Suldaanka

Faisal Cali Waraabe speaks about goings on in Mogadishu and Djibouti

Recommended Posts

gooni   

Faa'iido nooguma jirto khaas ahaan iyo gaar ahaan inaan taariikh snm caruurta u qurxisay ku haraadno.

Labo midkood snm taariikh haka dhigato waa talo nin wayn.

Waa nala laayay, oo waa kuwaas lafaheenii, ilaahay xagiisa unbaan ka noolahay inta naga hartay.

Waan guulaysanay oo kuwaas lafihii faqashta waana iska xoraynay.

Labadaas wixii kasoo hara waa lagu wareerayaa meel loo raacana lama yaqaan.

Waligeed ciidan snm leedahay iyo urur ciidamadii soomaaliya ah meel la yaqaan isagama hor imaan.

Waydiiya mujaahid aan qayilin.

Dhuumaalaysi iyo qoraxdu ha dhacdo buu ahaa dagaalka snm ilaa koonfurta dhacday.

Snm waxay xasuuqday is dhex yaacii labo qaxooti, wayna imaan maalin lagala xisaabtamo insha-allah.

Qaxootigii degenaa boorame agteeda oo oromo musliimiina ahaa, ayagoo ku raali gelinaya master'kooda mingiste iyo rajiimkii Ethiopia.

Iyo qaxootigii somali galbeed oo walaalkeen suldaan janjawiid ugu yeeray. 

Waa lafahaas waxa ilaa iyo maanta banaanka yaala si ay aqoonsiga uga qayb qaataan.


 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hadanay SNM jirin afweyne ba Ciidanka 26  two third of the army umuusan direen. SOMALILAND.  Dagaal ku 1988 bu bilaa may not 1991.  Gooni imika wuxu Lee yahay afweyne shacab ma dilin. Oo dadki Hargeysa ku dhintay ilmaadeeraday Bay ahayeen oo  reer qabridhahare ah. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
11 hours ago, gooni said:

Waligeed ciidan snm leedahay iyo urur ciidamadii soomaaliya ah meel la yaqaan isagama hor imaan.

kkk

Awoowe, dhalada khamriga ah iska yaree. Kolay maan dooriye ayaa ku nasakhee. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xaaji

Qaybtii 26,aad 21,aad 54,aad 60,aad

Wa qaybihii ciidanka soomaaliya ugu qaybsanaa gobolada 
60aad waa koonfurta
21aad waa gobolada dhexe
54 aad waa gobalada bari
26 aad waa waqooyi

Qaybta ciidanku waa sadex gaas oo laysku daray. 
Gaaskuna waa sadex guuto

Qaybtu waxay noqon kartaa ilaa dhawr iyo toban kun.

Waqooyigu waxba kama duwanayn qaybaha kale marka laga reebo difaaca cirka oo aad loo xoojiyay dagaaladii Ethiopia iyo ayadoo ahayd caasimadii 2aad ee soomaliya. 

Laakiin markay snm doonayso inay na barto mujaahidiintooda bir-jeexaa bay wax wayn ka dhigaan Q26aad.

Ciidaankaas sidaa u haybaysnaa wuxuu lahaa sirdoon ciidan oo aad u xoog badan.
Wuxuu kaloo lahaa policemilatery edaabtiisa iyo dhaqankiisa ilaaliya.

Dagaaladii koonfurtu waxay saamaysay ciidamadii oo dhan meel kasta ha joogeen 

Waxay kala raaceen qabiiladoodii iyo goboladoodii

Waligaa ma maqashay xero ciidan oo snm la wareegtay askartiina maxbuus u noqdeen?

Ma dhicin ayagoo hubkooda wata bay hor mareen.

Arrinta kaliya oo snm ku caqli badnayd waxay ahayd hunguri kama gelin hubka iyo ciidanka ka guuraya 

Sababtoo ah haday la dagaalami lahaayeen maanta mujaahid la waraysto hargaysa ma joogeen ugu yaraan waa isku dhamaan lahaayeen.

Hadaad caruur tihiin iska dhaafa dagaalada iyo cuqdada oo naftiina diintiina iyo dalkiina anfaca.

Hadaad dad waa wayn tihiina ciyaalka cuqdada hanaga barina oo ilaahay ka baqa.


 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hada gooni ma wuxu inaleeyahay

 Ciidanki Somali Republic eeh Inta leeks. Isaga is burburiyey oo  wu iska burburayv with no rebel movement. Ma ciidan iyo dal iska Jira aya iska burbura bila cause. Bal ninkani wuxu ku sheekenayo ila eega. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
8 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

Hada gooni ma wuxu inaleeyahay

 Ciidanki Somali Republic eeh Inta leeks. Isaga is burburiyey oo  wu iska burburayv with no rebel movement. Ma ciidan iyo dal iska Jira aya iska burbura bila cause. Bal ninkani wuxu ku sheekenayo ila eega. 

Haa walaale waa sidaad u sheegtay qosolka kaliya ka reeb.

Ciidanku asagaa iska bur buray waxayna ku kala biireen qabiiladoodii intii dagaalada sokeeye ku dhimatay mooyee, wixii soo haray ayagoon guno hawl-gab qaadan oo duqoobay bay meel kasta ku noolyihiin warayso.

Ma jirto ciidan iyo maxaabiis snm gacantooda galay intaan ogahay

Wixii dhicidii xamar ka dambaysay magacyada mujaahidiintu way bateen xoriyadiina way dhalatay dadkuna ayagoo fadhiya bay wax badan qoreen waa intaas casharka beenta ah oo caruurta loo dhigo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
13 hours ago, TRO - AJT said:

@gooni, i'm awaiting your sources that I asked for earlier.

My dear do you read Somali language?

The best sources is truth and will not make you happy.

If you see someone his father died that war, before you wipe his tears. ask him, did his fother killed someone?

Sure he will say no. because nobody likes to be son of the killer we are all innocent.

Civil  war no winners or losers but snm must stop crying as soon as they can 

The tutsi are leaders of the nation today and move on, they don't separated their country.
Do you know the reasons?

Because they have a real history not the one you looking for.


 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.