Saalax

Arbitrary arrests of civilians in Somaliland region thread

Recommended Posts

Good stuff keep them qadaad weyn locked up not a single tear from the people of Somaliland these social media cats are open enemy of Somaliland ku jira xabsigs liinti ba lo qooshaya tan indhaha yaryar leh. Let them keep crying 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Lol this Tiktokers realised to get famous they need to go to Hargeisa and poke Muse Biixi in the nose 😀 . 
 

Somaliland police need Al Shabaab to get busy. It seems they really do not have anything to do and bored to their teeth.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   
On 7/22/2022 at 12:15 AM, Samafal said:

Naftii baa kaa dhacday saad difaac ugu jirtay 😂😂😂
 

Somaliland officials have no jobs if they are investing their time listening to cantarabaqash by randomTiktokers!! War nimanka meesha wax kuma hayaan waa ku qayilaan miyaa??

Tiktokers, facebookers, YouTubers, kuli wa target. Laakin waxa ka baad baaday Snapchatters, sawirka ayee masaxaan 😂 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Arafaat   
4 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Good stuff keep them qadaad weyn locked up not a single tear from the people of Somaliland these social media cats are open enemy of Somaliland ku jira xabsigs liinti ba lo qooshaya tan indhaha yaryar leh. Let them keep crying 

Xaaji, have you even listened to the video. Had nothing to do with politics, ciyaalka bashaal ayaa loo xidhay. Cadoowga dalka maha. 😂 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dibadbaxayaashii lagu xiray Somaliland oo cuntada ka soomay

Wararka naga soo gaaraya Somaliland ayaa sheegaya in weli ay taagan tahay xiisadda u dhexeyso mucaaradka & xukuumadda, kuwaas oo hawada isku marinayo hadallo kul-kulul oo uga sii daraya xiisadda siyaasadeed ee Somaliland.

Xoghayaha arimaha gudaha ee Xisbiga Waddani, Mudane Maxamed Faarax Cabdi oo la hadlay warbaahinta ayaa ka hadlay xaaladda ay ku sugan yihiin dadkii dhowaan lagu xir-xiray dibad-baxyadii rabshadaha watay ee ka dhacay magaalooyinka Somaliland.

Wuxuu tilmaamay in dadkaasi illaa iyo hadda aan la soo taagin wax maxkamad ah, isla-markaana ay ku xiran yihiin sifo sharci darro ah.

“Maxaabiistaa Baki sharci darro ayey ku xiran yihiin waa kow, bishii 10-keedi ayaa la xiray nimankaas illaa iyo hadda wax maxkamad ah lama keenin waxaa ku tusineysaa ku tumashada sharciga inta qof la’iska qabsado halkaas lagu xiro,” ayuu yiri xoghayuhu.

Maxamed Faarax ayaa shaaca ka qaaday in sidoo kale qaar ka mid ah dibad-baxayaasha xiran ay hadda ka soomeen cuntada, gaar ahaa kuwii lagu xiray degmada Baki, halka kuwa kalena ay ku xanuunsanayaan gudaha xabsiga, sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale wuxuu ugu baaqay xukuumadda iyo ciidamada Booliska inay xorriyaddooda dib ugu soo celiyaan dadkaasi, maadaama ay xiran yihiin dhowr iyo 10 cisho.

“Waxaa la soo sheegayaa inay cuntadii ka soomeen, waxaa la soo sheegayaa in ay qaar xanuunsanayaan sabab loo geeyey xitaa ayada oo jeelashii Hargeysa buuxin may oolin, marka waxaan ku baaqeynaa in si deg deg ah xuriyaddood dib loogu soo celiyo,” ayuu yiri.

Somaliland ayaa haatan wajaheyso xaalad cakiran, taas oo ka dhalatay muranka ka dhashay doorashada ee u dhexeeya xisbiyada mucaaradka iyo xukuumadda Biixi.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.