gooni

Mr.Deni oo Af-labadi Yeeray.

Recommended Posts

gooni   

Garoowe oo uu ka qodbaynayo bay  snm 30km u jiraan, af-hayeena wuu u noqday shalay markii federaalku daawada geeyay buuhoodle iyo badhan.

Xuduudka uu xog ogaalka u yahay xagee ku yaal?

Af hayeenka baarlamaanku wuxuu ka cod xildhibaanada inaysan wax su'aala waydiin madaxwenaha oo dhidid badan ka muuqdo darteed 😁😁

Share this post

Link to post
Share on other sites

SL won grounds against Pl,  and got what they wanted,  their main objective of not including people from Khaatumo and Maakhir in talks,as used to be the case.

PL tried  to sabotage and work against  the federal government they created, lost ground to SL,  extremely maltreated  and humiliated people from Khaatumo and Maakhir. Siyaasad xumo waa tanoo kale.

This is the price, becoming completely irrelevant 

Gooni,  xisaabtu halkee mari,  dirta WAQOOYIGA muddo kordhin ma keeni?

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Maakhir
Farmaajo inuu wax dhaqaajiyo waa ka daacad gudaha iyo dibadda labadaba wuu ka iibiyay, muhiimaduna waa intaas aragtidayda.

Snm waa dhaqaale doon intiisa badana dhaqaalahaas waxay ku laaluushaan gobolada SSC. 

Hadii jabhad si dhaba ugasoo horjeeda ka kacdo goboladaas miiska wadahadalada waxay lasoo fariisan lahaayeen labo ama hal warqad kaliya lagumana wareereen.

Waa shaqo ay puntland dayacday waana ceeb in hadaladooda loo dhagaysto sidii gabar masayrtay.

Waxaad ogaataa waraaqaha ay hadda wataan waa xuduudkii ingiriiska waa waraaqo badan oo aysan ahayn inay miiska keenaan.

Nimankan kasoo jeeda ssc oo garab socda snm ayagu waa hunguri, loomana qariyo inay anfac kula joogaan ayagoo ag taagan bay u sheegaan. 

Ma oga cawaaqibka ay leedahay arrinta ay ku dhex jiraan.

Mulaca caruurtu way ku ciyaartaa asagana waa u qur-gooyo waa dalkii awoowe usuu dhintay waxa ay ku cayaarayaan.

Su'aashaada aragtidayda.
Farmaajo mudo kordhinta waxaa uga fiican doorasho sida mucaaradku doonayo ku dhacda siday doonto ha noqoto.

Sababtuna waxay tahay mucaaradku waa qabiil soocan oo qabyaalad ku hadlaya, sidaa daraadeed waa fursad aysan kula tartami karin.

Khaladka farmaajo.
Farmaajo khaladkiisa ugu wayn  waxaa weeye inuusan qabiilka ka wada tagin oo uu qaato inta dastuurku ogolyahay. 

Ma yaqaano qabiilada iyo dhaqamadooda waa ciyaal banaadirkii hore.

Tusaale.
Puntland intay asaga iska celinaysay bay sii dayacantay nin la hubana looma dhiibin sanadkaan.

Reer puntland waxay jecel yihiin cid madaxa ka dhunkanta oo ku dhaha boqorow xagee reerka u rarnaa? way kuu godlanayaan waana intay sugayaan cashada ayagaa bixinaya adoon ogayn.

Share this post

Link to post
Share on other sites
3 hours ago, gooni said:

Farmaajo inuu wax dhaqaajiyo waa ka daacad gudaha iyo dibadda labadaba wuu ka iibiyay, muhiimaduna waa intaas aragtidayda.

Snm waa dhaqaale doon intiisa badana dhaqaalahaas waxay ku laaluushaan gobolada SSC. 

Hadii jabhad si dhaba ugasoo horjeeda ka kacdo goboladaas miiska wadahadalada waxay lasoo fariisan lahaayeen labo ama hal warqad kaliya lagumana wareereen.

Waa shaqo ay puntland dayacday waana ceeb in hadaladooda loo dhagaysto sidii gabar masayrtay.

Waxaad ogaataa waraaqaha ay hadda wataan waa xuduudkii ingiriiska waa waraaqo badan oo aysan ahayn inay miiska keenaan.

Nimankan kasoo jeeda ssc oo garab socda snm ayagu waa hunguri, loomana qariyo inay anfac kula joogaan ayagoo ag taagan bay u sheegaan. 

Ma oga cawaaqibka ay leedahay arrinta ay ku dhex jiraan.

Sowdigan cataw iyo baabkii calaacalka bilaabay. :D 

"hadii jabhad... hadii maamul goboleeda, hadii Maamulka Garoowe... hadii... hadii... hadii.." kkk

Imisa sano ayuunba 'hadii' sugaysaa? Maalin ba maalinta ka sii danbaysa naaqus ayaa si noqonaysa. Waxaan xasuusta waagii aad golohan soo gashay, dardar iyo waxaad lahayd rajo badan. :D :D 

Mida aad sheegtay laaluush lacag lagu bixiyaa. Awoowe, aan ku bayaamiyo runta, Laascaanood 2 million USD oo cashuur ah ayaa bishii ka soo xaroota.  Maamul ahaan Waa self-funded. Wixii mashaariic ah ayuunba dawladda dhexe ka caawisa. Kolka 2021 dekadda qalalan ee Gambadhe farta laga qaado, cashuurtu waa ka sii badanaysa. You can take that to the bank. :D 

Maamulka Puntland, hadii aanay Somaliland u dul qaadanayn, bari hore ayaa hadhuudhlaha la marin lahaa. Laakin Hargeisa nabad iyo dulqaad ayay intaa ka doorbiday in Garoowe la isku dul qabsado.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   
4 hours ago, Suldaanka said:

Suldaan.

Haday self funded yihiin oo 2 milyan oo dollar soo xareeyaan bishii, maxay uga baahan yihiin in beel lamida la habawdo oo dadkooda ka fogayso? 

Mise waxaad leedahay in loo taliyo mooyee canshuur ayaga kaligood iskama qaadi karaan?

Maxaa diiday inay kula noolaadaan garoowe self funded oo la wada ogyahay inay wax ku leeyihiin?

Wax qarsoon ma'ahan in snm xuduud loo diray dad badana damiirkoodii ka iibsatay. 

Ogowna waligaa inta snm madaxa ka taabatay kaliya ma'ahan reer ssc.

Dhanka siyaasada wax wayn bay u tahay snm xuduudkaan joognaa ssc la'aanteed warqad dhinac jeexan bay jabuuti la imaan lahayd maanta waligayna waan ogaa cawaaqibkeeda.

Waxba kama qabo inaad meelaha qaar iga gar leedahay.

Share this post

Link to post
Share on other sites

@gooni

Khiyaali ayaad ku nooshay waana sababta aad dhawr sano aad Alif uga gudbi la dahay. Meesha beelo maha waa maamul iyo Dawladnimo hanaqaaday. :D

Cid cid kale u talisa ma jirto awoowe. Rer Somaliland doorashooyin ayay isku doortaan oo ciday doonayaan taloda ugu igmadaan. Waan ogahay inaan wali caqligaagu heerka soo gaadhin. 

Maamulka gobolka Sool waa dadkii deegaanka oo Somalilandnimo aaminsan kuna qanacsan, una dhimanaaya. Waa runta ku hor taala eed iska indho tirtid, runtuna adiga aayaa diidi kara, laakin meel ay kaaga socotaa ma jirto mar walba hortaada ayay joogaysa. :D 

Waxaad su'aal waydiisay maxaa Garoowe kula noolaadaan diiday? Garoowe marka koowaad isagamay bixin dhulka si calaa-keef ah. Bil cakis, awood military ayaa dhulka looga saaray. Reer Sool waxay dhadhmiyeen macaanka dawladnimo maalintii ay Somaliland la wareegtay. :D 

Reer Sool inay dib ugu noqdaan Garoowe, waa baabaco timo leh!. Waa ogyihiin in Garoowe aanay hadh u jiidayn. Tukaraq ayaa tusaale kuugu filan. Shalay waxay ahayd goob dadka dhiiga looga jaqo oo jeebka looga buuxsado. Maanta reer Tukaraq agab iyo aalad wixii dawladnimo lagu yaqaanay waa leeday, school, xanaano, police station iwm. 

Kolkaa awoowe, adigu beentaada iska wehesho, ileen wax kale ood la shir iman kartaa ma jirtee.

Xuduudkana dhib wuxu ku hayaa kuwa Garoowe runtii. Ayagaa meel madhan oo bilaa dhaqaale ah oo cadceed ah jooga. Kolay Somaliland magaalooyinkii waa-waynaa ayadaa gacanta ku haysa oo horimar iyo dhismo waa ka socdaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.