Sign in to follow this  
Deeq A.

In ka badan 10 ruux oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Faahfaahin dheeriya  ayaa kasoo baxaysa shil ka dhashay gaari nooca xamuulka ah xalay mootooyin  badan ku jiiray kaalin shidaal oo ku taalla Isgoyska Howlwadaag ee Gobolka Banaadir.

Goob-joogayaal ayaa laga soo xigtay in gaariga uu marka hore ku socday xawaare uuna ka xakameeyn waayay Darawalkii waday, sidaasin auu ku jiiray mootooyinka.

In ka badan 10 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku geeriyoodeen goobta halka dad kalena dhaawacyo kala duwan ay soo gaareen waxa sidoo kale ka dhashay burbur hantiyeed.

PUNTLAND POST

The post In ka badan 10 ruux oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this