Suldaanka

Beel sheegtay ciidamo calooshood u shaqaystayaal ah inay diyaariyeen...

Recommended Posts

This is hilarious. :D But I commend the ingenuity. 

Beel ka mid ah beelaha dega Bariga Sanaag ayaa diyaarisay ciidamo calooshooda u soo shaqotagay. 

General Nuux Taani, Cheif of Somaliland Army, cut off funding for the local clan melitia in Badhan late last year. He said at the time,  Somaliland was not getting the bang for their dollars. 

Could this new melitia be advertising themselves to Somaliland? Surely the girls in the video have mentioned in their traditional Buraanbur song Somaliland's Sanaag governor Mr. Tiimbaro.:D 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Suldaanka,

Why you calling them mercernaries?

They are typical " Meleeshiyo Beeleed" that want to be noticed. It is the only way to play ball in the tribal homelands. This community stretches from Bari region to Mudug all the way to Galgaduud, Hiiraan and Lower Shabbelle.

Share this post


Link to post
Share on other sites
16 minutes ago, galbeedi said:

Suldaanka,

Why you calling them mercernaries?

They are typical " Meleeshiyo Beeleed" that want to be noticed. It is the only way to play ball in the tribal homelands. This community stretches from Bari region to Mudug all the way to Galgaduud, Hiiraan and Lower Shabbelle.

They do and waiting for one man one vote 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

THe most hated word among Somali clans is election. It will expose the false numbers and their hubris. 

Nabad Iyo Nolol had declared their own party, and they are confident if one man one vote comes to on the top.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 6/3/2020 at 2:54 PM, galbeedi said:

Suldaanka,

Why you calling them mercernaries?

They are typical " Meleeshiyo Beeleed" that want to be noticed. It is the only way to play ball in the tribal homelands. This community stretches from Bari region to Mudug all the way to Galgaduud, Hiiraan and Lower Shabbelle.

LOL

That is true. Other clans do deals behind the curtins. It seems they are new to the game. :D

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, cadnaan1 said:

Beeshan xagee galaan daaroodka cusub miyaa 

Surre, Dir.

Original Dir, not the fakes under 4.5, and have been scammed ,under the heavily germanderred 4.5 in Arte, remember in Omar Gulle screwed the real Dir, they are under represented and get less seats  than Issa who doesn't exist in Somalia anymore .

And how in the world duriyadda from Hashemite   family  and don't believe this got seats here!😄

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Magacaan beeshe dhexe yaa lagu badiyay asal ahaan berigii ina cigaal wasiirka koowaad iyo musuq maasuqa laysku dooran jiray.

Jabuuti ilaa qoryeelay ilaa saylac burco ilaa gabiley maroodi jeex ilaa boorame ilaa maashaa-alaah.

Balse xaqiiqdu sidaa ma'ahan waa khariidad siyaasadeed oo aad u wanaagsan dhaqanka soomaalida beelaha yar looma ogola inay goonidooda u istaagaan ama waxay ka dhigaan .5 waa dhaqan hore oo jaahilaydii kasoo jeeda.

Faa'iidada meeshaan ku jirta waxay tahay beel yar oo aan iskeed u istaagi karin yaa meel ay ku istaagto loo helay tii lagu darayna macnawi ahaan waa sii hagaagaysaa.

Social mediaha yaan waxaan ku arkay in badan jiil dhalin yaro ah oo qabyaaladdu madax martay oo sax ahaan u aaminay beelihii lagu daray sida beesha dhexe iyo usc.

Aragtidayda waa arin lagu farxo runtii maalin waxaa imaan doonta kuligeen aan isku darsami doono.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, gooni said:

Magacaan beeshe dhexe yaa lagu badiyay asal ahaan berigii ina cigaal wasiirka koowaad iyo musuq maasuqa laysku dooran jiray.

Jabuuti ilaa qoryeelay ilaa saylac burco ilaa gabiley maroodi jeex ilaa boorame ilaa maashaa-alaah.

Balse xaqiiqdu sidaa ma'ahan waa khariidad siyaasadeed oo aad u wanaagsan dhaqanka soomaalida beelaha yar looma ogola inay goonidooda u istaagaan ama waxay ka dhigaan .5 waa dhaqan hore oo jaahilaydii kasoo jeeda.

Faa'iidada meeshaan ku jirta waxay tahay beel yar oo aan iskeed u istaagi karin yaa meel ay ku istaagto loo helay tii lagu darayna macnawi ahaan waa sii hagaagaysaa.

Social mediaha yaan waxaan ku arkay in badan jiil dhalin yaro ah oo qabyaaladdu madax martay oo sax ahaan u aaminay beelihii lagu daray sida beesha dhexe iyo usc.

Aragtidayda waa arin lagu farxo runtii maalin waxaa imaan doonta kuligeen aan isku darsami doono.

 

Horta abkay musuqmaasuq reer Koonfur ayaa u aabo ah oo umadda Soomaaliyeed ka baratay.

 1960kii midowgii ay Somaliland la midoodbay koonfurta ayaa horta ugu horaysay dhaqan xun oo dhan.  

Ileen waa dad Mafia Talyaani soo taba-baray, reer Somaliland waxay ku indho dilaacsadeen Doorashadii 1961ka ee Referendumka. Tuulada la yidha WanlaWayn ayaa ka dad badatay dhamaan goboladda Somaliland kolka la isku wada daro. Waxay ahayd indho kala qaad iyo wake up call. 

Mida kale waxaad sheegtay in qabiiladdu kala tiro badanyihiin, laakin wax daliil ah ama raadraac ah oo aad soo xigatay ma jirto. Waa iska sheekodii suuqa ee waxma-garatadu gidaaradda la fadhiisanjirtay. Hadii aad niyadda ku dhisanaysid waa halkeeda, laakin hadii aad rag la soo hor fadhiisanayso waxaa oo kale, waa inaad hubkeedii aad ku difaaci lahayd haysataa.

Hadii aanad haynin tirakoob aad soo xigan karto, waxa at least ugu yaraan lala shir yimaadaa waa wax cilmi ku dhisan ama la verify/cadayn/taaban karo.

Beesha Direed maha beel yar. Sida malaha lagaa dhaadhiciyay. Waa beel aad u balaadhan. Waxay degaan ahaan degta laba magaalo oo dadkeedu aad u tiro badanyay waa magaaladda Djibouti, DireDhaba, Borama. 

Beesha Dhexe magaladda Hargeisa oo ah magaladda labaad ee ugu wayn umada Afka Somaliga ku hadasha ayay kali-deed degtaa. 

Hadii aan macluumaad kula yara wadaago

Mogadishu waxay ku fadhidaa 140 sq km

Hargeisa waxay ku fadhidaa 110 sq km

Magaaldda Djibouti waxay ku fadhidaa 50 sq km

Magaaladda Burco waa 30 sq km

Bal aan soo yara qaato magaalooyinka aad niyadda ku haysid

Bosaso = 15 sq km

Garowe = 12 sq km

Galkayo  (Magaalo qabiilo badan degaan) =18 sq km

Kismayo (Magaalado qabiilo  badan degaan) = 12 sq km

 

Ninkii magaalo wayn ayaa tiro badan, inta laga helaayo tiro koob rasmi ah.  :D 

 

FG:

Beenaale markhaatigiisa ayuu fogeeya, adiga ayaa soo heli kara macluumadka aad kor kuula wadaagay webste tag.

ZOOM.EARTH

High-resolution satellite maps of the Earth, updated in near real-time. Explore recent images of property, storms, wildfires and more.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Walaale suldaan.
Qabiilku wax xun ma'ahan hadii dad caqiido iyo caqli leh isticmaalaan.

Waan kugu raacsanahay in reer waqooyigu ay ku yarayd wax is daba marintu markii loo fiiriyo koonfurta.

Mawduucu halkaa ma'ahan.
Reer jabuuti iyo duriyadu isku jufo ma'ahan.

Reer boorame iyo duriyaduna isku jufo ma'ahan.

Hablaha buraanburaya iyo duriyadu shaqo iskuma leh

Biyo maal iyo duriyaddu isma lahan.

Dadkaan waxaa laysugu daray xulafaysi siyaasadeed, doorashooyinkii kacaanka ka horeeyay, laakiin dhalasho ahaan isma galaan.

Intaa miyaad igu diidantahay?

Waaba ka fac wayn yihiin soomaalida kale sida taariikhda iyo marxafka noo taal.

Wiilka ina haashim ah oo duriya loo bixiyay ma dhalan markay ayagu jireen waa qabiilo guun ah oo soo jireena, beel yar oo shalay labisatay abtikooda meelna isagama soo dhacaan.

Hadii la samaynayo taariikh dhalasho oo cusub waxaa fiican inaan soomaalida qaar laga tagin, qaybna laga qaadan wali dad badan baa jira .5 ku dulman.

 
 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Gooni

Anigu waxaan aaminsanay in beelaha magaca 4.5 (4ta ah) inay dhamaan yihiin alliance/xulufo. 

Technology lagu helo Hidde-sidaha (DNA) waxay runtii qaawin doonan dad badan oo been loo sheegay. :D 

Mida habalaha aad sheegtay, runtii waxay aad u shabahaan hablaha reer Beesha Dhexe iyo Direed. Waa arkaysa in dhiig la wadaago kolka laga yimaado afka, dhaqanka iyo dhaqan-dhaaqalaha oo aad isugu dhaw. At least waxay tusaale u tahay inay dadkaa yihiin dad in badan xidhiidh ka dhaxeeyay. :D

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Walaal reer miyigu markii xalaashoodu ka lunto sida geella, ariga, lo'da, iwm. ma taqaan siday u baadi goobaan?

Waxay fiiriyaan dhulka iyo cirka labadaba.

Hagaag dhulka waa la gartay oo waxay ka eegaan raad, maxay cirka ka eegaan?

Cirka waxay ka eegaan "haad" ama gorgor iska daba wareega oo samada fog laga arko, meesha uu ku dhacayo ama ku degayo yaa la beegsadaa waxaad ugu tagaysaa xalaashii intii ka fiigtay ama ka hartay.

Qabiil iyo qabyaaladaysi way isaga kaana qasmeen, waxaan maanta kor taaganahay waa "raq" waxa soo haray in yar oo neef tuuraysa oo aad u daallan.

DNA, waa la joojiyay marka laga reebo arimo kooban dhibkiisa yaa aad u badan qoysas badan baa ku dumay.

Aragtidayda waxaa ila fiican is xulafaysiga DNA'gu waa nasii qasayaa. 

Afartan sano niman isku saxan ahaa oo qayb isku raacay, waa amaano isku raagtay oo dhigmaysa inay is leeyihiin, xaqiiqdiina waan is wada nahay.
 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.