adeer u celi Ayoub dhibcahaad ka goosatay :D !

 

pps. Dhibcahaygu waa bannaanka :D ...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ma imikaad isku haysataan wixii labaatan sano ka hor la dhigan jiray ,,, walee waa cajiib ,,, maskaxdii way idin masaxantay oo anigaaba idin dhaama :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
zamatar   

waxba layskuma haystee casharaa meesha lugu qaadanayaaye ee adigu maxaad qiiqa iskugu qarinaysaa? oo nin garana iska dhigaysaa.

 

waxaan ku weeydiiyey ninkii North weli miyigii miyuuna kasoo noqon. sawirada soo wad dhe

Share this post


Link to post
Share on other sites

waar dadku ha kaa seexdeen waa weekend e ,,,, ma imikaad soo toostay adigu ??

 

anigu dee waan garanayaa casharadaas oo berigaan dhigan jiray qaar badan oo reer SOL ahiba may dhalane :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

School classroom

 

22306494187.jpg

 

Geel

 

22306494146.jpg

 

If you see any geel roaming around lost with these markings then you know who they belong to,,,LoL

 

22306494190.jpg

 

22306494116.jpg

 

Fixing the burst water pipe

 

22306494270.jpg

 

22306494256.jpg

 

Some cultivation

 

22306494241.jpg

 

22306494272.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Shiekh School

 

Show these pics to anyone who may have been a student back in the days.

 

Entrance

 

22406403815.jpg

 

22406403839.jpg

 

22406491062.jpg

 

Sisters school/sleeping quarters

 

22406403880.jpg

 

22406491067.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Masaajidki

 

22406491265.jpg

 

22406491356.jpg

 

22406491321.jpg

 

22406491369.jpg

 

School grounds

 

22406491263.jpg

 

My fathers old sleeping quarter (the one on the left)

 

22406491267.jpg

 

No its not Elephant dung

 

22406491325.jpg

 

22406491313.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this