qorane

Idaajaa recounts the end days of Somalia’s last dictator.

Recommended Posts

Italy, UAE and Egypt all rejected his request for asylum. You can actually feel the desperation, going through the phone books... :D

 This is gold. So Idaajaa has confirmed what was open secret that the original looters were Afwayne's clan. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Siyaad barre allaha u naxariisto waa madaxweynaha kaliya oo soomaali ka samri wayday.

Sinaan, cadaalad, horumar, sharaf iyo magac, intaba ayagoon jeebkiisa kala bixin bay aaseen.

Shimbiraha tukaha ugu aqli badan asaguna maalinkii uu dhintay buu codkiisii badelay.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Xaaji
Jaahil ma'ahayn, ninkii ilaa lowyo cado, cirifka bari ugu dambeeya, ilaa raas-kanboni, in sharciga iyo dalku mid ahaado, dadka maamulayana kala beel ahaadaan 21 sano nagusoo maamulayay.

CV'ga ugu fiican oo aan cid kastaa heli karin waa lasoo shaqayntii kacaankii barakaysnaa.

Ka bilaw adeero biixi iyo xusbiyada gooni-goosadkaa.

Aaway intii ka dambaysay dadkii wax bartay?, afar digaaga laguma halayn karo.

Waan soo halganay qof aan wax barnay oo magac dal la yaqaano leh gacantiisa kor uma taagi karno  30 sano weeyaan jaahilnimada dhabtaa.

Ilaa iyo iminka siyaad barre sadaqo jaariya, baa meel kasta uga socota xataa snm'ta caqliga leh way u duceeyaan anaa la kulma maalin kasta.

Waxaa la waydiiyay siyaad barre, beri hore quruxda dhismaha nairobi iyo muqdisho farqiga u dhaxeeya iyo sababta

Wuxuu ku jawaabay muqdisho anagaa iska leh, jawaab kale ma bixin.

Macnaha ku jira waa guri nin kale dhistay ha isku hor sawirin isku tasho.

Opo
Morgan haduu siyaad barre godkii kasoo saaray kubeertadiisa sharafta badan hadii wax kasoo hareen la huwo, intaas naf ka dhigo mar hadii la waayay wax cabdille xasan ka dambeeya.


 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.