Saalax

Prominent former SNM member passes away

Recommended Posts

Ina lilaahi waa ina ilayhi raajicuun. Ilaahay qabriga ha u waasiciyo mujaahid Xassan Gurre Jaamac.

Xassan Guure Jaamac waa ragga faro ku tiriska ah ee siyaasadda xayn daabka ka ilaalin jiray. Wuxu ahaa dadka meel dhexaadka ah (moderate) mar walba maslaxadda guud ka talin jiray, isku keeni jiray dadka kala aragtida duwan. 

Wuxu kaloo ahaa hogaamiyaashi SNM ciidanmada front lineka hogaamin jirtay. Wuxu guulo waawayn ka soo hooyay dagaalo farabadan oo ciidan u hoogaminaya ku qaadeen ciidanki Maxamed Siyad Barrre. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Allaha u naxariisto kaliya u daaya marxuumka qoyskiisiina samir haka siiyo.

Mujaahidnimo sharuudo badan bay leedahay mid ka midana snm kuma sifoobin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.