gooni

Ufayn Puntland

Recommended Posts

gooni   

Biyuhu waa nolosha qudheeda maamul tuubo alxami waayay, yaan wax wayn laga sugin, isku tashada ilaahayna tawakala reer ufayn.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
12 hours ago, gooni said:

Biyuhu waa nolosha qudheeda maamul tuubo alxami waayay, yaan wax wayn laga sugin, isku tashada ilaahayna tawakala reer ufayn.

 

Mushkilad kasta oo timaada,  ma debed iyo NGO baynu baryi! Xitaa magaalooyin dhib aad u fudud oo NGO lalasugi baa arki.

MEEL kasta oo Somalia ka mid ah, mushkilad ka jirta, hadaad Kamerad ku qabato,  waxa ay ku oran macaawino debed ah Hanala soo gaadho,  iyagoo dalab u diri, NGOs, UN, islaamka iwm.

Iskaa wax u qabso ee ay biloowday Dawladii Siyaad 1970skii macnahaha ugu wayni wax dhisid ma'ahayn, ee waxa uu ahaa kalsoonid dhisid shacabka maskaxdooda, in 9 bilood Bini Adamku kuwa dhashay. 

Waxa mar hore halka ka sheegay, 100 jaamacadood oo wada qooto qooto u badan laga furay, laakin meelaha technical xirfad lagu barto jirin, taaso ah baahida ugu badan wadanka, xitaa daaraha dhaadheer Mogadishu, Kenya laga keenay fuundhiga dhisa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Maakhir

Waan kugu raacsanahay 100% dadku markuu wax isku dayo ma khasaaro ugu yaraan khibrad bay helaan.

Bacaad celintii shalaanbood ilaa maanta waa la dugsadaa  geedka tiinka dhegtiisa yaa bacaad laga dhex taagay, waa wax aad u sahlan aadna u faa'iido badan.

Reer barigu dad jilicsan ma'ahan waa xalaal quudato hadaad doonayso inaad dulmiga aduunyada taal ka fogaato buurahaas iska fuul, laakiin geed ha isku tiirin dad baa leh oo xabag ka gurta.

Mushkilada maamulka puntland yaa dadka been u sheegay waxay is leeyihiin maamul dekad dhisaya tuubo ma alaxami waayin.

13 hours ago, Tillamook said:

Lol 😆 

Quule Cune, the noose is slowly tightening around  your neck, eh? Lol

 

Intuu farmaajo joogo tuubo lama alxami karo miyuu leeyahay adeer deni?

Share this post


Link to post
Share on other sites
12 hours ago, maakhiri1 said:

Mushkilad kasta oo timaada,  ma debed iyo NGO baynu baryi! Xitaa magaalooyin dhib aad u fudud oo NGO lalasugi baa arki.

MEEL kasta oo Somalia ka mid ah, mushkilad ka jirta, hadaad Kamerad ku qabato,  waxa ay ku oran macaawino debed ah Hanala soo gaadho,  iyagoo dalab u diri, NGOs, UN, islaamka iwm.

Iskaa wax u qabso ee ay biloowday Dawladii Siyaad 1970skii macnahaha ugu wayni wax dhisid ma'ahayn, ee waxa uu ahaa kalsoonid dhisid shacabka maskaxdooda, in 9 bilood Bini Adamku kuwa dhashay. 

Waxa mar hore halka ka sheegay, 100 jaamacadood oo wada qooto qooto u badan laga furay, laakin meelaha technical xirfad lagu barto jirin, taaso ah baahida ugu badan wadanka, xitaa daaraha dhaadheer Mogadishu, Kenya laga keenay fuundhiga dhisa!!

Dhaqankii badalmay wixii ka dambeeye 1991 ayee ka mid tahay. Gacan taagid baryo ah iyo tuugsasho aanan dhamaaneynin. Dadkii beerahooda fashaan ma rabaan, malaay dabtaan ma rabaan, xoolahooda raacaan ma rabaan. Hay'ad iyo qaraabo dibad joogo waxee soo diraan lagu noolaado la iska rabaa ilaa aakhiro samaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.