Suldaanka

Hargeisa's street kids

Recommended Posts

Haatu   

Suldaanka and his propaganda. Post one negative post about kids in Xamar, and just for good measure post one positive post about kids in Hargeysa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Ciyaal dawladu koriso, wax barto, gacanta ku hayso, la ilaaliyo caafimaadka maskaxdooda iyo jirkooda, loo sameeyo meelo u gaara oo ay  ku farxaan entertainment.waxaa samayn karay oo qudha kacaankii barakaysnaa.

Waa maxay ubixii kacaanka?

Ubixii kacaanka waa qof kasta oo yaraantiisii kacaankii wax soo baray xataa haduu qoys ladan ka dhashay.

Waxaa la safi jiray Iskoolka hortiisa ayadoo caruurtu nadiif yihiin faqiir iyo qani aan lakala aqoon.

Waxaa la qaadi jiray kow faataxada oo dhiganta oo u dhiganta magaca (allaah).

Labo waxaa la qaadi jiray heesta calanka oo dhiganta (waddan)

Sadex waxaa la qaadi jiray heestii guul-wadaw siyaad oo dhiganta (aabihii umadda)

Waligiin xaqiir hadalkiis ha dhagaysan.

Dhalintii kacaanka waa kuwii dayaca loo diiday sida dhalintii kacaanka ee lafoole oo u badnaa agoon, afgooye iwm.

Laakiin maamuladaan maanta jooga oo mijinta jaadka ah isku haysta ma buuxin karaan kaalin dawladnimo haba yaraatee.

Hadii maalinta ciidda kaliya loo qubeeyo oo funaanad cusub lagu sawiro isla caawa yuu darbigii la gal galan asagoo dhaxamaysan, farxadiisu waa maalinta ciidda gelinkeeda hore.

Hargaysa oo gobolada kale ugu faanta qaran baan nahay iyo aqoonsigii wax yar baa nooga haray, been idiin sheegi maayee waa magaalada ugu darbi jiifka badan ee soomaaliya ku taal maanta.

Waa markii iigu horaysay oo aan ogaado, in nabadda la dayaco ka darbi jiif badan tahay meelaha colaaduhu ka jiraan. 

Gidaarka qudhiisa nabadbaa lagu seexdaa, ee hanalagu aqoosado weeye shacaarka snm aqoonsiga ku doonayso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Haatu said:

Suldaanka and his propaganda. Post one negative post about kids in Xamar, and just for good measure post one positive post about kids in Hargeysa :D

Anukana matata: :D 

it's a coincidence. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, gooni said:

Hargaysa oo gobolada kale ugu faanta qaran baan nahay iyo aqoonsigii wax yar baa nooga haray, been idiin sheegi maayee waa magaalada ugu darbi jiifka badan ee soomaaliya ku taal maanta.

Waa markii iigu horaysay oo aan ogaado, in nabadda la dayaco ka darbi jiif badan tahay meelaha colaaduhu ka jiraan. 

kkk

Hadii aad waraysatid caruurtaa, waxay ka kala yimaadeen dhamaan daafaha deegaanadda Somalida. meeshii colaad iyo dagaal ka jiro xataa duur joogta ayaa isaga cararta. :D 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Darbi-jiif is a demeaning word the Ministry should not be using. These are disadvantaged kids with so much potential if given the opportunity to survive poverty. "carruurta aan qoyska lahayn" or something along these lines would be much better and humane to describe their plight. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.