Sign in to follow this  
Tuujiye

To the New MODS

Recommended Posts

Tuujiye   

SO SOL has some new MODS......loooooool....

My old school friends......the new Nomads..lol..y'all know me very well..specially y'all know how much I hate mods....lol...Never like the Ugly Admin face too..he has been punking me off since day one in SOL.....So you Cali fanaxlayaal and cibaado caadiyoos aka bajaqyaasha gabrasaaraha waaweyn iyo faarax yaasha sheelada kuusan, waraa Aniga leerta isiiya....

 

Let me tell y'all a little storry about two new MODS...checkmate and Wiilo..aaaaaaaaaaaaa.....

 

Checkmate aka Shoobaro aka Zubzero aka shimbirta America aka MAxaa iga galay......Checkmate was the saqajaan of the year in 2004 and also one the best new Nomad at 2004....LAdies loved him and cali fanaxs loved him (bajaqxaaji)....He was 3 oldest of the BARO family....every one hated hit after he became a Baro member and ladies found out he is married and has 1 gabar oo cama kuuskuusan.......Now me ina baqti lagde Can't wait to see how Check starts to exercise his mod powers....Ilaah ha u garab galo dadka xarashka U haaye.....looool...

 

Wiilo....she was the bajaq of the year in 2004 and quruxleey of the year...Wiilo was one of the sisters of BARO family and was my good oldfriend...Wiilo was very famous of how she broke Jaceelbaro's heart, How she loved to play tennis (wish I saw her in them shorts), How she alwayswear male boxers and male abuu cumars...Wiilo was the best SOL sister in SOL.....

 

So now they became a MOD it means ina baqti lagde will have some insiders...lol...so for you punks who never liked garab tuujiye AKA Tuujiye aka qaarmaroode aka rag yaqaa aka fadhi kudirir aka qaarmaroodi aka Kopra aka salaaxe aka Baqti Lagde oona kusii magacdheer Intii dhimatay alah u naxariisto, y'all will have big problems..........

 

Waraa Admin kaalay adiga saa u socotay maa checkmate MOD ka dhigtay ilaah aan kugu dhaarshee...Ninkaan meeqa bajaq uu goonada hoostooda ka fiirshay makasee.....leeeeeeee.....

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Caadi ma tihid tuujiska, waxaan aad la soo shirtagtey, aw koonbahaa tahay maxaan dhahaa, sin aragaane nus saacun

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

waraa tuujiska caadi ma tihid walaahi...wiil yaro loo dhaardhaaran jire camal aad noqote marku arke walaalihi ka weyn...hehehehehehe

waraa ana igu dar.....ilma baro aan lasoo kore noh ;) so aint no one mess with me aight...Iam RICK JAMES...... :D:D

 

Wiilo hadaan qasiyaad meesha ka kiciyo(waa hadaan maskax beelo ...ilaahey iima keene)..wixii far igu soo taaga...kaa jabi baan ku iri..(i give you permission) icon_razz.gif hehehehehe.

 

Checkmate..inkasto aan kuu jirin kuwii kuu caashaqe(ilaahay amarkiis...bal maxaay kuu arkeen aragiisa ;):D ).....mandhow sijui iska nabad jecel baanu ahaye...walaalo isla soo kornane waanu nahay..iga qale yah?

 

Nuune(<--whispers to his hear icon_razz.gif )

 

waraa awoo qac lamo lugu dhufte?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Raula, adiga reer Baro aaba ugu weyneyd taas ma ogid miyaa, mise waa hilmaantey haye ;)

 

 

ps: there will be a get together BARO family soon, everyone keep their heads down.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NoVa   

Ina Baqti Laqe...warheedhe ma'saan baa kuu dambeesay???Inaa aa eheed Bajaq soo Mayacday waa'lagu ogaa awalba ee stop asking 4 Favour's meesha ka dhaqaajiyee...lol...

 

there will be a get together BARO family soon, everyone keep their heads down.

let me imagine a Get2gether Baro'Gathering. The whole clan staring BaastoBaro, LUgoBaro, CanjeeroBaro, Feebaro, DhexBaro, BiyoBaro, BuufisBaro, LeexdaBaro and etc. will show up....well some crzy gatherin' it would be then... :D

 

nuuniye i thought inaa ka reeysane the barofamily??? maxaa noogu soo kicineysaa???

iska bashaale' awalba Baro'family waa'lagu jiray .. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujiye washeysi waaxid, yaaa ahbal

 

Maanta oo aan odayoobay oo gabar inan ah nah lee yahay waad iga shiixi weysay yaa? Si aan kaag aarsado ma aqaan, laakiinse waxaan balan kaaga qaadey in ey ARSI ilmahaa dhali doontid beerka ka cakisto. It's a promise :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

haye reer BARO maa loo yeeray ,,,, waan iska garanaayay inaan laga maarmaynin ,,,,

 

Nuune, Get together is good idea ,,, we can discuss old and new issues ,,,,,, u have da permission to send da invitations right now ,,,,

 

Heeyy ,,,,, am i hearing WIILO Again ???? ,,,, ha iga farxinina yaaqee ,,, ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujiye A.k.a Tuurloow, I wanna know what you're on.(its some good sh*t)

 

You are on your way to being in Rudy's world.

 

Nova, you really wanna know? You have nuune on one hand, tuujiye on the other and you add Qaac quux and mr suufi aka mr jacaylbaro to the picture, you really wanna know the outcome of that meeting? I didn't think so.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lazy ,,,,

 

Why r u so afraid of da outcome ,,, da meeting hasn't yet even started and u stat shivering ??? ,,,,, come on ,,,,, i didn't know we are that DRAGONS ,,,,,, good to know anyhow ,,,, hehehe

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Layzie..kaalay adigoo dabagaab weyn xiran oo dhidid kaa tifqaya waataan intaan kuu imaday ku dhahay "naa soo gabar matihid oo maxaa dhididka kaa keenay?..ma miyaa lagdameysay MAYA! ma miyaa jiiftay oo aad sariirta ku lagdameysay?.. WAR MAYA..Hade walaalee maxaa kuu xiray dabagaabyadii nimanka oo timaha kuu galaamay oo wili teeba kuu xiray?

 

Markaas baa waxaad iigu jawaabtay " Ni$$a I play ball, you know basketball?...I like Iverson AI is the shiiiiiiiidh".......

 

Markaas waa taan ku dhahay, "Naa Ivery coastigaan aa sheegeysid waa doo ladee, oona waa wadanee maad iska aadid balaayo kula dabagaab weynaatayee."............ALA maxaa hadal nakala dhexmaray kulankeynii ugu horeeyay!!....

Hadaan ogaan lahaa foolxumada aad iga horkeyntay in ee qurux ka danbeyso, Faraanti baan kugu daqri lahaa oo TUUUUUJIYEE baan kaaga qeylisiin lahaa..way oo way....

 

 

Waraa CHEK..lol..kaalay arsi markee ciyaalkeyga madaxa ka garaaceyso aduunkee la joogaa..Ma ogid miyaa Tuujiye wiilkiisa in la dhihi doono Raaxeeye..aaaaaaaa...Intuu arsi la kaco uu ...................ma dhameestiraa?..aaaaaaaa!!!

 

Raula kaalay adiga islaamihii dagmooyinka in aa ka hartay ma ogid miyaa? Curada gabdhaha Baro in aa ka midtahay waa ogtahay laakiin maamada markee adi ku dhaleysay kuukaayo land ee joogtay..Adoo madaxa dhiilkuwadid oo garees iyo thong wax aa xirneed lakaseyn aan Utango kugu aragnay..ani ilaa iyo hada shock aan ka qabaa waxaas.....

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Thanks guys for the quick reply about the Get-Together-Of-Baro-Family, I will be contacting you individually,

 

jaceylbaro, thanks, tuujiska aka Feebaro, dhankis yaakhey, chekkie aka Shoobaro asxantu, iyo Reer Baro oo dhan and me Boolbaro is aragaane danbe, hadda wala kiin dareeroo sin salaaminshi tutidiin

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this