Suldaanka

Deni Yoga is now the spokesman for Somaliland... "Dawlada Federalku Somaliland faraha ha kala baxdo..."

Recommended Posts

gooni   

Maamuladii puntland oo lagu dhex jiro kaliya yaa kasoo haray weeye hadalkiisu, hadaan tagana snm iga dambayn mayso, ha lays kaashado intaan gabalku dhicin.

Mataano godkooda waa lays le'akaysiyaa.

Aaway goboladii ssc oo laga sugayay inuu xoreeyo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, gooni said:

Maamuladii puntland oo lagu dhex jiro kaliya yaa kasoo haray weeye hadalkiisu, hadaan tagana snm iga dambayn mayso, ha lays kaashado intaan gabalku dhicin.

Mataano godkooda waa lays le'akaysiyaa.

Aaway goboladii ssc oo laga sugayay inuu xoreeyo?

Gooni

Warkaa Deni ka soo yeedhay Somaliland way soo dhawaysay. Kolay anagga iyo Reer Puntland wax dhibaato ah oo naga dhaxaysay ma jiraan, kolka laga reebo gardaradda nimankaa Mjteeniya ee sheegashada goboladda Somaliland ee Sool iyo Sanaag. 

Hadii Deni warkiisu yahay in taageero u baahanyay sida aad u fahantay, dee anagu taageeradda hal shardi ayaa lagu xidhayaa. Somaliland wa diyaar, Ciyaartu waa dhanka Deni. :D 

 

 

99424010_796676127529729_693719683394070

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is a very strange tone of deni. I believe he is being cornered by  bunker govt as galkacyo is burning. I think  if he stops 

 

Claiming  Somaliland territories. Somaliland should  safe him from the cheese fellow. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.