Suldaanka

Abiye Ahmed "Waxaan heshiis ku gaadhnay in laba dal la mideeyo, khayraadka ku jira ka wada faa'iidaysano"

Recommended Posts

Faisal Roobleh's take:

June 9, 2020

Sirta R/W Abiy Sheegay Dadweynaha Soomaaliyeed ma Ogyihiin?

Ku: Madaxweyn Maxamed C. Farmajo

Ku: R/W Xasan Cali Khyre

Ku: Godoomiyaha Aqalka Sare: Abdi Xaashi

Ku: Afhayenka Barlamaanka, Maxamed Mursal Sheekh

Ku: Golaha Wasiirada ee Soomali Federal Republic

Ku: Madaxweynayaasha Dawladaha Federalka Soomaaliya

Ogaysis: Umada Soomaaliyeed

Codsi: Turjumaad ku Aadan Hadalka R/W Abiy Ahmed

Mudanayaal,

Waxaan Shalay barti aan ku leeyahay facebook soo dhigay muuqaal uu R/W Itoobiya, Dr. Abiy Axmed, kaga waramayo wada hadaladii uu la yeesha madaxda ugu sareysa ee Soomaaliya mudo labo sano ka hor (June 16, 2018). Marna madaxda Soomaalidu la ma qaybsan umdda nuxurka arimahaas. Waxa hadaba igu waajib ah in aan umada Soomaaliyeed u turjumo sida ugu haboon. Shaqsi ahaan xil umadeed ayaa iga saaran.

Cajalkii muuqaal ah oo dhamaystiran ayaan halka idinkula wadaagayaa aniga oo sida ugu haboon u turjumay. Dr. Abiy oo Af-axmar ku hadlaya wax uu yidhii sidan:

1. “Maalin badhkeed waxaan wada hadal rajo weyn mujina (tasfa saji) la yeeshay Madaxweynaha iyo Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Afhayeenka iyo Golha Wasiirada oo dhan (adaqaalay cabinet).”

2. “Waxaan hordhigay oonu kawada hadalnay sidii loo heli lahaa isku soo dhoweyn umaddaheena iyo isdhexgal dhab ah (Unatanya integration).”

3. “Waxaan kala hadlay sidaan u helilahay midnimo (wadhe andhinet maganyet) ee labada dal.”

4. “Waxaan ku heshhinayna waa wax rajo nagalinaya. Xiliga dhaow waa in aan Regional Integration buuxa helnaa. Xiliga fogna waa in an hal dal ama dal kaliya noqonaa.”

5. “Iyaguna ijaarka bada weligoodba ku ma ceeshi karaan, inaguna bun aan gadno kuma noolaan karono. Waa in aan dadka u diyaarinaaa isku dar (madamer) labada wadan si mid loo noqdo.” Halka aynu hada kala qoqobanahay waa in aynu noqonaa sida Dubai iyo Mareykanka oo kale.”

6. “Somaliya waxay ku taalaa meel istiraatejiyad ah, hase ahaatee maalintii hal marka kuma so xidho oo wey iska madhantahay, biyaha badana lama cabi karo. Anakuna waxaan la kobci la’nahay waa la haanshe la’aanta mariin badeed. Taasaana ilaa xili dheer caqabad nagu ahayd (itoobiya ahaan).”

Arintani waxay u taalaa umada adiguna sii fidi.

Halkan riix si aad muuqaalka u daawato

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Walaalayaal sii faafiya arrintaas si dadka soomaaliya leh u baraarugaan.

Walaalkiin Mudane Faysal Rooble.😁

Dadka soomaaliya leh oo uu aqoonyahanku la hadlayo xagay joogaan?

Ma soomaalida jubaland baa? Ma hir-shabeelaa? Ma kuwa puntland baa? Ma snm baa? Ma reer muqdishaa? Ma Onlf baa?

Su'aalahaas wuxuu nooga jawaabi lahaa aqoonyahanku markuu asagu wadaniyad leeyahay ama ugu yaraan uu halgankii meel noogu sheego.

Laakiin hadda wuxuu la hadlayo waa sheekh shariif iyo CC shakuur, ayagaana looga fadhiyaa inay dhulka iyo badda soomaaliyeed noo ilaaliyaan.
 

Share this post


Link to post
Share on other sites

African useless time wasting propaganda.

What happened to unity with Eritrea?

What happened unity with Kenya?

What happened to integration with Djibouti owning corporations together?


Eritrea:
70% of the population of Eritrea and 15% of the population of Ethiopia is the same
Eritrea has ports Ethiopia has farm lands and other resources
Conflict is one generation, short term affair
One regime in Eritrea can decide everything
Language root communality is more than 90 percent

Somalia:
Only 100% of Somalia and 7% of Ethiopia are the same people
Conflict is at least a century old
There are too many forces and any dealing with Ethiopia is always source of suspicion.

Kenya:
Only 8% Somali and 1.5% Oromo are common people with 48-50 (Oromo+Somali)Percent of Ethiopia
Never had communality of dominant tribes between both countries
No Language communality since Somali is not yet formal used language in Kenya.
Ports are all too far

Djibouti:

Shared population with Etyhiopia
100 percent infrustructure ready
Two countries or societies never had any animosity even under colonialism





Share this post


Link to post
Share on other sites

Eritrea conflict with Ethiopia is longer then one generation its from 1960 to 1991. And from 1998 till 2018. And it can restart any moment again.  And it probably had conflict in the middle ages to. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.