Saalax

Somalia federal government minister carrying aid arrives at Buhoodle airstrip, Togdheer, Somalia

Recommended Posts

Saalax   
6 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

s0237.gif s0237.gif

Muuse Marqaan muxuu qaadi karaa? I guess marqaankiisa iska wataa.

 

This was very calculated marqankii bay kaga ciyaareen odayga. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Riyo ha (Goats) waxa jira kuwo wixii ay arkaanba dabadda ku xoqa. Waxa la yidha way orgoonaysaa... horny goat. :D 

Buuhoodleh waa orgoonaysa. :D 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   
2 hours ago, Suldaanka said:

Riyo ha (Goats) waxa jira kuwo wixii ay arkaanba dabadda ku xoqa. Waxa la yidha way orgoonaysaa... horny goat. :D 

Buuhoodleh waa orgoonaysa. :D 

 

It is interesting that  a man from Gabiley semi-farming community  is treating Buuhoodle community. Somaliland lost the battle of buhodle district, the second largest populated district in Toghdeer, during the Siilaanyo time and they will never try again. They may send some paid local people there and in return this people  send some pictures back to Somaliland media but that is all. With all the assistance that Somaliland receives from around the world, it is still teeth less. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
4 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

"Nimanka yimid waxaan leenahay" maa ka soo hartay cabaadka?

Afmaay markaan camal waxaa la dhahaa ey isdeeri oo Afmaxaa ah yaa isgaaray.

wuxu raba ina deegaankiisa lo diido cawiimaada. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Duufaan said:

It is interesting that  a man from Gabiley semi-farming community  is treating Buuhoodle community. Somaliland lost the battle of buhodle district, the second largest populated district in Toghdeer, during the Siilaanyo time and they will never try again. They may send some paid local people there and in return this people  send some pictures back to Somaliland media but that is all. With all the assistance that Somaliland receives from around the world, it is still teeth less. 

Somaliland can capture Buuhoodle at any given day. The cost vs benefit analysis in terms of political significance, so far Buuhoodle ranked very low.

With Cheeseman's provocations, I read this as Buuhoodle advertising itself to be captured by Somaliland forces. :D 

 Ciidanka Qaranku wuxu fadhiyaa Widh Widh iyo Qori Lugud oo qiyaas u jirta Buuhoodle wax ka yar 30 km. 

Buuhoodle.png.6af84f180ea0b5d83080de4968c4b11a.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Buuhoodle waa meel sadex geesooda oo u baahan inay helaan wax tar badan oo dhan kastaa masha-alaah.

Gobolada SSC iyo dadka degan waa dad aad u muhiima, waana in fiiro fiican oo wax wanaajinaysa loo yeesho.

Waa dad somalinimo iyo cashiiro labadaba ku fiican kuuguna istaagaya.

Mushkiladda ugu wayn waxay ku dhacday markay puntland tolnimo ku raaceen.

Puntland, tolnimo ma taqaan markay dhaqaale iyo hogaan noqoto.

Jawaanka markay jiitaan wixii ka daata kaliya bay ogol yihiin, dhinaca dhaqaalaha iyo wax wada cunka.

Markay hogaan noqotana sadexdaas ilmo maxamud midkii doorķa leh doorta kursigaas aad ku fadhidaana dhulka haku jiidina, su'aalna yaan nala waydiin.


Snm way ka duwantahay ssc cashiiro lama wadaagaan, soomaalina way diideen waxayna u yaqaanaan faqash.

Balse markay jawaanka soo dejiyaan ayagoon jiidan bay waxooda u gooyaan wax wada cun bay leeyihiin.

Waa intaa kaliya waxa ina koore snm'ta xagjirkaa, kasii xagjirsiiyay.

Qoraagu wuxuu ku leeyahay siyaad barre uma qaban waxay puntland u qabatay reer buuhoodle !

Siyaad barre dekad iyo wado dhaxal gal ah yuu reer buuhoodle boosaaso uga dhisay, oo lagu wada liibaanay aaway xaqoodii?

Waxaan ku talin lahaa.
Reer buuhoodle talaal xniinyahooda halaga qaado oo ha lagu duro kuwa kale.

Waligaa meeshaad ku dhalatay yaan beel kuugu talin hadii soomaalinimo la waayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Calaacalka iyo cabaadka ka soo yeeraayo Muuse Marqaanweyne's minions wali ma dhamaan:

Somaliland oo si kulul uga hadashay diyaarad gargaar oo DF ka dejisay Buuhoodle

Xukuumada Somaliland ayaa si kulul uga hadashay Diyaarad siday daawooyin oo dowladda Soomaaliya ka dejisay deegaanka Buuhoodle.

Somaliland ayaa si cad u sheegtay inaysan marnaba raali ka aheyn waxkasta oo siyaasad iyo dano gaar ah ku dhisanba, midaasi oo ay uga jeedo gargaarkii ay DF soo gaarsiisay degmo kamid ah deegaanadeeda inuu ahaa mid siyaasadeysan ee uusan aheyn gargaar bani-aadantinimo

Cabdirashiid Ducaale Qambi, Wasiirka Hawlaha guud iyo Guriyeytna Somaliland oo arrinkaasi ka hadlayay ayaa sidoo kale waxa uu eedeymo culus u jeediyay Siyaasiyiin kasoo jeeda deegaankiisa oo suurtagaliyey in Dowladda Soomaaliya ay Diyaaradaasi ka dejiso Buuhoodle.

“Cudurkan Dunida ku baahaya si siyaasad la’aan ahbuu Adduunku wixii taageero ah iskaga geystay, taas oo macnaheedu yahay inuu adduunka oo dhami u wada gurmado, markaan leeyahay adduunka oo odhan baa iskaga gurmanaya, waxaa la iskugu gurmaday ,oo wax la iskugu tarayey si siyaasad la’aan ah, oo aan wax ku hoos jirin, waxaa jirtay in wakhtigan aynu joognay, in Buhoodle yimaadeen xoogaa dawo ah, oo ku saabsan Coronvirus-kaas oo Dawladda Fadaralka ka timid oo Wasiiro soo raacisay, in la isku gurmado ayaan u arkaa” ayuu yiri Wasiir Qambi.

Wuxuuna intaasi kusii daray “Haddii  Xamar doonayso inay Buhoodle wax tarto, Hay’addaha samafalka ee marka horeba iyaga u keenay ayey soo raacin lahaayeen oo ay dhihi lahaayeen halkaas iyo meelihii kaleba geeye oo Somalidu wey is caawisaa, laakin tani taas may ahayn, waxaa ka muuqata siyaasad oo awalba xaaladooda siyaasadeed ay dhibaatooyin badan lahayd in dhibaatooyin badan ka dhacdo muujiya, taas oo deeganka dhib ku ah”.

“Waxaa jira qoloyo dagaal ogayaal ah oo reer Buhoodle ah oo Xamarna jooga oo had iyo goor wuxuu la carqaladayo ka shaqeeya oo ka dhigaya inay dadka wax u qabanayaan, haddii Dawladda Fadaralka ahi Buhoodle wax siinaysay Diyaarad bay soo saari lahayd, Odayashaa ayey odhan lahayd kala dega, wixii wax tar ah umadda wax loo baahan yahay weeye, wixii siyaasadi ku jirto ama dabada ku hayso dawlad siyaasadaynaysa waanu is hor taagayna, waana ka soo hor jeedna, waxna waanu ka muujinaynaa”.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.