Suldaanka

Ahmed Karaash is a worried man.

Recommended Posts

Ahmed Karaash has worryingly said that he doubting his own security inside the Presidential building. 

This comes after Mr. Karaash told the BBC that he and Deni no longer talk to each other due to simmering power struggle.

Deni recently upped the ante by replacing Ministers that were suspected to be aligned with Karaash. 

HIIRAAN.COM

Axad, May 24, 2020 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in aan la isku halayn Karin amniga madaxtooyada Puntland, kadib markii xilka laga qaaday saraakiishii...

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Mr. Deni waa nin xanaaq dhaw oo dulqaadkiisu yar yahay. 

Wuxuu doonayaa nin markuu soo socdo akhrin kara oo asagu salaanta la doonta, haduu salaanta ridiyana markuu qaboobo albaabka xafiiskiisa tartiib u garaaca asagoo is gaabinaya.

Dhaqan iyo dastuur labaduba waxay ku shaqeeyaan wada tashi iyo towfiiq.

Balse u malayn maayo inuu mr.deni reer ssc dhaqanka zanzibar bari karo.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.