Sign in to follow this  
Chocolate and Honey

How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan

Recommended Posts

Juxa   

hahahaahahaha ^^cali iyo cabdi baruur yaan la idiin bixin

 

BOB i cant remember last time i ate xalwo, the other day faheema gave me something that is called haruuris/haruurin(sp?)

 

i miss xalwo, la iima keenin moogiye waan cuni lahaa inkastoo waayahan arkay iney arintu fiicneen hadana majecli inaan dhibo naftayda eat what i like at that moment

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

^^Xalwad iino doon one of these days Juxa, nice none-oil one please!

 

C*H :D haye have you given up yet? IIf not can you assess me and Ramadan feast? :Dicon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Does not even sound like something one should be eating, does not look like it either. Same with that thing you made me smell Faheema.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Hadaan sheeko bilaabo waxee i dhahaayaan Threadka aa Hijack gareesay marka waa inaan iska aamusaa.

 

 

Abaa sheemtaan Noos am uk ciifna lawaahi...Fa'rika naa u siixay...samaajid aa lagee ruqaan aa si'ka ra'khinee, sheemtaan Summer aa galu rijaa gaanaha oo nadh radh nux ee shaganyihiin...gamaalada am daai...nad sakta oo giasoo shago naaw u baqtaa...gaanahaas radtood...ilaahay sheemtan giuma lido Bacdoow sii oo ducee bro...keeshada ramkee si'ku cadhto aaw soo qononaa Insha Allah.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Juxa:

hahahaahahaha ^^cali iyo cabdi baruur yaan la idiin bixin

 

BOB i cant remember last time i ate xalwo, the other day faheema gave me something that is called haruuris/haruurin(sp?)

 

i miss xalwo, la iima keenin moogiye waan cuni lahaa inkastoo waayahan arkay iney arintu fiicneen hadana majecli inaan dhibo naftayda eat what i like at that moment

Caayda jooji Juxaa...wax haruuris iyo haruurin la dhaho ma aqaan aniga laakiin waxaan kasaa Hariiso...haye ka waran faraha ma is goosatay? caadi ma aha alaabtaas...Oh my god...My mom (Allah u naxariisto) used to make it for us, waan kuu sheegay mar hore...Kista wee idinka horeesaa, Xamar waxba kuma heesaan...Faheema reer Kismaayo miyaa...hadee tahay Salaan Kal Iyo Laab Ah Iga Gaarsii una sheeg inee Hariisada ay wax igasoo gaarsiiso....intee laga helaa...Please iisoo ogoow I definitely would buy it Insha Allah.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

i stand to be corrected lakin ma aan caayin HARIISO, the name waan ka naxay kaliya, that was first time i heard and tasted it

 

it was like ma aqan wax aan ku tilmaamo yaqey

 

ps: faheema is definetly from kismaayo!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Waxaan idhi Sambuus 4 ilaa 6

Waxay yidhaahdeen 6 hadaad ka tuurto sideed u cashayn

 

Waxaan idhi Sambuus waan jecelahay 4 ilaa 6

Waxay yidhaahdeen 6 sideed ku dhamayn ma waxaad tahay 400LBS

 

Waxaan idhi Sambuus waa favoritekeeyga 4 ilaa 6

Waxay yidhaahdeen waar iska kala yaree Sambuuska yaanu wadnuhu ku istaagine.

 

Hada waa cabsahaa waa jarayhaa. Sambuusna 3 xabo lee igu ogow :D

 

Zack, Chocolate and Tuujiye waan idin maqlay. I will reduce it to 3 Sambuusa per day (Guys you scare me).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Sadex iyadoo laguu jeedo cun, hal xabana qarso... icon_razz.gif Judging from your avatar, igaar dhuuban baad u egtahay, ee ma waxaa tahay kuwa ladhoho 'wexey cunaan meel uu kamaro lama yaqaan' ama 'gooryaan baa caloosha uga jir'?

 

 

Bob, rawka i iis hee, nitee goojtaa rawyaa? Ni'dhah ruuni aaku hadhay, sitaaqrufulaahda dabso... :D Nadteey aaw sika faadhay uk hey, da'iga aayku riyi xawgaas ka rifik? Nad aat buuso, nimikaa uk qono is dinaam he, leemo riifriifiska faadh!!!!!!!

 

Maanta lasagna, kalaankal, malawax, steamed koosto and other veggiesna, and fruit salad mixed with mango pulp dhinaca aa menu-geena ku jiro bariga...Soo dhowaada, biniya lee laakiin... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

You people are crazy. I only eat 1 plate of suqaar, 2 malawax, 1 canjeero, shah, 1 sambuusa, 2 mandazi, 1 glass of water and that's it. Even then dibiri baan la tukan karin sometimes. Suxuurna just 1 spoonful of rice and maraq.

 

No wonder why I lose on average 3 kgs every Ramadan :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Juxa:

i stand to be corrected lakin ma aan caayin HARIISO, the name waan ka naxay kaliya, that was first time i heard and tasted it

 

it was like ma aqan wax aan ku tilmaamo yaqey

 

ps: faheema is definetly from kismaayo!

Ma aqaan waxaan ku tilmaamo ee ku leedahay ka waran? Hariiso intii lagu siiyay aa leedahay waxaan ku tilmaamo ma aqaan! reer Xamarkiina yaaqe saan iska badala waxaan ka daree waaye markaane...see camal yaakhe! :mad:

 

 

Faheema must be from same neigbourhood as me...if she's from Calanleey then I'm sure at least our families know one another... :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Kool_Kat:

Bob, rawka i iis hee, nitee goojtaa rawyaa? Ni'dhah ruuni aaku hadhay, sitaaqrufulaahda dabso...
:D
Nadteey aaw sika faadhay uk hey, da'iga aayku riyi xawgaas ka rifik? Nad aat buuso, nimikaa uk qono is dinaam he, leemo riifriifiska faadh!!!!!!!

Raweegto Gula Dac...lifinkaas aam neektay dahana? Xawaan goojaa rajiisada laqmaadiinta ee dauunka gu'u cejelyihiin. :D Sssshhhhhh!

 

Lawaaley naiga xaw am riifiyi kaaliin nabi daa'am naa ha'ay ramka xawaa cadheeso daigoo leem lake riifi si' hadhaayo aa xawaa shi'a ku baqanee dheeshaamad waaqan...laagada sheemtaan goojaana laagnimo tixaa eew faadheen oo gamac lake yio niid lake ni' ool daariyo yaawe. :D

 

 

Baladaada coodhilood ak rawan? baa ahoodna uuw ciifanyahay oos am ha'a? smile.gif

 

 

Maanta lasagna, kalaankal, malawax, steamed koosto and other veggiesna, and fruit salad mixed with mango pulp dhinaca aa menu-geena ku jiro bariga...Soo dhowaada, biniya lee laakiin...
:D

Afur aan caadi aheen waaye alabtaas...qaraar aa nagu dilee yaakhe ma naga dhaaftidoo? dhareer aa naga socdo hada! Nina and Shukulaato & Malab lee yee ku maqlin hadii kale iyagoo garuun wato ee miiska kusoo kor dhici doonaan. :D

 

 

Aniga Lasagna aan adduunka ugu jeclahay ilaahay amarkiis...xaf naa rakin rakin la'aabtaas am sioo shago...qasho am uk hili looh ulaato yiada yaawe...desex iyo bakeheeda iyo cabteeda damoow ee daaqanee lijib iyo lusuxna aaw gu'u radaa. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

LOL@BOB...hada aniga iyo Shukulaato argagaxiso maan noqoney? shaqadaadii aad bilaabdey odey BOB; hijacking threads (Ramadan style). lol

 

 

KK, ma ii sheegi karta sababta aad Lasagna, kalaankal iyo malawax isugu cuneysid hal mar? mid dooro saaxiibey (ama lasagna ama kalaankal with malawax), because that menu is loaded with carbs. Anagaa ka naxayno, ee bal ku noqo menu ga diyaarintiisa mar labaad yaaqee.

 

p.s. BOB listen to KK ee fiir fiirsiga iska daaf, istaqfurAllah badso. icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this