Saalax

Arbitrary arrests of civilians in Somaliland region thread

Recommended Posts

More poor Soomaali citizens abused in Muuse Muqayil's marfish:

Sirdoonka Somaliland oo xabsiga dhigay Milkiilaha Astaan TV

Ciidamada Somaliland ayaa xalay xabsiga dhigay Milkiilaha guud ee Astaan TV Cabdi Manaan Yuusuf, iyadoo laga qabtay magaalada Hargeysa.

Sida wararku sheegayaan, ciidamo ka tirsan sirdoonka Somaliland ayaa la sheegay iney Hoteelkii uu deganaa kala baxeen ninkan oo ah ganacsade dhalinyaro ah.

Si dhab ah looma oga sababta rasmiga ah ee ka danbeysa xarigiisa, waxaase socda dadaalo lagu sii deynayo oo ay wadaan xubno kamid ah ururka Solja ee suxufiyiinta Somaliland.

Mr. Manaan waxa uu Hargeysa u tegay howlo la xiriira xarunta Astaan TV ee Somaliland, iyadoo aaney wali jirin wax war ah oo Somaliland ka soo saartay xariga mas’uulkan.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 6/10/2020 at 11:46 AM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

There are many, many more innocent folks arbitrary jailed and languishing in Muuse Muqayil's illegal jails in Waqooyiga. Cross abuse of xuquuqul aadanaha's right.

What is the central government going to do about this gross injustice that is frequent in that part of the country, sir?

No wonder the innocent people are leaving in their droves to Mogadishu.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gabadh Hargeysa loogu xiray Calanka Soomaaliya dartii

Marwo Degan Miiraash oo ah Hooyo dhashay afar caruur ah ayaa isbuucii labaad ku xidhan Saldhiga dhexe ee  Magaalada Hargeysa, waxaana loo haystaa in ay qolka hurdada ee gurigeeda ku sharaxatay Calanka Soomaaliya .

Degan ayaa qolkeeda hurdada ku gogoshay calanka Soomaaliya kadibna sawiro ka qaaday oo ku faafisay baraha bulshada.

Muuqaal Degan Miiraash  kasoo duubtay gudaha jeelka ayaa ku sheegtay inay markasta ku celcelin doonto Soomaaliya  Hanoolaato oo aysan jirin cid wax ka qaadaysa.

Marwa Degan oo ah gabadha  ka soo jeeda Gobolka Awdal ayaa waxaa lagu eedeyay in ay qaran dumistahay, dhaawacna u gaysanayso jiritaanka Somaliland sida ay iyadu sheegtay.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is impossible to arrest the idea of Somaliwayn, sooner or later Somalia will be united, strong and prosporose insha'allah. Let us open GoFund for the Somali lady arrested in Hargaysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Excellent news  symbols belonging to the enemy country next to us should be forbidden. Maybe Somaliland should pass a law and enshrine it in the constitution. 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

When jaad-induced, drug-addicted powerless dudes like Muuse Muqayil thinks he has power, abuses like this happen:

Screenshot-20200806-095119.jpg

Omg

Shows how weak their argument is

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites

In addition to the famous 'liinta', these people need to be hurt on the pocket too with a hefty fine or personal property confiscated and auctioning it out to recoup the fine.  That will teach a lesson they won't forget. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.